Home » 5:38 pm
Entries posted on “December, 2013”
Muqdisho 25.Dec 2013 (SDN)- Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia ayaa sheegay in xukuumadda cusub looga fadhiyo inay abuurto mashaariic fara badan si dhallintu ay uga baxaan shaqo la’aanta haysata. Guddoomiyaha ayaa sheegay in horumarinta dalka ay tahay in si wadajir ah looga wada-shaqeeyo, wuxuuna si gaar ah carrabka ugu dhuftay adkeynta amniga oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 25.Dec 2013 (SDN)- Waxaa si habsimay u socda hawlaha dhamaystirka wadada isku xidhaysa Boorama Iyo Dilla ee ay gacanta ku hayaan hay’ada wadaniga ee reer Awdal Ee ASARDA ,Wadadan oo ah mid halbawla u ah isku xidhka gobolada Galbeedka iyo Caasimada Somaliland ayaa ah mid gabogabo ku dhaw. Shir jaraa’id oo ay maanta ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 25.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Marwo Fowsiya Yusuf Aadan ayaa lagu eedeyey inay lunsatay 4-milion oo doolarka Maraykanka ah isla markaana ay lahaayen shaqaalaha safaradaha Soomaaliya ay ku leedahay caalamka. Cabdi Satar oo kamid ah masuliyinta safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sidaa u sheegay warbaahinta.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa December 25, 2013 (SDN)- Sagaal sano oo uu la tacaalayey caabuq kaga dhacay sambabada kadib, 5tii bishan Laba iyo Tobnaad ayaa uu geeriyooday halyeeygii dulmi-diidka ahaa, siyaasigii iyo hoggaamiyihii weynaa ee dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela oo ku dhintay 95 jir. Mandela 70 sano oo cimrigiisaa ka mid ah ayaa uu u huray halgan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 25.Dec 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Hay’adda Daraasaadka Badaha ee Soomaaliya Admiral Faarax Axmed Cumar ayaa maanta ka codsaday baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya in uu meel-mariyo hindise-sharciyeedka badaha. Kulan uu maanta yeeshay baarlamaanka oo su’aalo lagu waydiinayay guddoomiye Faarax Axmed Cumar ayuu mudanayaasha uga codsaday inay ansixiyaan hindise-sharciyeedka si wax looga qabto dhibaatooyinka ka jira […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 25.Dec 2013 (SDN)-Ka dib shirar badan iyo kalamo ay yeelanayen maalmihii la soo dhaafay musharaxiinta xilka madaxtinimo u taagan Puntland doorashada 2014 ayaa lagu soo waramayaa inay ogoladeen guddiga xalinta iyo xulida ee uu magacaabay madaxweynuhu. Magacaabista Guddiga xulista xildhibaanada & xalinta khilaafaadka ayaa dhalisay muran, waxana ku doodeen musharaxiintu in laga qaybgasho xubanaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood 25.Dec 2013 (SDN)- Ugu yaraan labo iyo toban xarumood oo ku yaalla magaalada laascaanood ayaa maanta loogu qaybiyey raashin caawimo ah dadweynaha baro-kacayaasha ah ee ku dhaqan halkaasi iyadoo ay hawsha qaybinta u xilsaaran yihiin gudiyada xaafadaha Deeqdan Raashinkanka ah oo la soo marsiiyey hay’ada bisha cas ee Somaliland ayaa si rasmi ah loogu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Dec 2013 (SDN)- Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, ayaa maanta uga furtay magaalada Hargaysa xubno ka mid ah Masuuliyiinta iyo Howl-wadeenada wasaarada Caafimaadka kulan hawleed lagu falanqaynayo Sidii loo midayn lahaa Cududa shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka. Wasiir ku xigeenka wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan oo furitaankii kulankaasi ka hadashay ayaa sheegtay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 25Dec13 ~(SDN) Abwan Sicid Ilko Jiir ayaa waxa jawaab kulul u diray xoghayahii hore ee xishiga ucid Kayse Gurey isaga oo fariinta tix gabaya u faray isaga oo soo gaarsiyey qurbejoog .com abwaan siciid ilko jiir iyo tageerayashiisa aya waxay soo dhaweyeen xisbiga Ucid iyo Gudoomiyaha xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe iyaga oo ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Dec 2013 (SDN)- Ururka Qareenada Somaliland ee Solla ayaa Shir Saxaafadeed ay maanta ku qabteen Magaalada Hargaysa waxay Si ba’an u weerareen hanaanka Garsoor ee dalka maanta ka jira iyagoo ku dooday inaanu Jirin Wax garsoor ah oo Madax banaanidii distoorku siiyay ku dhaqma. Ururka Qareenada Somaliland ee Solla waxay ku baaqeen in Shacabka […]
Posted in Uncategorized | Read More »