Home » 4:56 am Entries posted on “December, 2013”

“Xukuumaddu miyaanay Wax Ku Qaadanayn Dilkii Iyo Dhaawacii Reer Xaqsoor Iyo Weerarkii Hubaal” Xasan Xiise

Hargeysa:25-Dec-2013(SDN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaa  ka Hadlay dhibaatadii mudaharaadku keenay eek a dhacday Magaalada Burco Toddobaadkan, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in Maalin walba Ciidanka Boolisku Gacantooda ku dilaan Muwaadiniin Reer Somaliland ah oo ay ammaankooda masuul ka ahaayeen. Guddoomiye Xasan oo soo saaray qoraal dheer oo uu kaga hadlayo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

South Africa: Somalis under attack after shooting

Cape Town, 25 Dec 2013 (SDN) – Nyanga residents went on the rampage in an apparent revenge attack after two Somali shopkeepers were arrested for allegedly shooting a seven-year-old boy on Saturday. The shopkeepers opened fire, believing they were under attack, after a stone was thrown at their shop in an incident over the weekend. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mooshin ay Baarlamaanka Somalia ku Laaleen Wax ka bedelka guddoomiyeyaasha guddi Hoosaadyadooda

Muqdisho 24.Dec 2013 (SDN)- Xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta laalay in farqad cusub lagu kordhiyo xeer-hoosaadka baarlamaanka, kaasoo ku saabsanaa mooshin ka dhan ah guddoomiyeyaasha guddiyada baarlamaanka. Guddoomiyaha baarlamaanka Professor Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo shir guddoominayay kulanka ayaa sheegay in 133 xildhibaan oo codeysay ay mooshinka diidday 88 xildhibaan, halka 21 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: UN Envoy Calls For Credible Electoral Process in Puntland

Mogadishu, 24 Dec 2013 (SDN) -The top United Nations official in Somalia has renewed his call for a timely and credible political process that should lead to a new Puntland parliament this year and regional presidential elections next month. “As the election draws closer and political temperatures become more heated, I call on all candidates […]

Posted in Uncategorized | Read More »

South Sudan: Will It Turn Into Another Somalia?

Juba, 24 Dec 2013 (SDN) -Two and a half million people died before South Sudan, the world’s youngest nation, became independent in July 2011. But in just one week, fighting spread among former liberation leaders, thrusting the country into the cusp of a civil war. President Salva Kiir, from South Sudan’s Dinka ethnic group, the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Migrants in Sweden Skate to Put Country on Map

Stockholm, 24 Dec 2013 (SDN) -Somalians on ice skates seems as implausible as Jamaicans in a bobsled, but a Sweden-based team are preparing to represent the troubled African nation at next month’s world championships for the sport of bandy. Formed just months ago and made up of immigrants who have settled in Borlaenge, a town […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Madaxtooyada oo Kormeer ku Soo Maray Jidka Hargaysa iyo Berbera oo Dayactir laga Wado {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Galabta Kormeer indho indhayn ah ku soo maray dhismaha Jidka isku Xidha Hargaysa iyo Berbera . Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadu Waxa uu u Kuurgalay Hanaanka ay u socoto hawsha Dayactirka iyo Dib u Casriyaynta Wadadaas. Guji Halkan Si aad Warbixintan u Dhagaysato […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mooshin Lid Ku Ah Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Loo Gudbiyay Shirgudoonk Baarlamaanka Iyo Qoraal U Yeedhis Ah Oo La Sheegay In Lagaga Dalbaday Inuu Gole Weynaha Horyimaado

Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa la sheegay in gudoomiyaha Maxkamada sare Yuusuf Ismaaciil Cali ay qoraal u yeedhis ah kaga dalbadeen inuu golahaasi horyimaado. Sida ay Wargeyska Haatuf u xaqiijiyeen qaar ka mid ah xildhibaanada golaha Wakiilada ayaa sheegay in xildhibaanada wakiiladu ay shirgudoonka u gudbiyeen mooshin ay ku soo jeediyeen in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaramada Midoobay oo sheegtay inay heshay Xabaal-wadareedyada dad lagu laayay qalalaasaha ka socda dalka Koonfurta Suudaan

GENEVA Dec, 24 2013 (SDN/AP)- Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay gudaha dalka Koonfurta Suudaan ka heshay xabaal-wadareed ka kooban maydadka 75 qof, kuwaasoo lagu laayay qulqulatooyinka todobaadkii u dambeeyay ka socday dalkaas. Madaxa Xuquuqda aadamaha Qaramada Midoobay Navi Pillay waxay war-murtiyeed ay maanta oo Salaasa ah soosaartay ku sheegtay in xabaal-wadareedka laga helay magaalada Bentiu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxa Burco ka dhacay ma aha Reer reer ee Waa Nidaam daro ka dhalatay Xukunka dalka ka Jira” Gudoomiye ku Xigeenka Waddani {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiye Ku Xigeenka Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec iyo Mustafe Cismaan Qodax oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Waddani ayaa maanta ka hadlay Falkii Shaqaaqada Watay ee maalintii Shalay ka dhacay Magaalada Burco,Waxaanay dhaleecayn Xoogan u soo Jeediyeen Xukuumada Somaliland. Madaxda Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxay Tacsi u direen eheladii uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »