Home » 3:59 am
Entries posted on “November, 2013”
London Nov 28,2013(SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID laantiisa UK Md Maxamed Ismaciil Shiine ayaa dhanbaal qoraal ah oo uu saxaafada u soo bandhigay ku canbaareeyay falkii Xukuumada Axmed Siilaanyo isaga hortaagtay Masuuliyiinta iyo taageereyaasha xisbiga UCID in ay soo dhaweeyaan Guddoomiyaha Xisbigaasi ee Eng Faysal Cali Waraabe. Ku: Dhamaan saxaafada madaxa banaan Canbaaran aad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Nov 28,2013(SDN)-Sarkaal ka hawlgala Wasaarada arrimaha dibedda ee dalka Soomalaiya ayaa daadifeey in uu jiro khilaaf u dhexeeya Fawsiya Xaaji Aadan iyo Guddoomiyaha Horumarka ee midawga Reer Yurub Andris Piebalgs,sida lagu daabacay barta internetka ee International Business Times. Wasiirada ayaa sheegtay in Soomaaliya shirkii reer Yurub ee Brussels lagu yaboohay €1.8bn balse “ilaa iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waan idin salaamay dhamaantiinba intiina maqaalkan akhrisanaysa. Sida aan ka soo xigtay Jariirada Kenya ee la yidha Xidigta ( The Star). Waxa dalkan UK ku yimi booqasho wafdi ka socda dalka Kenya aqalkiisa wakiilada kaaso u olalaynaya in sidii ay ugu qancin lahayeen dawlada UK, in aan laga joojin ganacsigooda Qaadka ee yimaada dalkan UK. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dowlad walba oo loo dhiso Soomaaliya waxay noqotey mid lugu tilmaamo in ay tahay Dowlad musuq maasuq ah, waxaad maqleeysa lacag badan ayaa la dhacay ama lacag laaluush ah ayaa la siinaya Xildhibaanada Baarlamaanka. Maalmaahan waxaa Xukunka isku heysta Madaxweyne Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaarihiisa Mudane Cabdi Faarax ( Saaciid) tan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Nov 27,2013…120 oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ku bahoobay daladda Hiil Dastuur iyo Dimquraadiyadeed ayaa maanta kulan qado sharaf ah oo ay isugu yimaadeen waxay is tusaaleeyeen jaah-wareerka siyaasasdeed ee uu abuuray mooshinka lagu ridayo xukuumadda ee baarlamaanka loo gudbiyay. Waxayna tilmaameen in Mooshinku marin habaabinayo masiirka ummaadda uuna hakad galinayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Spain-Bernabeu Stadium-Nov-28-2013-(SDN)-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta kula tukhatukhaynaa ciyaar ka tirsaneyd Uefa Champion League dhexmarteyna Real Madrid iyo Galatasary. Ciyaartan oo runtii aad u xiiso badneyd ayaa waxa ka soo qeybgaley dadweyne aan la soo koobin Karin oo la ciir-ciiraya in ka badan 75,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac. Labadan naadi oo kuwada jira (Group […]
Posted in Sports | Read More »
London 28Nov13(SDN) warsaxafadeed ay soo sareen xisbiga ucid oo dacwad ka dhan ah Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland u gudbiyeen madaxwaynaha somaliland waxa uu qornaa sida tan nuqul ka mida oo soo garay qurbejoog. Ref/UCID/939/2013 Date: 27/11/2013 Ku: Md Madaxweynaha JSL Hargeysa Ujeedo: Dacwad ku xadgudub sharci (Wasiirka Arimaha Gudaha JSL) Mudane Madaxweyne, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 27Nov13(SDN) Dhalinyaro ka soo jeeda Somaliland ayaa xaflad aad u balaran loogu qabtay Xarunta Wembley Arena ee lagu qabto xafladaha xafladan oo ka soo qayb galeen walidiin badan aya waxa loga mahad celiyey dhalintaa reer somaliland ee dhamaystay heer jamacadeed taas oo ay qurbejoog goob joog ka ahayd, xafladan ayaa noqonaysa hablahii u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brussels, 27 Nov 2013 (SDN) -A diplomatic spat has erupted in Brussels between a high Somali official and the EU commissioner for development over the level of foreign aid given to the wartorn African country. Fawzia Yusuf Adam, Somalia’s minister of foreign affairs and deputy PM, said that her country had received “nothing from the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Beledwayne, 27 Nov 2013 (SDN) -Unknown-illness outbreak has claimed at killed at least 50 lives in Hiraan region of central Somalia. The Director-General of Beledweyne hospital Ahmed Mohamed Khalif said “50 people died of the disease whose symptoms included high fever, paraplegia and fecal impaction,” adding that the disease sickened 15 patients in El-Ali village, […]
Posted in Uncategorized | Read More »