Home » 3:31 pm
Entries posted on “December, 2013”
Xudun 26.Dec 2013 (SDN): Degmadda Xudun ee Sool iyo deegaamadda hoos yimaadda ayaa laga soo sheegayaa in uu ka dilaacay xanuunka Shuban Biyoodka, kaasi oo ay todobaadkii u danbeeyay u dhinteen lix qof isla markaana ay dad kale oo badan u soo dhaceen xanuunkaasi. Maayarka degmadda Xudun Md. Faarax Cali Ibraahim ayaa sheegay in xanuunka shubanka oo ka dilaacay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
When society is not divided, the best candidate in view of performance is likely to be elected. A typical example for such evidence is the election of Obama, which demonstrated to the world that the system of democracy in the United States did not keep the US locked into an imperialist model — the people […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Waxaa Caasimada Somaliland ee Hargaysa Maanta ku soo laabtay Gudidii Heerka Qaran ee Madaxweynaha Somaliland u Xilsaaray Qaadhaan Ururinta Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco oo Mudooyinkii u danbeeyay Socdaal Qaadhaan Ururin ah ku Marayay Qaarada Yurub isla markaan kulamo la qaadanayay Jaaliyada ku nool dalalka ay Socdaalka ku Tageen. Gudidan waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Dawlada Federaalka ee Somali aMudane Xasan Sh. Maxamud ayaa Tilmaamay Waajibaadka Hor yaaala Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Kalsoonida Baarlamaanka Ku fadhiya . Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hadal uu Maanta ka Jeediyay Madal ay Xilka Kula Kala Wareegayeen Ra’isal Wasaarihiisii Hore iyo Ra’isal Wasaaraha Cusub oo lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha xilka la wareegay Mudane Cabdiwali Axmad Maxamed, isaga oo tilmaamay inuu ku faraxsan yahay inuu arko Soomaaliya oo si Dimuqraadi ah xilka kula kala wareegeysa, wuxuuna ku tilmaamay biseyl siyaasadeed iyo horumar aragtida siyaasadeed ee dalka. Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad uu si rasmi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa faallo kooban ka bixiyay waxqabadka xukuumadiisa mudadii ay jirtay, isaga oo xusay in horumaro badan laga gaaray Arrimaha Gudaha, Arrimaha Dibadda, gaar ahaana sugida amniga, dhaqaalaha, iyo hagaajinta iyo soo celinta xiriirka caalamka. “Waxaan kula dardaarmayaa walaalkeey Ra’iisul Wasaaraha cusub dulqaad iyo wadashaqeyn dhow oo uu la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
You people, the three national parties are holding a nation-wide debate supposedly unearthing all critical issues. This is why the government which fell short of its duties is quite worried. My suggestion, however, is that to include the debate all the legitimate concerns of the citizenry such as the media freedom erosion, the Jihadist ministers […]
Posted in Uncategorized | Read More »
By: Saeed M. Timir Predation has become Siilaanyo’s new tool to enrich the administration’s well connected political and business allies. Predation is the concept of preying on the vulnerable. These include members of minority groups, mom and pop shops, fishermen coops, taxi men associations, farmers or their coops etc. These are vulnerable groups who earn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Raysul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta xaflad ka dhacday xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia xilkii ku wareejiyay raysul wasaaraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon. Xafladda xil-wareejinta waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirdoon ayaa sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 26 Dec 2013 (SDN) -Serious motor vehicle accidents are at an all-time high in the Somaliland region, intensifying concerns among citizens and officials about road safety. On average, about 15 people die in motor vehicle accidents each month and more than 200 people are injured, said Fuad Ahmed Hussein, an adviser to the Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »