Home » 4:00 pm
Entries posted on “December, 2013”
Saddexda Gole ee Dawladu Ka Kooban Tahay Sida ay U Kala Madax banaanyihiin Waxaa Qeexaya Dastuurka Somaliland Qobkiisa 37 aad Farqadiisa B, Maxakamada Sarana Ma laha Awood ay Ku Hakin Karto Sharcinimada Gudiyadii La Ansixiyey. Maal mahan danbe waxaa warbaahinta ku soo noqnoqonayey khilaaf u dhaxeeyey gudoomiyaha golaha wakiilada iyo labadiisa ku xigeen oo ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 24.Dec 2013 (SDN)- Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa ku baaqay doorashooyinka ku soo fool leh Puntland in loo maro hanaan cad oo aan shaki iyo mugdi ku jirin. Nicholas Kay oo war saxaafadeed ka soo saaray xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa wuxuu hadalkiisa raaciyay in baahida loo qabo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 24.Dec 2013 (SDN)- Fowsiya oo ka mid ah guddi uu urur goboleedka u xil saaray dhexdhexaadinta dhinacada ku dagaallamaya Koonfur Sudan ayaa maanta dib ugu laabatay magaalada Muqdisho, waxayna sheegtay in Soomaali badan oo dalkaas ku noolaa uu saameyn ku yeeshay dagaalka socda. Waxay sheegtay in dowladda Soomaaliya ay waddo qorshe lagu badbaadinayo muwaadiniinta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 24 Dec 2013 (SDN) -Somaliland and Somalia have held talks in the past; but, it is over three separate occasions that talks were rescheduled since the last discussion. Turkey blames Somalia for rescheduling talks and particularly, the unstable political situation in Mogadishu. Nonetheless, the rescheduling of agreed-upon dates continues to tarnish Somaliland’s trust in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 24 Dec 2013 (SDN) -The House of Representatives passed a motion instituting a recent committee reshuffle, controversial in nature, whereby both Deputy and Vice Deputy Speakers are at odds with House Speaker, Abdirahman Irro. Deputy and Vice Deputy Speakers, Bashe Mohamed and Ali Yusuf, were absent at the voting session. It’s important to note […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somaliland leaders do not look at themselves in the mirror to see whether are replicas of Siyad Barre or even sometimes worse. In 1994 a deadly civil war broke out in Somaliland, so Ahmed Silanyo fled to Djibouti for safety and spoke to BBC by uttering disgusting remarks unworthy of repeating because it doesn’t help […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Johannesburg, 24 Dec 2013 (SDN) -A Three-day seminar titled “How to prevent Ethiopian Human Rights Abuses” was held by the Ogaden Youth and Student Union in Johannesburg. The aim of the seminar was how to educate the youths, how to be united, work together and launch campaigns against those committing war crimes and crimes against […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brussels, 24 Dec 2013 (SDN) -The European Union will assume the chairmanship of the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia (CGPCS) for a year from the 1st of January 2014, it was announced Monday. An EU statement announcing the development said the Contact Group will be chaired on behalf of the European […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa Maanta ka hadlay rabshadihii Maalintii Shalay ka dhacay Magaalada Burco kuwaas oo ay ka dhasheen Khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay . Wasiirka Madaxtooyada oo dhagax dhigayay Wadada halbawlaha ah ee dhex marta Caasimada hargaysa gaar ahaan qayb loogu talo galay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta ee JSL MD Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay mowqifka xukuumada Somaliland ee ku aaddan sadex arimood oo kala ah Khasaarihii ka dhashay Mudaharaadkii maalintii shalay ka dhacay magaalada Burco, qabanqaabada dooda qaran ee xisbiyada qaranka iyo khilaaf […]
Posted in Uncategorized | Read More »