Home » 2:45 pm
Entries posted on “November, 2013”
Borama 29.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbi mucaaradka WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed Oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa shalay galab soo galay Magaalada Boorama oo uu in mudo ah ka maqnaa. Imaatinkiisan ayaa ku soo beegmaya xili khilaafka cakiran ee u dhaxeeyay xisbigooda iyo Xukuumada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jawhar 29.Nov 2013 (SDN)- Qarax bambaano oo xalay ka dhacay suuqa lagu iibiyo jaadka ee magaalada Jowhar ayaa geeystey qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Qaraxan ayaa la sheegay in uu ahaa bambaanada gacanta laga tuuro oo lagu weeraray ciidamo ka tirsan dowladda oo marayay wadada, waxaana qaraxan dhaawacyo ka soo gaaray ugu geeriyootay isbitaalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:29-Nov-2013(SDN)-Afar Dhallinyaro oo Soomaali ah ayey in Dammaanada lagu siiyo Diidday Maxkamad ku taalla Waddanka Kenya. Dhallinyaradan ayaa ku eedaysan Dhacdadii dhawaan ka Dhacday Suuqa Westgate ee Magaalada Nairobi, waxana ay muddu dheer ku jireen Jeel ku yaalla magaaladaas, iyadoo aan wali wax caddayn ah loo haynin. Dacwad Oogayaal ka tirsan Maxkamada ayaa sheegay sii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington:29-Nov-2013(SDN)-Dhibaatada ay Sababteen Duufaanadii dhawaan ku dhuftay Xeebaha Soomaalidu Degto ayaa Qaylo-dhaantoodu Gaadhay Carriga Maraykanka. Inta Badan Soomaalida Deggan Waddanka Maraykanka ayaa dedaal u gashay sidii dhammaan Muslimiinta Ku Nool Carriga Maraykanku uga qayb qaadan lahaan cawinta dadka ku tabaaloobay masiibadan, iyagoo codkooda gaadhsiiyey xarumaha Dadka Muslimka ahi Caawimaaddaha ku ururiyaan. Golaha Imaamyada Woqooyiga Maraykanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Afmadow 29.Nov 2013 (SDN) Wararka aan ka helayno saaka degmada Afmadow ee Gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeyay falaagada Alshabaab iyo Maleeshiyo beeleedka Raaskambooni oo kaa shanaya Kuwa kenya uu halkaasi ka dhacay Xalay. Falaaagada Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday Xarun Ciidamada Maamulka juba ay ku sugnaayeen, hayeeshee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Taleex:29-Nov-2013(SDN)-Dagaalka u dhexeeya Maamul-goboleedka Puntland iyo Jabhadda Khaatumo la Baxday, ayaa wali Halkiisii ka sii socda, waxana, waxana labada dhinacba wadaan hub urursi xooggan. Dagaalkii shaley oo ahaa mid aad u xoog badan, ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen ugu yaraan 10-ruux, halka ay dhaawacuna ahaayeen tiro aad u badan oo aan si rasmi ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jawhar:29-Nov-2013(SDN)-Qarax Xooggan oo Habeenkii Xalay Fiidkii hore ka Dhacay Magaalada Jawhar ayaa Sababay dhimashada Hal Ruux iyo Dhaawaca Tiro kale oo dad shacab ah. Sida ay sheegayaan wararka Soo Gaadhaya shabakada warrarka ee Qurbejoog.co. qofka dhintay ayaa lagu sheegay inay ahayd Haweenay qaad ku iibinaysay suuqa, halka kuwa dhaawacmayna ay ahaayeen dad kale oo halkaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Borama:29-Nov-2013(SDN)- Khilaaf Ba’an ayaa soo Kala Dhex galay Maamulka Gobol Awdal iyo Komishanka Qaranka U Qaabilsan Gobolkaas. Khilaafkan oo ka Dhashay Xafiiskii Komishanku qaranku ku lahaa Gobolkaas oo sida uu Guddoomiyaha Komishanku sheegtay lagu Wareejiyey Hay’ad kale iyadoo oo aan wax talo ah la weydiinin, maadaama uu ahaa masuulkii Hay’addaas u qaabilsanaa Gobolkaas. Gudoomiyaha komishanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:29-Nov-2013(SDN)-Waxa Guud ahaanba Toddobaadkan Diyaaradaha ka soo duula Muqdisho Ee Ku soo Jeeda Hargeysa ay Joojiyeen inay Soo Qaadaan Dadka Sita Basaborka Soomaaliga ah ka dib markii laanta Socdaalka Soomaliya amar kus soo saartay inaan wax Basaboor ah loo isticmaali doonin Goboladdii hore ee Soomaaliya. Mr Gaafow oo aaminsan in Somaliland tahay Gobollo ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The foreign correspondents who covered Somalia in the early 1990s included a lot of war-weary hacks. Dan Eldon wasn’t one of those. He was fresh-faced and talented and just 21 years old when he first travelled to the Horn of Africa nation in 1992. He went to photograph the grinding conflict that even then seemed to […]
Posted in Uncategorized | Read More »