Home » 11:33 am Entries posted on “November, 2013”

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka oo hargaysa lagu qabtay

Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Xubno wasiiro ah ayaa  ka qeyb galay xaflad loo sameeyay maalinta caalamiga ah ee joojinta xadgudubyada ka dhanka ah haweenka  taas oo lag qabtay   hoolka hayada shaqaalaha ee magaalada hargaysa. Xafladan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada waxa ugu horeyn ka hadlay wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

GUDOOMIYAHA BAARLAMAAN S/LAND AHNA GUDOOMIYAHA XISBIGA WADDANI OO SOO GAADHAY WADANKA INGRIISKA.

London 25Nov13(SDN)Gudoomiye A/rahman Mohamed A/llahi “Ciro” oo beryahaba ku sugnaa Qaaradan Yurub ayaa xalay xili dambe ka soo degay Wadankan Ingriiska. Gudoomiyaha oo safaro kooban ku soo kala bixiyey wadamada Finland iyo Sweden ayaa wadankan Ingriiska kaga qayb geli doona shir ay isugu imanayaan Xubnaha Baarlamaanka ee wadamada barwaaqo sooranka (commonwealth) oo la filayo inuu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The history of Hargeisa as per documentary from Tube taken Hagi Abdi Hussen (Abdi Waraabe) commented by Dr. Mohamed Rashid sheik Hassan (An Ex-BBC Somali broadcaster))‏

A city is a relatively large and permanent settlement although there is no agreement on how a city is distinguished from a town, however, many cities have a particular administrative and legal status and treated as head quarter of state legislative body and that is what distinguishes a city government from a town.Cities generally have […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne ku-xigeenka Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN oo xabsiga laga siidaayay

Jabuuti Nov 25,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka dalada mucaaridka Jabuuti Md Cumar Cilmi Kheyre ayaa ay xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti ay xabsiga ka sii deysay maalmo ka dib kolkii ay qabatay. Xukuumada Jabuuti ayaan faahfaahin ka bixin sababta ay xabsiga u dhigtay Mr Kheyre oo ka mid ah halgaamaayadii u soo dagaalamay xoriyada Jabuuti. Sidoo kale dalada mucaaridka Jabuuti […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Waalidiinta Soomaaliyeed Canada ku nool uga digay in caruurtooda ay Masaajida keligood u diraan

Toronto Nov 25,2013(SDN)-Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalka Soomaaliya oo booqanaya dalkan Canada ayaa digniin culus u soo jeediyay Waadlidiinta Soomaaliyeed ee dalkan ku korsanaya ubadka. Cabdiraxmaan Aadan Ibrahim oo imaantinkiisa Canada ku weheliyay xildhibaan dhawaan Soomaaliya ku soo dhaawacmay ayaa saxaafada u waramay. Xildhibaanka oo haatan ka mid ah Guddida arrimaha Dibedda ee Baarlamaanka Soomaaliya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka arrimaha dibedda Iran oo si weyn Tehran loogu soo dhaweeyay,hashiiskii Nuclearka ee Geneva ka dib

Tehran Nov 25,2013(SDN)-Wefdigii dalka Iran uga qeybgalay gorgortankii dalkaasi la galay reer Galbeedka ee Barnaamijka Nuclear-ka oo mudo tobaneeyo sanadood ka dib heshiis laga garay Axadii. Wefdiga Iran uga qeyb qaatay wadahadalada oo uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibedda ee dalkaasi Maxamed Javad Zarif ayaa gegida duyuuradaha ee Tehran si weyn loogu soo dhaweeyay. Boqolaal ruux […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hadraawi iyo Saleebaan Gaal waa isku Reer waase kala Raad

Ayaan aan fogayn ayaa warbaahinta Somaliland waxa lagu arkay warar naxdin leh kuwaas oo ka waramay caafimaadarada la soo saristay Abwaa Hadraawi. Ayaamo yar ka dib ayaa TVyada Somaliga mid ka mid ah ayaa sawir maqal iyo muuqaal ah ka soo qaaday Abwaanka oo ka waramaya xaaladiisa caafimaad. Wuxu hadalkiisa ku bilaabay; Dadwaynaha waxan jeclay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waran Cadoow cidda aad ogtahay ha la sugin Dooda Qaran ee hada sheeg

Maalmahanba waan idiin maqnaa oo maqaaladii qalinkii ba way soo socdeene waynu yara nasanun balse kolba wax iga  yaabiya markaan arko ayaan waraaqda iyo qalinka isla doontaa oo aan badhaa bal arimuu meelaha ay ka murgeen kadibna waxaan sameeyaa inaan bal isu soo maan guuriyo si wax yaabaha cakirani aynu ulafo gurno oo aynu u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

OGAYSIIS OGGAYSIIS:CAAWA IYO HAWEENKA IYO HABLAHA UCID

Waxa la Ogaysiinaya Dhaman  Taagarayaasha Haweenka UCID ee kunool LONDAN iyo Nawaaxigeed in laqabandoon Xaflad ka dhicidoonta magaalada LONDAN Habeenka  FREDAY 06/12/2013 .Sacada.07:00PM.ILAA IYO OO:30am Address. hoos ku qoran. EGYPTIAN HOUSE 95 BLoemfountain Road Londan W12 7DA.  {halkaasoo lagu soo bandhigi doono  talawadaag  iyo xog urrin xisbiga ah.waxaana GOOBTA  KA HEESAYA FANAANII ISUGU JIRTA RAG […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali MP wants Canadian parents to keep close eye on youths who could be radicalized by extreme imams

A senior Somali government official wants Canadians to pay closer attention to youths to make sure they are not being influenced by radical preachers trying to lure them into taking up arms in his country. Abdurahman Adan Ibrahim, a Member of Parliament and former Deputy Prime Minister, flew to Toronto last week to accompany a […]

Posted in Uncategorized | Read More »