Home » 4:17 am
Entries posted on “November, 2013”
Hargeysa:24-Nov-2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland, ayaa si aad ah uga Warwar qaba muranka iyo Is Qabqabsiga muddada Dheer dhexyaallay iyadoo xilligii loo iclaamiyey Shirweynaha Xisbiguna Uu Kaabiga inagu soo Hayo. Madaxweyne Siilaanyo oo Arrinta Daminteeda u igmaday inuu Guddoomiye Saleebaan ka Odayeeyo, ayaa Habeenkii xalay soo Saaray Go’aan uu labada Dhinac iskugu Keenayo. Sida ay sheegayaan Wararka Hoose […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa:24-Nov-2013(S.D.N)- Ka dib Markii uu Si Toos ah ula Saftay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo hore eedo ugu Jeediyey Xisbiga Waddani, ayey Arrintaasi Keentay In Xisbigu Wax iska Weydiiyo Wixii laga Yeelo Lahaa Xubintan Fallaagowday. Kulan muddo Dheer socday oo Hoggaanka Sare iyo Guddiyada Fulintu yeesheen Maalintii Shalay,ayaa la Iskula Meel Dhigay in Guud ahaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Nov 24,2013(SDN)-Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa dalka ka hanaqaaday ganacsi balaaran, iyadoo sidoo kale dalka uu yeeshay shirkado isgaarsiin oo madaxbanaan iyo kuwo xawaaladeed kuwaas oo faa’ido iyo khasaare intaba u leh bulshada Soomaaliyeed. Sidaasi oo ay tahay ayaa waxaa labadii bilood ee ugu dambeeyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Nov, 24,2013(SDN)-Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho qaar kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee wax ka barata Jaamacadaha ku yaala Muqdisho ayay uga hadleen Khilaafka u dhexeeya masuuliyiinta sare ee dowladda FS waxaana ay baaq u direen dhinacyada Khilaafku u dhexeeyo dhamaantood. Furitaankii kulanka ayaa waxaa Khudbado ka jeediyay qaar kamid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Toronto Nov 24,2013(SDN)-Guddigga & Taageerayaasha Xisbigga WADDANI ee Toronto waxay isugu yimaadeen kulan ay ku lafo- gureen xaaladda guud ee Somaliland iyo “ Dooda Qaran” ee ay qabanqaabinayaan labada Xisbi Mucaarid ( WADDANI & UCID). Falanqayn dheer ka dib, waxay isla qaateen qoddobaddda soo socda: Waxaanu taageero buuxda – cilmi , caqli, iyo maalba – […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapolis Nov 24,2013(SDN)-Waa Barnaamijka SAADAASHA DHACDOOYINKA ee TV-ga Somali Chanell ka baxa magaalada Minneapolis, ee dalka Maraykanka ka soo baxa oo ka hadlaayaa arimo la xariiri dhalinyarada Soomaaliyeed iyo farshaxanka sawarada Soomaalida ee sanadlaha ee uu soo Bandhigo Aqoonyahan Maxamed Barre. Fadlan daawada si aad u fahantaan arinta waraysigan ka hadlaya dhalinta Soomaaliyeed ee Qurbejooga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Munich-23-2013-(SDN)-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxaynaa ciyaar aad u xiisa badneyd oo dhexmartay labada naadi ee jarmalka ugu weyn Bayern Munich iyo Borussia Dortmund. Ciyaartan oo ka tirsanayd horyaalka Germany (Bundesliga) ayaa waxaa ka soo qaybgaley dadweyne la ciidh-ciidhaya 82,500 iyo dabcan taageerayaasshooda waraabowga qaba. Ciyaartan oo qeybtii hore labada kooxood isku dheeli tirnaayeen ayaan […]
Posted in Sports | Read More »
London 24/11/2013 (SDN) Kulan balaran oo ay iskugu yimaadeen xisbiga UCID laantiisa UK kaas oo ka dhacay galbeedka London ayaa wax ka soo qaybgalay dhaamaan madaxda xisbiga ee qarada Yurub iyo Xoghayasha Xisbiga ee ku sugan Uk iyo xubno aad u tiro badan. Ujeedada kulankan oo ahaa mid is waraysi iyo wada tashi xisbiga dhaxdiisa ahaa, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
World Cup-Brazil-23-2013-(SDN)-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku xasheynaa u soo bixitaankii xulal qarameedkii ka qeybgali lahaa koobka kubadda cagta ee aduunka (Brazil 2014)oo lagu kala faraxashey. Aalaba koobkan kubadda cagta ee aduunka ayaa la qabtaa 4-tii sanadoodba marba,waxaana la xaqiijiyey oo daaha laga qaadey 32-da dawladoo,waxayna kala yihiin sidatan. Qualified nations out of AFRICA Algeria Cameroon […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeisa, 24 Nov 2013 (SDN) -Surveillance against rash drivers, red light jumpers and violators of lane traffic who cause traffic jam will get a boost; thanks to the decision of Somaliland’s Interior minister Ali Mohamed Waran’ade to allot seven brand new vehicles to traffic police. To read full article click here
Posted in Uncategorized | Read More »