Home » 5:07 am
Entries posted on “December, 2013”
Hargeysa:24-Dec-2013(SDN)-Xisbiga Talada Somaliland Haya ee Kulmiye ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Guddida Daadihin doonta qabanqaabada iyo Isku Duba-ridka Shirweynihiisa oo markii hore loo ballansanaa maalinta Berri ah. Xisbiga ayaa muddo dheer oo uu markii hore haystay awoodi kari waayey inuu soo saaro Guddi laga raali yahay oo hawshaas qabata, waxana ay taasi keentay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 24.Dec 2013 (SDN)- Hal qof ayaa ku dhintay, 2 kalena way ku dhaawacmeen mudaaharaad ka dhacay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Koox dhallinyaro ah oo la sheegay in ay ka gadoodsan yihiin beddelka taliyihii qeybta booliska ee gobolka Togdheer, gaashaanle Dhexe Axmed Xasan Cabdiraxmaan (Axmed Ilkacase) ayaa taayerro ku gubay qaar ka tirsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda cadaalada JSL MD Xuseen Axmed Caydiid ayaa ka qeyb galay xaflad lagu aasaasayay urur Dhalinyaro oo ka shaqayn doona Adeegayada Arimaha Bulshada ee Degmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargaysa. Ururkaas dhalinayaro oo loo bixiyay [ National Youth Devolopment Organisation] ayaa waxa xafladii loo qabtay kazoo qeyb galay xildhibaano ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24Dec13 (SD) waxa caawa dhalinyaro godoodsan aad ku arkaysay wadada u dhaxaysa Tiyaatarka in la filayo Rabshado hor leh oo ku dhex dhaco dhilinta xaafada oo ka socda mulkiilihii hore u dhisey Dhismaha Tiyaayarka Hargeysa, iyo ciidamo Booliska ah oo la dul dhigay ayaa ka bilaabmey bogcada dhismaha Tiyaatarka Caasimada Hargeysa, taas oo xiligan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, December 23, 2013…… The Turkish Prime Minister His Excellency Recep Tayyip Erdoğan sent congratulation cable to His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed on his appointment as the Prime Minister of the federal republic of Somalia. In a letter to Dr. Abdiweli Sh. Ahmed, the Prime Minster extended his warm congratulation and hoped the two countries […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Afeef ” waan afeefanayaa eedi ha iga hadhee” Kasmo baadhistani waa mid daba-socota, mid hore oo aan qoray, halku dhigeeduna uu ahaa BEESHA DHEXE IYO INTA KALE, waa mid tan iyo habeenkii ay maankayga ku soo dhacday, waxa iga guuxayay halkeed ka bilawdaa, iyo sidee u sigib-tirtaa, aniga oo maanka ku haya, xanafta iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cape Town – A Nyanga boy was shot and wounded a day before his seventh birthday after a stone was thrown at a Somali spaza shop whose shopkeepers say they thought they were under attack. Kwanele Mbele was shot in the back on Saturday while playing with his cousins outside his grandmother’s home in Nyanga. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumadda talada haysa ee xisbiga Kulmiye ku eedeeyey kooxo is dhex-yaacaya oo mid walba awoodo gaar ah leeyahay, kaas oo sheegay inaanay jirin cid lagala xisaabtamaa xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo. Faysal Cali Xuseen waxa uu madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 23.Dec 2013 (SDN)- Danjiraha ururka Midawga Africa u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Max’ed Saalax Annadifi oo war saxaafadeed uu soo saaray waxaa uu ku raali galin kaga bixiyay shil mid ka mid ah gadiidka ciidamada AMISOM ku galeen agagaarka Bangiga dhexe ee magaalada Muqdisho Sadex cisho ka hor. War saxaafadeedkaan waxaa uu danjiruhu ku sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 23.Dec 2013 (SDN)- Xaruntan maanta uu xariga ka jaray Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Mudane Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” ayaa ah Waaxda dad dhigista Dowladda Hoose, halka laga qaadanayo Warqadda dhallashada Muwaadinka Soomaaliya. Munaasibad Kooban oo xariga looga jarayey xafiiska waaxda dad dhigista Dowladda Hoose, ayaa waxaa ka soo qeyb-galeen Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, […]
Posted in Uncategorized | Read More »