Home » 4:40 am
Entries posted on “November, 2013”
Takuhro Nakai-Japan-Nov-25-2013-Akhyaartay Koonkan Ilaahay abuurtey inta aad nooshahay waxaad ku arkaaysaa wax kaa yaabiya,Magaalada lagu magacaabo Takuhro Nakai oo ku taala dalkaa japan ayaa waxaa ku nool wiil yar oo 9-aal jir ah Ilaahayna hibo u siiyey xirfad kasta oo kubadda cagta lagu ciyaaro,bacdamaa aay naadiyaasha aduunka tartan ugu jireen sidii ay ku hanan lahaayeen […]
Posted in Sports | Read More »
Muqdisho:25-Nov-2013 (SDN)-iyadoo ay kala jiidashada Golaha Baarlamaanka ku dhex Maraysa Madaxweyne Xasan iyo Ra’iisal wasaare Saacid meel sare marayso, ayaa Haatan la Arkaa Saacid oo hantiyaya Tiro badan oo aan markii hore la filaynin. Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo warbaahintu ka helayso Xafiiska Ra’iisal wasaaraha, ayaa sheegaya inaanay 168-ka Xildhibaan ee la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:25-Nov-2013(SDN)- iyadoo Dunida oo Dhami haatan ka Hadlayso Rarista Dadka Qaxoontiga soomaalida ah eek u Nool Kenya, ayaa Haatan waxa arrintaas ka Hadashay Hay’adda Qaramada Midoobay ku Qaabilsan arrimaha Qaxoontiga. Hayada UNHCR ayaa sheegtay in Xataa haddii qaxoontiga Somalida ah la Raro ay sii Jiri Doonto Xerada Dhadhaab oo ah Xerada ugu weyn dunida dhinaca […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London:25-Nov-2013M(SDN)-Horumarka Tallaabo Tallaabada ah ee Somaliland ka Jira ayaa Waayadan Dambe Noqday mid soo Jiita Indhaha Waddamada HOrumaray ee Yurub. Jaamacad ku taalla Magaalada London ayaa Cilmi-baadhis ay Somaliland ku samaysay lagu ogaaday inuu jiro xidhiidh ka dhexeeya amaanka iyo horumarka, inakstoo hore xaqiiqooyin caddeynaya jirin. Cilmi-baadhis ay hogaaminaysay, Dr Laura Hammond, oo madax ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:13-Nov-2013(SDN)-Xaaladda Muruga ah ee ay ku Noolyihiin Boqolaal Soomaali ah oo ay Waxyeelo u geysteen Daadadkii Dhawaan Halakeeyey, ayaa keenay in Soomaalida Meelaha Waddanka ka Baxsan Deggeni ay Fadhiga uga Kacaan iskuna Xilqaamaan sidii ay u caawin lahaayeen. Jaaliyadda Soomaalida ee Nairobi, gacansatada Soomaalida Kenya iyo culimada ayaa $42,114 oo doollarka Maraykanka ah ugu deeqay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco:25-Nov-2013(SDN)-Maamulka Dawaldda Hoose ee Magaalada Burco ayaa Fadeexad Musuqmaasuq lugaha la Galay, kadib markii uu Dhawaan Ku Simaha Maayarka Burco Muxumed Jaamac Xoday iyo qaar kamida xildhibaanda golaha deegaanku ay Xadhiga ka jireen wadddo qabyo ah oo aan Wali Dhammaanin, isla Markaana Bulshada u sheegeen inay Waddadaasi Dhamaatay. Fadeexadan iyo Musuq maasuqan Dul Hoganaaya Gudoomiye […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Italy-San Siro Stadium-Nov-25-2013-(SDN)-Akhristiyaal Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku wajahaynaa naadiga facaweyn ee Ac Milan oo horyaalka Talyaaniga kaalinta 13-aad kaga jirta maxaa si ka ah? Todobaadkii hore waxaynu barnaamijkeenii ciyaaraha ku soo qaadaney isqab-qabsiga badan ee faraha lagaga gubtey kana dhexeeyey madaxda sare ee naadiga Ac Milan hormodkuna ka ahayd gabadha uu dhaley malkiilaha naadiga Berlusconi. […]
Posted in Sports | Read More »
Ogaysiis: Dhammaan jaaliyadda Somaliland ee Minnesota waxaa lagu marti qaadayaa inay ka soo qayb galaan xafladda soo dhaweyn ta musharraxa madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga Caddaallada iyo Daryeelka (UCID), mudane Cabdirashiid Xasan Mataan. Wakhtiga: Saturday, November 30th, 2013 5:30– 11:00 pm Goobta: 2400 Park Ave Minneapolis, MN 55404 Wixii faahfaahin dheeraad ah la xidhiidh Hassan Yonis @6126182969 Yusuf […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 25Nov13(SDN)Baraamijkii doorka haweenka oo ka hadlaya Gudniinka fircooniga oo laga joojiyey wadankan Uk iyo Arimo khuseeya arinka Gudniinka
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 24 Nov 2013 (SDN) -Somalia’s Federal Government has on Sunday unveiled its 2014 budget proposal, which is more than this year’s budget. In total, the government plans to spend $219 million, which $128 million of the budget is local income from tax, according to the Ministry of Finance and Planning. Somali Minister of Finance […]
Posted in Uncategorized | Read More »