Home » 4:54 am Entries posted on “December, 2013”

Cabdiqaasim Salaad Oo Farta Ku Fiiqay Waddamo Deris ah Oo Somalia Ka Degi La’dahay, Ra’isal wasaaraha Cusubna Talooyin u Guntay

Cairo:28-Dec-2013 (SDN) –Madaxweynihii Hore ee Somalia Cabdiqaasim Salaad Xasan, ayaa ka Hadlay Dhibaatooyinka Siyaasadeed iyo Kuwa Maamul ee ka Jira Somalia tan iyo intii ay Burburtay Dawladdii Dhexe ee Somalia. Cabdiqaasim oo ku sugan magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar, ayaa  isagoo u warramay Qaar ka mid ah warbaahinta tilmaamay inuu il gaar ah ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Beelaha Gaboobe Oo Ku Dhawaaqay Inay Somaliland Caddaalad Darro Uga Tegayaan

  Hargeysa:28-Dec-2013(SDN)-Waxa sii Kordhaya Kala Fogaanshaha u dhexeeya Xukuumadda  Somaliland iyo Beelaha Laga Tirada badan yahay ee Waddanka Ku Nool, kadib qulqulatooyin cabashooyin iyo cadaadis ah oo Beeshu tirsanayso.   Waxgaradka iyo Cuqaasha Beesha Muuse Dheriyo ee ku Nool Somaliland, ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqay inay yaqiinsadeen inaan somaliland waxba u oollin, sidaas darteedna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga ucid oo soo gadhay Uk mudane C/rashiid Xasan Mataan

London28Dec13(SDN)  london 28Dec13 Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka xisbiga ucid  mudane C/rashiid Xasan Mataan ayaa soo gadhay caasimada wadankan uk ee london  musharaxa ayaa waxa Heathrow Airport   ku soo dhaweyey xoghayaha waxbarashada Fawsi Xaji Yusuf, Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga ucid laantisa Uk Xuseen Mike Gudoomiye ku xigeenka labaad Xuseen Bisad,Xoghayaha xisbiga Ucid Cabdilaahi cumar shaqale , Gudoomiyaha Garabka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waa Barnamij Cusub oo la Magac Baxay Falanqeynta Kulul iyo Maxamed Ibraahin Qabo(Reer Dunbuluq Dhawaan labada gacmood bay ku meran donaan) oo waraysigii u horyey siyey Dawasho wacan

London 28Dec13(SDN) Waa Barnamij Cusub oo la Magac Baxay Falanqeynta Kulul oo idiin soo jeedin dono Wariye Maxamed Luqmaan oo iska kashan donaan warbaahinta qurbejoog warysiyo xiiso badan oo dhamaan siyaasinta reer uk ku sugan oo aad kaga bogan dontaan waraysigii u horeyey ayaa waxaan idinku haynaa waraysi xiiso badan Maxamed Ibraahin Qabo(Reer Dunbuluq Dhawaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Former Australian Resident Tackles Puntland’s Pirates

Garowe, 27 Dec 2013 (SDN) — For over two decades the troubled Horn of Africa nation of Somalia has been described by many as the textbook definition of a so-called failed state. Decades of civil war and drought have turned this once prosperous country into one of the world’s most lawless territories, where piracy and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mogadishu’s Aden Abdulle International Airport Records a 50% Revenue Increase

Mogadishu, 27 Dec 2013 (SDN) — Somalia’s Aden Abdulle International Airport has seen a tremendous increase of over 50% in its revenues since Turkish firm Favori LLC took over operations three months ago. Ahmet Cetin, President of Favori recently confirmed that the company had recorded a significant increase in its revenue and may be in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: UN Expert Urges Government to Finalize Human Rights Roadmap

New York, 27 Dec 2013 (SDN) — An independent United Nations expert today urged the Somali Government to finalize and carry out a human rights roadmap endorsed by the cabinet in August. Independent Expert on the situation of human rights in Somalia Shamsul Bari said in a news release that the roadmap defines the Government’s […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Bomb Kills 10 in Mogadishu Restaurant Attack

Mogadishu, 27 Dec 2013 (SDN) — At least 10 people were killed in Mogadishu, Somalia, on Friday when a remote-controlled bomb exploded in a restaurant in the northwestern part of the Somali capital, government officials said. It was not immediately clear who was responsible for the explosion. The Shabab, an Islamist militant group based in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shan laash oo la Gudoonsiiyay Iskaashatada Kalluumaysiga ee Saylac

Saylac 27.Dec 2013 (SDN)- Badhasaabka Gobolka Salal ayaa shan laash ka gudoomay Ururka Dhalinyada Ramad,  oo wakiil ka ahaa Ururka Samafalka Gobolka Salal ee Hudoon Human Development Organization  Network oo ugu deeqay iskaashatooyinka kalluumaysiga ee degmooyinka Saylac iyo Lughaya.   Badhasaabka Gobolka Salal C/laahi Faarax Meydhane ayaa waxaa gudoonka gaadiidkan ku wehelinayay Isuduwaha wasaarada kalluumaysiga  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maamulka Madaarka Caasimada oo ka hadlay in Shirkad Gaar ah Kooto loogu Xidhay Gaadiidka Tagaasida ah

Hargaysa 27.Dec  2013 (SDN)- Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa Maxamed Yuusuf  Ismaaciil ayaa maanta ka hadlay cabasho iyo eedo ka yimid qaar ka mida tagsiilayaasha qaada rakaabka madaarkaasi ka soo dega. Maamule Maxamed Yuusuf  oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaarka ayaa sidoo kalena beeniyey ka ganacsiga Madaarka ay maamul ahaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »