Home » 12:53 pm Entries posted on “December, 2013”

Hablaha Gaaroodi oo munaasabad Casho sharafa oo lagu maamusayey Sheekh Ismaciil Maxamed Ciise Sheekh Baladka kaga Dhawaaqay inay Hargeysa ka dhisayaan Boarding Iskuul oo Hablaha Danyarta u Gaar ah

London 26Dec 13(SDN) Hablaha Ururka Gaaroodi ee Dalka UK ayaa ku dhawaaaqay inay Magaalada Hargeysa ka dhisi doonaan Iskuul  Boarding ah oo Waxbarasho, Hurdo iyo Cunto leh oo u khaas Noqon doona Hablaha Danyarta ah ee reer Somaliland gaar ahaan kuwa ku nool Caasimada Hargeysa. Iskuulkan oo laga dhisi doono Xaafada Maxamed Mooge ayaa waxaa la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalis in Zambia Seek Better Leadership

Lusaka, 26 Dec 2013 (SDN) – As the 21-year civil war rages on in Somalia, some of its nationals living in Zambia have shifted their bitter tiffs from their country and are up against their community leaders, blaming them for the ravaging poverty tormenting the refugees. Zambia is host to between 3,000 and 4,000 Somalis […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Aqoon isweydaarsi ku saabsan Ganacsiga iyo Saaxaafada oo Burco lagu soo Gabo gabeeyay

Burco 26.Dec 2013 (SDN)- Tababar ku saabsan ganacsiga iyo saxaafadda ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxaa Arbacadii shalay loogu soo gabagabeeyay 26 xubnood oo ka tirsan dadweynaha magaaladaasi. Tababarka oo soconayay muddo lix bilood ah ayaa waxaa fulinaysay hay’ad waddani ah oo lagu magacaabo Gaafo. Wakiilka hay’adda Gaafo ee gobolka Togdheer, Maxamuud Ibraahim […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nuxurka Qodobada Sharci ee Jawaab Celinta uu Maxkamada Sare u Gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Halkan ka Daalaco

Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ayaa qoraal rasmi ah ugu jawaab celiyey Dacwad uu guddoomiyaha Maxkamadda Sare ku soo Oogay isku-shaandhayntii Guddid hoosaadyada Golaha wakiilada, taasoo ay u gudbiyeen labada Ku-xigeen ee Golahaasi. Nuqul ka mid ah qoraalka jawaab celinta ah oo lagu baahiyey Mareegta Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa u dhignayd sidan:- Ku: […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ayax Koron Kor ah oo Ka Dilaacay Xeebaha Somaliland iyo Khasaare uu Gaystay

Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Koronkor ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dilaacday xeebaha Somaliland kadib markii ay dhawaan Roobab khasaare gaystay ka da’een jiidahaasi, kuwaas oo laayey isla marakaan barakiciyey Dad iyo Xoolo. Qaylo dhaan la xidhiidha Koronkorta lagu arkay xeebaha Somaliland ayaa meelaha ugu daran waxa laga soo sheegayaa xeebta Galbeed iyo agagaarka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Radio Mogadisho: Ma Codka Dadkwaynahaa, Misa Waa Afka Dowlada U Adeega?

Inta aan u guda gelin muhimada qoraalka, waxaa xusid mudam in la xuso dhamaan Suxufiyiintii Shabakada Radio Mogadisho iyo inta hoos imaata “Radio Mogadisho iyo SNTV”, ee ku dhawacmay, kuwa eheladoodii la dilay iyo kuwa naftoodii qaaliga ahayd ku waayey shaqada ay Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed u balan qaadeen in ay u qabtaan. Iyaka oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-Shabaab behind plot to bomb stadium, says Ethiopia

December 26, 2013 (ADDIS ABABA) – Ethiopian security officials on Wednesday said that Al Shabaab, a Somali terrorist group allied to Al-Qaeda, was behind a failed bomb attack in Addis Ababa in October. The National Intelligence and Security Service (NISS) and the Federal Police said they have arrested five suspects who they says are members […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Culimaa’udiinka Puntland Oo Soo Saaray Bayaan Ka Kooban Toban Qoddob Oo Nabadda iyo Wada jirka Bulshadooda Muhiim u ah

Garowe:26-Dec-2013(SDN)-Kulamo Muddo socday oo ay culimaa’udiinka Deegaanada Puntlland ku lahaayeen Magaalada Garoowe ayaa laga soo saaray Toban Qodob oo aad muhiim u ah.   Culimada ayaa halkaas ka waday Nadwo dheer oo Habeeno socotay, taas oo salka ku haysay Nabadda iyo Deggenaanshaha Deegaanada Puntland.   Qodobada ka soo baxay Nadwadii Culimada oo ahaa Toban ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Soomaaliya oo ka mid noqotay wadamada ugu tacadiyada badan Dunida

London Dec 26,2013(SDN)-Warbixin sanadle ah oo ay daabacday Hay’ada Maplecroft ayaa shaacisay tirakoobka wadamada dunida ugu tacadiyada badan. Tirakoobtan oo ah teedii todobaad ee ay Maplecroft daabacday oo la yiraahdo Human Rights risks  ayaa lagu eegay khataraha tacadi ee dalalka caalamka. Warbixintu waxa ay baartay ilaa 197 wadan oo ay qiimeysay ilaa 31 tacadi oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Somalia ka Dhacay Sanadkan Sii Galbanaya 2013-ka

Muqdisho:26-Dec-2013(SDN)-Maadaama uu Sanadkii 2013-kii sii Galbanayo waxa Muhiim ah inaynu wax iska weydiino waxyaabihii ugu waaweynaa ee sanadkaas tegay uu xusuusta dadka somalida ah iyo kuwa caalamkaba kaga tegay.   Ugu Horrayn waxan jecelahay Inaan Idiin soo Horraysiiyo inta aanu ka xasuusano dhacdooyinkii lama ilaawaanka ahaa ee Sanadkan sii dhammaanaya ka dhacay Somalia oo wax […]

Posted in Uncategorized | Read More »