Home » 5:36 am
Entries posted on “December, 2013”
Burco:26-Dec-2013(SDN)-Laba Maalmood ka dib markii ay shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac keentay Magaalada Burco, ayey Wafti wasiirro ah oo Hawshan ku jirey ka Warbixiyeen mesha wax u marayaan. Waftiga oo Ka Kooban wasiirrada Wasaaradaha Xannaanada Xoolaha, Ciyaaraha, Beeraha, Deegaanka iyo Waliba maamulka Gobolka Todheer oo habeenadii ugu dambeeyey wada hadal la lahaa qoyska uu ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baqdaad Dec 26,2013(SDN)-Qarax ka dhacay meel aad ugu dhaw macbad ay masixiiyiinta magaalada Baqdaad ayaa waxa ku dhintay dad aad u faro bada. Qaraxan oo dhacay xili masiixiyiinta caalmku ku gudo jiraan munaasibada Masiixiyiinta ayaa waxa ku dhintay 38 ruux. Laba qarax oo kale oo iyana ka dhacay suuq ku yaal xaafad ay degen yihiin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:26-Dec-2013(HWN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Dufaanada Siyaasadeed ee Xukuumaddu waddanka ka curisay ee Muranka Sharci ee Wakiillada iyo Dhibaatooyinka kale ee shacabka lagu kala furfurayo. Ugu Horrayn Guddoomiye Faysal waxa uu farta ku fiiqay inay Maxkamadda Sare Ee Somaliland dhaqan u leedahay inay Qaladaad cad iska […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qaahira Dec 26,2013(SDN)-Dawlada KMG ah ee dalka Masar ayaa shaacisay in ay urur diimeedka Ikhwaanka ee ay talada ka faro maroorsadeen yihiin Argegixiso. Talaabadan ayaa dhamaan dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee Ikhwaanka ka dhigaya qaar sharci daro ah. Xukuumada Masar ee taageerada ka heysata ciidamada qalabka sida ee dalkaasi ayaa goaankan ay gaareen xaalada dalkaasi cirka ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe Dec 26,2013(SDN)-Ilaalada mid ka mida musharixiinta xilka madaxweyne ee maamul goboleedka Puntland ayaa jirdil u geystay mid ka mida suxuufiyiin aqalkiisa ku booqday. Suxuufiyiinta ayaa sheegay in aqalka musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi looga yeeray iyada oo loo sheegay in musharuxu doonayo in uu shacabka hadal u faro. Suxuufiyiinta ayaa kolkii ay gaareen aqalka Musharax […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bulsho maxay hogaamiyaheeda ku nacdaa ama kula colowdaa ? Horta waxa weeye in uu hogaamiyuhu noq indheer garad ,lehna aragti dheer , waa inuu heystaana kalsoonida shacabka . waa inuu noqdaa mid ay bulshadu ka sugeyso horumar iyo in la helo rajo fiican , kuna kalsoon yihiin . Hadaba goormay bulshadu nacdaa ama la colowdaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Madaxwayne Axmed Siilaanyo iyo Guddoomiye Ciro waxay dhawr cisho ka hor ku heshiiyeen in “DOODA QARAN “ lagu qabto madal dhex-dhexaad ah “ National Academy”. Waxa kale oo go’aan wada jir ah soo saaray saddexda Xisbi Qaran. Heshiiskaasi wuxuu soo af-jaray muran muddo dheer jiitamaayay, bulshada Somalilandna way ku faraxday. Nasiib daro, heshiiskaasi wuxuu u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
When society is not divided, the best candidate or choice in view of performance is likely to be elected. A typical example for such evidence is the election of Obama, which demonstrated to the world that the system of democracy in the United States did not keep the US locked into an imperialist model — […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somalilandsun – The Development Studies Department at SOAS-University of London, the Bloomsbury Somali Studies Group, in partnership with Kayd Somali Arts and Culture, extend invitation to a Talk event “The Horn of Africa : Can Somalis be Partners for Development” By Professor Ahmed Ismail Samatar. Dr Laura HammondThe Talk event chaired by Dr Laura […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 26Dec13 jaaliyada somaliland ee ku dhaqan uk ayaa sagootin balaran u sameyey wasiirka arimaha gudaha somaliland wasiirka oo ku sugan eribodka ayaa waxa u hambalyo iyo mahad naq u diray jaaliyada ugana mahad naqay soodhawayntii uu kala kulmay soo dhawaynta waxa xusid mudan in jaiyada galbeedka london mudane imaan uu qayb libaax ka qatay
Posted in Uncategorized | Read More »