Home » 5:33 am Entries posted on “December, 2013”

Yasmin Warsame is a Somali model and activist

Yasmine Warsame is a Canadian model who was originally born in Mogadishu, Somalia. During the early 1990s when she was fifteen years old she relocated to Canada with her family in order to avoid the civil strife and unrest that was taking place in Somalia during that time. After she became a famous model, Warsame […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargaysa: Gaadiidka Booyadaha Biyaha Waraabiya Degsiimooyin badan oo Hargaysa ah oo Shaqo Joojin ku Sameeyay

Hargeysa 26.Dec 2013 (SDN)-Booyadaha Biyaha u dhaamiya Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa ku dhaqaaqay mudaharaad shaqo joojina oo ay kaga cabanayaan cashuurtii wado marista booyadaha oo ay sheegeen in lagu shan jeer laabay taasoo markii hore ahayd 80,000 (Sideetan kun Oo S/land Shilin ah) imikana laga dhigay 430,000 Sl Shilin . Booyadahan Mudaharaadka sameeyey oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Haweenka Xisbiga Waddani oo Hadhimo Sharafeed u sameeyay Garabka Haweenka ee Degmada Axmed Dhagax iyo Hawd oo dhawaan ku biiray {Daawo}

Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Haweenwaynaha Xisbiga Waddani Ayaa Manta Hadimo Sharafeed U Sameeyay Garabkii Haweenka Ee Degmada Axmed Dhagax Iyo Gobolka Hawd Ee Dhawaan Ku Soo Biiray Xisbiga Waddani . Waxaan Halkaasi Ugu Horeen Ka Hadashay Aamina C/Laahi Kaahin Oo Ku Hadlaysay Afka Haweenka Ku Soo Biiray Xisbiga Waddani Waxaana Ay U Mahadnaqday Garabka Haweenka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Water Distributors strike leaves Hargeisa City parched

Hargeisa, 26 Dec 2013 (SDN) -Panic has set in the midst of a torrid winter after Hargeisa City Water Distributors staged today a strike against the recent road tax hike, leaving thousands of families facing a looming drinking water crisis. According to the spokesperson of the water distributors cooperative Mr. Abdilahi Aided Haydn water tank […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muxuu ku qotomaa Socdaal uu Madaxweynaha Somalia Beri ugu Kici timi doono Dalka Kenya

Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu berri uga qeyb galo magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya shir looga hadlayo sidii xal loogu heli lahaa dagaalka ka socda dalka Koonfur-Sudan. Afhayeenka Madaxtooyada, ahna la-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya, Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa sheegay in Madaxweynaha uu ka mid yahay Madax […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya-Citizen Participation Key to Development, Somaliland Ambassador

Nairobi, 26 Dec 2013 (SDN) -Mr. Mohammed Abdilahi Jama aka Sifir, Somaliland Ambassador to Kenya has noted that empowered, responsive economic capacity building mainly the roads are very important in ensuring development. Speaking with the media in Nairobi, he said government therefore committed to addressing issues with citizen’s participation specially Eastern Africa Diaspora to foster […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Isku deyga Fashilmay ee Argagixisada wuxuu ka mid yahay isku dayo badan oo sidaasi oo kale u fashilmay,” Hay’ada Sirdoonka Itoobiya

Addis Ababa 26.Dec 2013 (SDN)- Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in Al-shabaab oo xiriir dhow la leh Al-Qaa’ida ay ka danbeeyaan weerarkii Bambaanada ee Fashilmay ee lagu qaaday dalka Itoobiya gaar ahaan Caasimada Adis-ababa bishii October. Warbixin si wadajir ah u soo saareen Hay’ada Sirdoonka iyo Ciidamada Boliiska Itoobiya ayaa waxay ku sheegeen inay xireen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Hunguriga ugu weyn ee I hayaa waan inaan ummadeydii iyo dadkaygii sii badsado (Barashooda)” Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Hargaysa Yimid

Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Prof. Axmed Ismaaciil Samater, oo muddo shan bilood ah dalka ka maqnaa ka dib markii uu hore Somaliland u yimid bishii July ee sanadkan sii galbanaya , ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Hargeysa oo uu dib ugu soo laabtay. Prof. Axmed Ismaaciil Samater, oo lix bilood ka hor ka noqday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dil ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo iyo Gacan ku dhiiglihii oo ay Ciidamada Boolisku soo qabteen

Ceerigaabo 26.Dec 2013 (SDN)- Ciidanka Booliska ee Magaalada Ceerigaabo ayaa gacanta ku dhigay nin Gacan ku dhiigle ah oo si badheedh ah maanta ugu dilay magaalada Ceerigaabo Marxuun la odhan jiray Xasan Naasir Jaamac. Taliyaha Ciidanka Booliska ee Gobolka Sanaag Gaashaanle Xasan Ismaaciil Yuusuf Gacmo-yare oo u waramayay Warbaahinta  ayaa sheegay in Gacan ku dhiiglahan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudi Hoosaadka Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada ee dhawaan isku shaandhaynta Lagu sameeyay oo Isu Yimid iyo arrimihii ay ka wada Hadleen

Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Waxa maanta xarunta golaha wakiilada gaar ahaan Xafiiska gudida ilaalinta iyo daryeelka hantida qaranka ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen xubnaha gudidaas. Kulankan oo uu gudoominayay gudoomiyaha Gudida Mudane Maxamed Cali Xirsi ayaa waxa kale oo ka soo qayb galay xubnaha gudidaas oo uu ka mid yahay Gudoomiye Kuxigeenka Cabdiqaadir jaamaca […]

Posted in Uncategorized | Read More »