Home » 5:17 am Entries posted on “November, 2013”

Guddi hoosaadka Arrimaha guddaha ee Britain oo soo jeediyay in aan la Joojin Qaadka iyo Cida loogu daneynayo

Nov 29,2013(SDN)-Guddi hoosaadka arrimaha dalaka Britain ayaa soo jeediyay in aan qaadka cunidiisa iyo ka ganacsigiisaba aan la joojin si aan bulshada cuntaa loo faquuqin isla markaana aan wax yeelo u soo gaarin ka Hawlgalada hortaga Argagixisada. Guddidan oo aan awood sharci laheyn ayaase leh saameyn mug leh waxaaney sheegeen in joojinta qaadka ee Britain […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Le choix : Djibouti à la croisée des chemins

Article dédié à ceux luttent et aux martyrs J’ai commencé cet article en voulant honorer la mémoire de Ahmed Dini, Un homme intègre et un homme de principes, le genre de personnalité que nous avons besoin actuellement, l’homme de la situation. Des que j’ai pris la plume, les noms des héros et des martyrs ont […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo “Wacdarihii Ururka Gacanqabad iyo Habalaha Gaaroodi ee UK”

London Nov 29,2013(SDN)-Ururka Gacanqabad iyo hablaha Gaaroodi oo lacag 62 Kun oo Doolar oo ay bulshada Degmada Salaxlay iyo Hargeysa ee qurbejooga UK ka soo ururiyey si loogu daro dhismaha Wadada Cad ee isku xidha Hargeysa. Halkan hoose ka daawo warbixin uu xaflada deeq ururinta ka diyaariyay TV-ga Qaranka Somaliland.  

Posted in Uncategorized | Read More »

State must act after blast death: coroner

The death of a young Somali refugee in a gas explosion at his home in Albany was an accident, with a WA Coroner finding between 1kg and 4kg of gas had built up underneath the property and there was no way the family would have known. Coroner Dominic Mulligan said the death of 18-year-old Barkad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

barnaamijkii Madasha Qurbejooga iyo Todobaadka Soomaalida Iyo Dhaqanka waxa idiin soo diyaariyey Wariye Cabdilahi Maxamed Cali Daawasho wacan

London 29Nov13(SDN) barnaamijkii Madasha Qurbejooga iyo Todobaadka Soomaalida Iyo Dhaqanka waxa idiin soo diyaariyey Wariye Cabdilahi Maxamed Cali Daawasho wacan.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Tacsi Jaaliyada Gobolka Cayn ee Uk

Anagoo kala Ah Eng:Garaad Cabdi Nasri Garaad Abshir Dhamaan Reer Garaad,Cabdulaahi Xaaji (BBC),Cabdiqadir Nuux Aflahaar,Cabdilaahi Mukhtaar Waraaq,Siciid Xuseen Cawaale,Keef Cali Qambi,Faysal Cusmaan Qambi,Maxmuud Hadhi,Maxmuud Salaax Maxamed ,Diiraya Maxamed Bulaay,CaaqilAxmed Saalix Maxamed ,Cabdi rashiid Baruud  waxaannu halkan uga soo wada direynaa (Tacsi-Tiiraanya) leh dhammaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Danjire Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

XULASHADA TODOBAADKA Somaliland iyo Dooda Qaran oo dhaxmartay Wasiir ku xigeenkii hore Arimaha Dibada iyo Wasiirkii hore ee Kalumaysiga iyo Khayradka Bada waa dood aad u xiso badan dawasho wacan

London 29Nov13 (SDN)XULASHADA TODOBAADKA Somaliland iyo Dooda Qaran oo dhaxmartay Wasiir ku xigeenkii hore Arimaha Dibada iyo Wasiirkii Kalumaysiga iyo Khayradka Bada waa dood aad u xiso badan dawasho wacan XULASHADA TODOBAADKA Somaliland iyo Dooda Qaran

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Police Struggle to Stop Deadly Attacks

Mogadishu, 29 Nov 2013 (SDN) -A Somali police officer is warned on his walkie-talkie that a suspicious car is approaching in the pitch darkness. Alerted, police at the partially-lit checkpoint immediately stop incoming cars, frisk passengers and search for explosives. However, some cars had already passed through unrestricted and tension spreads among the jittery soldiers, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: $ 1.19 Billion Fund Set to Boost Country Development Goals

Hargeisa, 28 Nov 2013 (SDN) -Somaliland, British and Danish Governments have today signed $ 60 Million deal which officially launches the first phase of Somaliland Development Fund (SDF) which will  from now hence forth will provides a single vehicle through which donors can support Somaliland’s development goals at the Presidential Palace.   To read full […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: Fire Destroys Businesses in Mogadishu

Mogadishu, 28 Nov 2013 (SDN) -A fire broke out at a fuel depot and car sale yard, in the centre of the Somali capital Mogadishu, causing extensive damage. Over 100 vehicles, 800 gallons of fuel and hundreds of cartons of car lubricants were in the depot at the time of the fire. A huge smoke […]

Posted in Uncategorized | Read More »