Home » 11:59 am Entries posted on “November, 2013”

”Isku shaandheynta Gudi hooseedka Barlamaanku waa sharci,Faragalin aan naga fogeyn oo aanu jaar nahay ayaa ka danbeeya”Gudoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo ka hadlay arinkaas dawasho wacan

London 24Nov13(SDN)”Isku shaandheynta Gudi hooseedka Barlamaanku waa sharci,Faragalin aan naga fogeyn oo aanu jaar nahay ayaa ka danbeeya”Gudoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Ciro    

Posted in Uncategorized | Read More »

Western Powers Reach Deal with Iran over Its Nuclear Program

Geneva, 24 Nov 2013 (SDN) -The diplomatic gridlock between Iran and the West seemed immovable for decades. But on Sunday diplomats made history, when Iran and six world powers came together on an agreement over Iran’s nuclear program. The deal dials back Iran’s ability to work towards a nuclear weapon and at the same time […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Khayraadka Biyaha oo Hargaysa ka Furay Kulan lagu naaqishayo Xeerka Biyaha Qaranka

Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Kheyraadka Biyaha ee JSL Md Xuseen Axmed Cabdallah ayaa Maanta furay  Shir hawleed ku saabsan sida loogu shaqayn lahaa  xeerka Biyaha Qaranka oo ay hore golyaaasha Qaranku u ansixiyeen Madaxweynaha Somaliland-na dhaqangeliyey.. Shirkan oo ku qabsoomaya Hotel maansoor ee Magaalada Hargeysa  ayaa waxaa ka qayb qaadanaya maareeyayaasha Wakaaladaha Biyaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kooxda Alshabaab oo Lix ka Mid ah Ciidamadooda lagu dilay duleedka Magaalada Beledweyne

Beledweyn 24.Nov 2013 (SDN)- Lix ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab ayaa  saakay lagu dilay duleedka degmada Beledweyne kaddib markii ay ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya ciidamada  Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM  ay howgal ka fuliyeen tuulooyin ku yaalla galbeedka magaalada Beledweyne. Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda ayaaWarfidiyeenada u xaqiijiyay in lix ka mid ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiyada mucaaridka Somaliland laamahooda USA oo kulan yeeshay iyo taageero ay u fidiyeen Shirka Dooda Qaran

Minneapolis Nov 24,2013(SDN)-Kulan ay ku kulmeen madaxda labada Xisbi qaran ee mucaaradka ah ee UCID iyo WADANI ee dalkan Maraykanka oo ay hogaminayeen labada Gudoomiye ee labada xisbi, Gudoomiyaha Xisbiga mucaradka ah ee WADDANI, Marwo Muna Cali Fidhin iyo Gudoomiyaha Xisbiga mucaradka ah ee UCID, Mudane Xasan Yoonis C/lahi, oo ay goob joog ka ahaayeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tacsi:Eng Axmed Xasan Aden oo Hargeysa Ku geeriyooday

INA LILAHI WA INA ILEEYHI RAJICUUN Bahda Shebekeda Somalidiasporanews.com iyo inta ku xiraniba waxa ay tacsi hawada u marinayaan qoyskii ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Eng Axmed Xasan Aden. Marxuumka oo gaari uu la socday uu ku rogmaday duleedka magaalada Hargeysa ayaa  dhashay sanadii 1957dii waxaanu u shqeynayay wasaarada Hawlaha guud ee dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Bahda Hubaal Oo Toddoba Bilood Dhibbane u ah Kiiskii Lagu Soo Weeraray Iyo Cabdilaahi Fadal Oo Madaxa Kaga Taagan

Hargeysa:24-N0v-2013(SDN)-Waxa Maanta oo ay taariikhdu tahay 24-ka Bisha November  ay Bahda wargeyska Hubaal Ugu  Fadhidaa Macne Ballaadhan, waxana ay ugu Beegan  tahay Dhacdo Xanuun Badan oo Caalamka iyo Somaliland-ba Xanuun Badan ka Geysatay. Habeenkan oo kale muddo haatan lagu Joogo Toddoba Bilood waxa Koox Ciidanka Booliska Somaliland ka tirsan oo ku Qalabaysan Hub Noocyo Badan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Lix ka Mid ah Dawladaha Caalamka iyo Iran Oo Heshiis Ramsi ah Gaadhay Geneva

Brugseles:24-Nov-2013(SDN)-Sida ay sheegeen Wasiirada arimaha dibada ee  Dalalkii ka qeyb galayay shirkii ka dhacay magaalada Geneva waxa Dawladda Iran lala Gaadhay Heshiis ku saabsan Arrinta Nuclear-k.   Ma jirto faahfaahino dheeraad ah oo laga sii daayay hishiiska iyo waxuu ku saabsanaa, kaasi oo la gaadhay kadib shan maalin oo wadahadalo ay ka socdeen magaalada Geneva. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Khilaafka Madaxda Soomaalida: Ceeb Mise Caado?! Qalinka: Xassan Xayle

Waa cudurkii hore iyo caadadii lagu yaqiin madaxda dalka, ilaa iyo bilowgii xukuumadihii KMG ahaa. Waxay u egtahay in waxa kaliya ay siyaasiyiinta Soomaalidu awoodaan uu waayahayn danbe, noqday khilaaf aan xal laheyn, muran joogto ah iyo anigaa quman! Waxaa taas ka walwal badan in qaar ka mid ah xildhibaanda Baarlamaanka la moodo inay ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Faahin Faahin Cusub Oo Dawladda Kenya Ka Soo Saartay Kooxdii Westgate Weerartay

Nairobi:24-Nov-2013(SDN)-Waxa xukuumadda Kenya war Cusub ka soo Saartay mar kale weerarkii loo Geystay Xarunta ganacsiga westgate. Warkan ayaa sheegaya in Afar  kamid ah dadkii weeraray dhismaha Westgate ayaa la sheegay in dalka Kenya ay kasoo galeen dhanka dalka Uganda, iyagoo aan soo raacin wax gaadhi ah oo lugeynaya.   Laba kamid ah afartaasi waxaa lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »