Home » 7:02 pm Entries posted on “November, 2013”

Kenya Appeals to UK not to Ban Khat

London, 28 Nov 2013 (SDN) -Kenyan MPs have appealed to the UK not to “condemn people” by banning the herbal stimulant khat. The leafy substance, grown by many Kenyan farmers, was of economic and cultural significance to many Africans, MP Florence Kajuju told the BBC. The UK government has decided, against the advice of its […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Mashaariic laga Hirgaliyay Magaalada Burco,Kuwo kalena dhagax dhigay {DAAWO}

Burco 28.Nov 2013 (SDN)- Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ku sugan Xarunta Gobolka Togdheer ee Magaalada Burco ayaa Maanta Xadhiga ka Jaray kuwo kalena Dhagax dhigay kuwaas oo ay ka Mid Yihiin Kawaan Casri ah oo laga Hirgalinayo Magaalada Burco,Mashruuca Banka Aroori. Madaxweyne Weyne ku Xigeenka Somaliland waxaa Socdaalkan ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Soomaaliya aqoontiina ayey sugeysaa.”Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud

Muqdisho 28.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta ka qeyb galay munasabad Qalin jebin ah. Halkaasna ka jeediyay qudbad dhiiri gelisay shacabka ku sugnaa goobtaas. Qudabadiisa ayuu Madaxweynaha wuxuu ku yiri” Anigu maanta aad ayaan ugu faraxsanahay  horumarka dhanka wax barashadda. Dowladdana wey naga go’antahay in aan taagerno waxbarashadda Soomaaliya, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xulka Kubada Cagta ee Somalia oo ay ka dul talaabsadeen Xulka Burundi

Nairobi 28.Nov 2013 (SDN)- Ciyaar ka mid ahayd tartanka xulalka Bariga iyo Bartamaha Afrika oo galabta dhex martay dalalka Soomaaliya iyo Burundi ayaa xulka kubbadda cagta Soomaaliya looga adkaaday 2-0. Tartanka waxaa marti-gelinaysa Kenya, waxayna ciyaartii galabta ka dhacday garoon ku yaalla magaalada Machakos oo 64 km u jirta Nairobi. Macallinka xulka qaranka Soomaaliya Maxamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The history of Hargeisa as per documentary from U- Tube taken Hagi Abdi Hussen (Abdi Waraabe) commented by Dr. Mohamed Rashid sheik Hassan (An Ex-BBC Somali broadcaster))‏

A city is a relatively large and permanent settlement and although there is no agreement on how a city is distinguished from a town, however, many cities have a particular administrative and legal status and treated as head quarter of state legislative body and that is what distinguishes a city government from a town. Cities […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargaysa oo uu ka furmay Kulan lagu Magacaabay Mashruuca Rajo abuurka dhalinyarada dalka

Hargaysa 28.Nov 2013 (SDN)- Agaasimayaasha  guud ee wasaaraddaha waxbarashada iyo tacliinta sare  iyo  dhalinyaradda ciiyaaraha  iyo dalxiiska ayaa maanta si wado jir ah uga  qaybgalay kulan loogu magac daray mashruuca rajo abuurka dhalinayarada dalka . Agaasimaha guud ee  tacliinta sare ee wasaartada waxbarashada iyo tacliinta sare Md Khader Axmed Diiriye oo halkaasi ka hadlay ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wasiirada Somalia oo Cod aqlabiyad ah ku meel mariyay Miisaaniyad sannadeedka 2014

Muqdisho 28.Nov 2013 (SDN)- Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodi caadiga, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Miisaaniyadda sanada 2014, Gudoomiyaha KMG ah ee Bangiga dhexe, iyo arrimaha amniga. Ugu horayntii Wasiirka gashaandhiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dab Xoogan oo Maanta Qabsaday Xarun Shiidaal oo ku Taal Isgoyska KM4

Muqdisho 28.Nov 2013 (SDN)- Dab aad u xoogan ayaa waxa uu ka kacay xarun shidaal lagu iibiyo oo ku taala isgoyska KM4 ee magaalada muqdisho,gaar ahaan wadada u leexata dhanka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Dabka ayaa ku faafay guro ka ag dhawaa goobta uu ka kacay,waxana sii xoojiyay dabka dabeyl xoogan oo manta ka jirta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dagaalo u dhexeeya Punt land iyo Khaatumo oo ka socda deegaanka Taleex iyo Aamusnaanta Xukuumada Somaliland

Taleex 28.Nov 2013 (SDN)- Waxaa saacado badan dagaal aad u qaraar ka socdaa duleedka Degmada Taleex ee xaruntii daraawiisheed waxaana dagaalkaasi yahay mid culus oo la sheegay inay soo qaadeen ciidamado daacad u ah hogaamiyaha waqtigisu sii dhamaanayo ee Faroole iyo ku xigeenkiisa. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ahaa mid ay ka war hayeen dadka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Telefishanka Qaranka SLNTV oo Laga Joojiyay in laga Sii daayo Warkii Soo Dhawaynta Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Daawo

Hargaysa 28.Nov 2013 (SDN)- Maamulka Telefishanka ay dawladu maamusho ee SLNTV ayaa ka baaqsaday Tebinta Warkii soo imaatinka iyo Soo dhawaynta Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo maalintii shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu soo dhamaystay socdaal uu in mudo ah ugu maqnaa Wadamo ka Tirsan Qaarada […]

Posted in Uncategorized | Read More »