Home » 7:17 am
Entries posted on “December, 2013”
Muqdisho:27-Dec-2013(SDN)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur(Tarsan), ayaa markii ugu horraysay Sheegay in ciidanka Dawladdu lug ku lahaayeen dilkii Toddobaadkii hore duleedka Muqdisho loogu geystay Dhakhaatiir Somali iyo ajaanib isku jirta. Maxamuud Tarsan waxa uu si cad u sheegay in dilkaas ay geysteen Rag ka tirsan ciidanka Dawladda ama dirayska Dawladda xidhani, maadaama ay dad goob […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qahira:27-Dec-2013(SDN)-Ciidanka ammaanka ee Masaarida ayaa la sheegayaa inay Xoog ku Galeen Jaamacadda Allsar, waxana la sheegayaa inay jiraan Dhimasho iyo Dhaawac xooggan oo soo gaadhay Ardaydaasi. Ciidamada ayaa la sheegay in galeen Jaamacadda Xalay Fiidkii Hore, waxana ay halkaas ugu galeen Arday aad u kacsan oo diiddan xukunka ay ciidanku xoogga ku haystaan, iyadoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Dec 27,2013(SDN)-Miyaan dheelaleysnahay mise waan dhadhabayaa dhamaan gulaheygii riyo iyo madhoololbaa dheeraatinheystoo aqalkiisu dhalow yahey nabad iyo ku dhaqankeed haduu turyo dhaafsado miyaan kiisu dhagax karin maan dhadhaabta xaabsado.
Posted in Uncategorized | Read More »
Dowladdi dhexee ee Soomaaliya intii aysan bur burin 1991, Dalka Soomaaliya waxay laheyd 39 Safaaradood waa inta aan hubo waxayna kala yihiin: USA, United Nations, Canada, Italy , Japan, India, Germany, China, UK , France ,United Arab Emirates, Saudi Arabia, Kuwait, Iraq, Iran, Qatar, Belgium , Sweden, Romania , Russia , Switzerland , Yugoslavia , […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismayo:27-Dec-2013(SDN)-Wararka Saaka laga Helayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in xaaladdu saaka caadi tahay adeegii Bulshada iyo isu socodkiina si caadi ah uga socdaan halkaas. Magaalada oo ay shalay ka dhaceen qaraxyo keenay dhimashada tiro dad ah iyo dhaawac ayaa si xooggan loo adkeeyey ammaankeeda, waxana markiiba suuqa u soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:27-Dec-2013(SDN)-Guddomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa jawaab ka Bixyey Doc-faruurkii sharci ee kaga yimi dhinaca Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland. Guddoomiye Cirro oo muddooyinkanba laga sugayey Jawaabta uu ka Bixiyo warqad ku saabsanayd hakinta Shaqada Golaha oo kaga timi dhinaca Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa ugu dambayn arrintaas jawaab cad ka soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Somali Government has banned celebration of Christian festivities in the country. A directive released on Tuesday by the Ministry of Justice and Religious Affairs stated that no Christian festivities could be held in Somalia. The Director General of the ministry, Sheikh Mohamed Khayrow Aden, and the Director of the Religious Matters, Sheikh Ali Sheikh […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Geneva Dec 27,2013(SDN)-Qaramada Midoobey ayaa dawlada Soomaaliya ka dalbatay in ay dhaqan geliso xeerka xuquuqda aadanaha ee xukuumada Soomaaliya ay ansixisay bishii August ee ina dhaaftay. Sidaa waxa sheegay khabiirka madax bananaan ee QM u xil saartay xuquuqda aadanaha Shamsul Bari. “Dhabaha Xuquuqda aadanaha waxa uu qeexayaa masuuliyada dawlada,sidoo kalena waxa ay mudeyneysaa horumar la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Somali Artifact and Cultural Museum, 1516 East Lake Street, at Midtown Global Market, is the only Somali heritage museum in North America. Founder and curator Osman Ali wanted to remind Somali youth where and what they came from. “It is important for them to learn what their ancestors were doing a long time ago,” […]
Posted in Uncategorized | Read More »
During the measles outbreak in 2011, awareness spread about the importance of receiving both doses of the MMR vaccine. There was a problem, however. A study, now known to be fraudulent, linked the MMR vaccine to autism, causing some parents to refuse immunization for their children. As autism has appeared to rise in the Minnesota […]
Posted in Uncategorized | Read More »