Home » 3:35 am
Entries posted on “November, 2013”
Hargeysa:30-Nov-2013(SDN)-Muddo aan Ka Badnayn Saddex Toddobaad, ayaa Haatan ka Hadhsan Xilligii Loo Ballansanaa in La qabto Shirweynaha Loogu Hadal haynta Badan yahay Somaliland ee uu Xisbiga Talada Dalka haya ee Kulmiye yeelan doono. Illaa iyo Hadda waxa Xisbiga Dhexdiisa ka taagan Muran iyo Is qabqabsi Ba’an, kaas oo la xidhiidha Hab-sami-u-socodka Abaabulka shirweynaha haatan kaabiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:30-Nov-2013(SDN)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Gebi ahaanba Dhinac iska dhigay oo ka Leexday Hawlihii Guurtinimo ee uu qaranka u hayey, una Baydhay Arrimaha Beesha uu ka soo jeedo. Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ku mashquulsan Shirar-doceedyo uu Beeshiisa u abaabulayo, waxana uu Maalmihii la soo dhaafay Kulamo Gooni gooni ah Aqalkiisa magaalada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Members of the Somali community in the Midlands are urging the government to press ahead with plans to criminalise the herbal stimulant, khat. Home Secretary Theresa May wants to re-grade the plant, a stimulant popular among Yemeni and Somali communities, as a class-C drug. But the Commons Home Affairs Committee said this was contrary to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sao Paulo-Brazil-Nov-29-2013-(SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa garoonkii weynaa ee loogu talagaley in lagu furow koobka kubadda cagta ee aduunka Brazil 2014-ka oo dumey kuna dhinteen 2-ba shaqaalihii ka mid ahaa. Laba wiig ayaa ka hadhsaneysd in qorituurka loo sameeyo 32-dii dawladood ka qeybgali lahaa tartankan. Haddaba garoonkan oo lagu magacaabo Itaquerao Stadium ayaa […]
Posted in Sports | Read More »
Nairobi, 29 Nov 2013 (SDN) — More than 10 international aid agencies on Friday said that over 100,000 people devastated by the recent cyclone in Somalia are in urgent need of humanitarian assistance. In a joint statement issued in Nairobi, the agencies which included CARE International, Polish Humanitarian Action Refugees International, Save the Children International, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 29 Nov 2013 (SDN) -Before being sent to Mogadishu, Ahmed Said had never seen a corpse before. His family fled southern Somalia when he was just a child. More than two decades later, the 26-year-old was deported from the Netherlands to Mogadishu, the capital of Somalia, on 5 November. He told Amnesty International: “I […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 29.Nov 2013 (SDN)- Sida ay sheegeen Dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF, inta badan Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa ka cabsi qaba inay ugu soo laabashada wadanka dagaalada ay la dageen ee Soomaaliya,iyadoo dhanka kale Hay’adaha gargaarka loogu baaqay inay howlahooda gargaar u wareejiyaan Soomaaliya. Qaxootiga Soomaalida ee Dhadhaab ayaa sheegay inaan wax micno ah u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Buroa, 29 Nov 2013 (SDN) -Somaliland’s Vice-President Abdirahman Abdilahi Ismail “Zaylici” has on yesterday inaugurated a modern slaughter house completed at a cost of $1.7 million Dollar in Buroa. Togdher region officials, Ministers of agriculture and livestock and a large number of citizens participated the inaugural function of the slaughter house which was completed in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, 29 Nov 2013 (SDN) -Kenya has formally launched a new, Chinese-financed railway which should extend across East Africa to reach South Sudan, DR Congo and Burundi. The first section will link the Kenyan port of Mombasa to the capital, Nairobi, reducing the journey time from 15 hours to about four. It is said to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 29.Nov 2013 (SDN)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo Maalmihii u danbeeyayba ku Sugnaa Magaalada Burco waxa uu kulan kula yeeshay Qaybaha kala duwan ee Bulshada. Madaxweyne Ku Xigeenka Waxaa Kulankaasi ku Wehelinayay Wasiirka Wasaarada Xannaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir Cali, Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje Burco […]
Posted in Uncategorized | Read More »