Home » 4:10 am
Entries posted on “November, 2013”
Muqdisho:23-Nov-2013(SDN)-Inkastoo uu sii Xumaanayo Khilaafka u dhexeeya Ra’iisal wasaare Saacid iyo Madaxweyne Xasan sheekh, Haddana waxa soo Badanaya Siyaasiyiinta Magaca leh ee Arrinta ka Hadlaya. C/raxmaan Baadiyoow ,oo ka mid ahaa musharixiintii isku soo taagay xilka madaxtimo ee dalka septembar 2012-kii ayaa Noqday Siyaasigii ugu Dambeeyey ee Ka Hadla khilaafka iminka u dhexeeya madaxda sare […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe:23-Nov-2013(SDN)-Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay ayaa soo gabagabeeyay socdaal saddex maalmood qaatay oo uu ku joogay deegaanada Puntland. Ergayga ayaa Kulamo Kala Duwan la qaatay Madaxweynaha, musharixiinta Jagada Madaxweyne, Madax dhaqameed iyo Xubno ka Tirsan Bulshada Rayidka ah. Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabila arrimaha Soomaaliya Nicholas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera:23-Non-2013(SDN)-Marsada Berbera waxa Habeenkii Xalay ka Dhacay Shil uu sababay Marakab la yidhaahdo Fartuun Exprees, waxana la sheegayaa inuu Hal qof halkaas ku dhintay halka uu mid kalena dhaawac culusi soo Gaadhay. Sababta Dilka ayaa lagu sheegay Cillad ku timi Wiishka markabka dhakada sare kaga yaalla ee uu u isticmaalo inuu xamuulka iskaga dejiyo. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
LEWISTON, Maine (AP) — A man originally from Somalia has become the first African immigrant to win elected office in Lewiston, a city that has long had a significant Somali population. Write-in candidate Jama Mohamed picked up 10 additional votes at a Thursday recount to win a seat on the school committee. The 29-year-old Mohamed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Lewiston Nov 23,2013(SDN)-Magaalada Lewiston ee Gobolka Maine ee dalka Mareykanka ayaa markii u horeysay nin Soomaali ah u doortay in uu xubin ka noqdo guddida Waxbarashada ee Magaaladaasi. Jaamac Maxamed oo 29 jir ah xilkan loo doortay waxa loo dhaarin doonaa bisha January ee sanadka ina soo haya. Jaamac Maxamed oo qudhiisa ah aabaha lix […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Just before we went to air today, Somali youth climate activist Marian Osman addressed the main plenary at the U.N. climate talks in Warsaw, Poland. “There’s a Somali proverb that goes: ‘A mere finger can’t obscure the sun,’” Osman said. “You cannot hide the truth by deception. As any one of the thousands whom are […]
Posted in Uncategorized | Read More »
To Council Member-elect Abdi Warsame: We speak from among members of the African American community to heartily hail and salute your successful election to the City Council of Minneapolis. You are not only the first continental African to win a seat on the Council, you are the first Somali. Only one other Somali has won […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Columbus Nov 23,2013(SDN)-Ciidamada amaanka ee magaalada Columbus ayaa baadi goobaya ugu yaraan sadex nin oo toogasho ku dilay nin Soomalai ah oo magaaladaas ku noolaa. Qoyska Allaha Unaxariistee Cabdulfataax Yuusuf ayaa u balan qaadaya ruuxii xog ka soo dhiiba cidii ka danbeysay dilka loo geystay marxuumka. Booliska ayaa sheegay kolkii ay gaareen halka ay iska […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 22 Nov 2013 (SM) -Turkish Ambassador to Somalia and Somaliland Ambassador Hani Torun has paid an official visit to Hargeisa, the capital of Somaliland on Friday. Torun met with cabinet members including minister of planning Dr. Sa’ad Ali Shire, saying that Turkey will help Somaliland on the areas of agricultural development. This is the second visit in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.Nov 2013 (SDN)- Safiirka Turkiga u fadhiya Somaliland/Soomaaliya Cemalettin Kanu iyo wefti uu Hoggaaminayo oo Ganacsato ah ayaa socdaal shaqo oo qaadan doona muddo afar maalmood ah ku yimid Somaliland, waxaana madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyay xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada. Safiirka Turkiga oo ka hadlay booqashadiisa ayaa sheegay inay la xidhiidho sidii […]
Posted in Uncategorized | Read More »