Home » 2:43 pm Entries posted on “November, 2013”

Gudoomiye Cusub oo loo Magacaabay Baanka Somalia ee ay iska Casishay Marwo Yusur

Muqdisho 28.Nov 2013 (SDN)- Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u magacowday Bashiir Ciise Cali guddoomiyaha KMG ah ee bangiga dhexe ee Soomaaliya. Golaha wasiirrada ayaa maanta ansixiyay magacaabista Bashiir Ciise oo horey u soo noqday ku xigeenka guddoomiyaha iyo guddoomiyaha bangiga dhex ee Soomaaliya. Hannaanka lagu soo magacaabayo guddoomiye rasmi ah ayaa la sheegay inuu socdo. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: SONYO Grants Start-Up Funds to 70 Young Entrepreneurs

Hargeisa, 28 Nov 2013 (SDN) -Somaliland National Youth Umbrella SONYO in collaboration with the Ministry of Labor and Social Affairs has given out start-up funds to 70 youths from the six regions of the country to help them to start their own business. In a well-organized ceremony held in Ambassador Hotel on Tuesday, SONYO chairman […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhalinyarada Maantu Waa Kuwee? Q1aad.

Tan iyo intii ay somaliland xornimadeeda lasoo noqotay,dhalinyaradeedu waxay soo mareen waayo kala duwan, oo jiilba jiilkuu ka horeeyey uu ka dhibaato badnaa haday noqon lahayd dhanka waxbarashada,caafimaadka iyo hiigsiga mustaqbal ee niyadooda ku jira,hadaba iyadoo taasu jirto ayaa waxaa la odhan karaa dhalinyarada maantu way ka fursad badan yihiin kuwii ka horeeyey,haday noqon lahayd […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Government Appoints Interim Central Bank Governor

Mogadishu, 28 Nov 2013 (SDN) -Somalia’s government appointed a former governor of the central bank to his old post on a temporary basis on Thursday in a bid to steady an institution rocked by rows over corruption. Two governors have left in quick succession this year. The first was accused by U.N. investigators of corruption, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Midowga Yurub iyo Somaliland oo Heshiis Horumarineed kala Saxeexday {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.Nov 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Somaliland Md, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa heshiis horumarin ah la saxeexday wufuud ka socday dalalka Ingiriiska Iyo Dermark, waxaana heshiiska joogay safiirrada labadaa dal u jooga Nairobi. Heshiiskan oo khuseeya mashruuca sanduuqa horumarinta Somaliland oo a iska kaashanayaan labadaasi dal, ayaa heshiiska ka dib waxa ka hadlay Wasiirka Wasaaradda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Saddex Carruur ah Oo Uu Waraabe Ku Cunay Deegaanka Kulbiyow Ee Sh/ Hoose

Kismayo:28-Nov-2013(SDN)- Sida ay Sheegayaan wararka ka imanaya Deegaanka Kulbiyow ee Gobolka Sh/Hoose, waxa Dhibaato weyn ku haya Dadka Halkaas Deggen Xayawaanka Waraabaha loo yaqaan, kaas oo ugu yaraan Saddex carruur ah Deegaankaas ku cunay.   Guddoomiyaha Degmada Badhaadhe Faarax Haybe Xaaji ayaa warbaahinta uga warbixiyay sida Xayawaanka Dhurwaaga ah u saameeyay dadka ku dhaqan deegaankaasi,isagoona […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Afkiisa Ka Sheegay Tirada Kufsiga Hargeysa Ka Dhacay Sagaalkii BIlood Ee Sanadkan Ugu Dambeeyey

Hargeysa:28-Nov-2013(SDN)- Iyadoo uu Maalinba maalinta ka dambaysa sii Badanaya Kufsiga loo Geysanayo Haweenka Reer Somaliland Gaar ahaan kuwa Ku dhaqan Magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu wasiirka wasaraad Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ku dhawaaqay Tiro koob Naxdin oo ay gacanta ku hayaan. Wasiirka oo ka Hadlayey munaasibad lagu daahfurayey Maalmaha loo asteeyey in lagu Xuso […]

Posted in Uncategorized | Read More »

TACSI:Suldaan Buseyri Suldaan Nucmaan Suldaan Sheekh Xasan

T A C S I Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun Anagoo ah qoyska reer Ahmed Abdi Qadhabo, Waxaan dhammaantayo  Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhammaan reerSuldaan Nucmaan Suldaan Sheekh Xasan, meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo Qoyskii, Qaraabadii iyo Eheladii uu ka baxay walaalkayo Marxuum Suldaan Buseyri Suldaan Nucmaan Suldaan Sheekh Xasan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Oo Aan Wali Ka Hadal Xadhig Ganacsade Jaamac Oomaar iyo iyo Khilaafka Xadhigiisa Oo Sababay Hakadka Wafti Bixi lahaa

Hargeysa:28-Nov-2013(SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa wali Aamusnaan ku daawanaysa Xadhi Madaxweynaha Jibouti kula kacay Ganacsade Jaamac Oomaar oo ka mid ah Hormoodka  Maalqabeenada Somaliland oo in Muddo ah Halkaas ku xidhan. Sidoo kale Wafti Ballaadhan oo Badhtimihii Toddobaadkan u ballansanaa inay Safar ku Tagaan Dalka Jibouti ayaa u baaqday khilaaf la Xidhiidha Arrinta Ganacsade Oomaar oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Faallo: Xukuumaddu Miyey Ka Shakiday Cududda Mucaaridka Mise iyadaa Xoojinaysa?

Hargeysa:28-Nov-2013(SDN)-Xukuumaddan Haatan Caynkaanka u haysa Somaliland ee uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamuud Siilaanyo, waxa Toddobaadyadii ugu dambeeyey ay la soo Baxday  Arrimo aan wali lagu arag oo aany ku dhaqmin Maamuladdi Somaliland iskaga dambeeyey. Waxa ay Xukuumaddu ugu horrayn  Maalinamadii Isntiintii Toddobaadkan Camaajulayn iyo  Jiid-jadasho badan kula kacday Hoggaanka sare ee xisbiga mucaaridka […]

Posted in Uncategorized | Read More »