Home » 1:30 pm Entries posted on “December, 2013”

Dagaal Xalay la Isku Miray oo ka dhacay Garbahaarey Dhimashada oo 8 Qof Maraysa iyo Dhaawaca oo Tiro beelay

Garbahaaray 25.Dec 2013 (SDN)- Siddeed qof ayaa ku dhimatay, tiro intaas ka badanna waa ay ku dhaawacantay dagaal xalay duleedka magaalada Garbahaarrey ku dhex maray ciidamada dowladda federaalka iyo maleeshiyada Al-Shabaab. Guddoomiyaha degmada Garbahaarrey Iimaan Caddow Kaarshe ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in dhinacooda hal askari uu uga dhintay dagaalka, mid kalena uu uga dhaawacmay. Wuxuu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Akaademiga Nabada iyo Horumarka oo Cadeeyay Magaca dooda qaran iyo Xiliga la qabanayo {DHAGAYSO}

Hargaysa 25.Dec 2013 (SDN)- Akaademiga Nabada iyo Horumarka Somaliland ayaa maanta ka hadlay arrimaha ay ku Heshiiyeen Sadexda Xisbi qaran ee Ku Wajahan doodii tallo qaran ee ay marti galinayeen. Gudoomiyaha Akaademiga Nabada iyo Horumarka ayaa Sheegay in Xisbiyada Qaranku ay isku afgarteen Magaca Dooda iyo Wakhtiga la qabanayo. Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada Sucuudiga oo dhibaato ku Haya Haweenka Soomaliyeed ee ku Jira Xabsiyada dalkaasi

Jeddaha 25.Dec 2013 (SDN)- Wararka ka imaanaya xabsiyada ku yaala dalka Suciidaga ayaa sheegaya in xabsiyadaasi ay ku dhibaateysan yihiin Dad Soomaaliyeed, kuwaasi oo aan xabsiyada ku helin adeegyadii loogu talo galay maxaabiista. Gabdho Somaliyeed oo qaar kamid ah dhaawac rasaaseed ku yaallaam jirkooda ayaa waxay ku dhibaateysan yihiin Xabsiyo ku yaalla magaalada Jiddah ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dooda Kulul oo Dhex Martey Dhalinta Somaliland ee London, Waana Barnamijkii Rayiga Dadweynaha

london 25Dec13Dooda Kool oo Dhex Martey Dhalinta Somaliland ee London, Waana Barnamijkii Rayiga Dadweynaha daawasho wacan &nbsp

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada Amisom Ee Somalia Oo Dhaqan Halis Badan lagu Arkay

Muqdisho:25-Dec-2013(SDN)-Ciidanka Amisom ee Nabad ilaalinta u jooga Somalia ayaa la sheegayaa inay haatan barteen oo lagu arkay Dhaqan halis badan oo Nabadgelyada Dhaawici kara. Sida ay noo sheegeen shacabka ku nool meelaha ay ciidankani sida gaarka ah gacanta ugu hayaan, waxa la arkay ciidanka oo Lacago laaluush ah ka qaadanaya shacabka ay dantu kaga xidhanto […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ikhwaanka Masar oo iska fogeeyay Qarax dalkaas ka dhacay iyo digniin ay u jeediyeen dawlada

Qahira Dec 25,2013(SDN)-Qoraal ay soo saareen ururka Ikhwaanka ee dalka Masar ayaa lagu dhaleeceeyay qarax dalkaas ka dhacay maalinimadii talaadada. “falkaasi waxa uu weerar bareera ku ahaa midnimada shacabka Masar,dawladuna waxa ay u isticmaaleysaa Ikhwaanka waxaaney abuureysaa kala fogaasho,colaad iyo degenaansho la’aan”ayaa lagu yiri qoraalka Ikhwaanka. Kamal Xabib oo ka mid ah Islaamiyiinta Masar kana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sarkaalka Ugu Sarreeya Ciidanka Kenya Oo Kismayo Ka Degey Iyo Ujeeddada Socdaalkiisa

Kismayo:25-Dec-2013(SDN)-Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ayaa ku waramaya in shalay uu halkaasi gaadhay Taliyaha ugu sareeya ciidamada Milatariga dalka Kenya Gen.Julius Karangi.   Taliyaha ayaa ka soo dagay Garoonka Kismaayo isagoo mid mid u gacan qaaday Ciidamada Kenya ee qeybta ah howlgalka AMISOM ee ku sugan Magaalada Kismaayo. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mujaahid Boobe Yuusuf Oo Shirguddoonka Wakiillada Ku Tilmaamay Dabin Kulmiye Daahir Rayaale U Dhigay oo Qayrul-dastuuri ah

Hargeysa:25-Dec-2013(SDN)-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Muj. Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay khilaafka ka dhex cakiran Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland iyo Hannaanka ay maxkamadda U soo Farogelisay Murankaas.  Mujaahid Boobe oo shalay u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa sheegay inay wax lala yaabo tahay in Gole […]

Posted in Uncategorized | Read More »

International recognition impossibler for tribal divided societies‏

When society is not divided, the best candidate in view of performance is likely to be elected. A typical example for such evidence is the election of Obama, which demonstrated to the world that the system of democracy in the United States did not keep the US locked into an imperialist model — the people […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Masuuliyiintii Xukuumaddu U Dirtay Daminta Shaqaaqadii Burco Oo Isku Maan-dhaafsan Xadhiga Abaabulayaashii Mudaharaadka

Burco:25-Dec-2013(SDN)-Wararka laga Helayo Magaalada Burco ayaa sheegaya inuu Jiro Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay Taliye-ku-xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Cabdiraxmaan Fooxle iyo Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Cabdi Aw Daahir, kaas oo la xidhiidha xadhiga Xubno looga shakisan yahay Wixii Burco ka dhacay. Taliye Fooxle ayaa la sheegay inuu qorshaytay sidii gacan bir ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »