Home » 3:14 pm
Entries posted on “November, 2013”
Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan Safiiro iyo Dublamaasiyiin ah oo booqasho ku Caasimada Dalka ee Hargaysa. Madaxweynaha iyo Weftigan ayaa ka wada hadlay Mashaariicda Horumarineed ee ka dhaxaysa dawladaha ay Weftigani ka socdaan iyo Somaliland sidoo kale waxa uu Madaxweynuhu warbixin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta ka qayb galay xaflad balaadhan oo loo sameeyay daahfurka Faa’iidada iyo daryeelka Caanaha Xoolaha taas oo lagu qabtay huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo khudbad kooban halkaasi ka soo jeediyay ayaa tilmaamay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Xannaanada Xoolaha ee Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali oo ka Hadlayay Madashaasi lagu daahfurayay Mashruuca ka faa’iidaysiga Caanaha Xoolaha ayaa Tilmaamay in Mashruucani yahay Mid ay Somaliland ka caawinayaan Ururka Midowga Yurub isla markaana ay ku baxayso aduun dhan Afar Milyan oo Yuro oo Midowga Yurub bixinayo iyo afar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Maareyaha Madaarka Cigaal International Airport ee Hargeysa ayaa Jawaab ka bixiyay Hadal ka soo Yeedhay Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Waxaanu xusay inay Waayo aragnimo la’aani haysto Musharaxa hab maamuuska ay Gudoomiyihiisa u sameeyeen, Waxa kale uu sheegay in Gudoomiyaha Ucid si fiican […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay ka dib Safar uu ugu maqnaa Dalka Turkiga oo uu kaga qayb galay Shir Xisbiyo Dunida ka kala yimid ku kulmeen. Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid Jaamal Cali Xuseen, Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Ucid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo Maanta ka hadlayay Soo dhawaynta Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo in Mudo ah Socdaal Shaqo ugu Maqnaa dalka Turkiga ayaa sheegay inay fiicnaan lahayd inay si ka balaadhan sida ay u soo dhaweeyeen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ay ku hawlanaayeen balse […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti Nov 25,2013(SDN)-Dawlada Jabuuti ayaa xabsiga dhigtay mid ka mida ganacsatada ugu waaweyn Somaliland iyo Jabuuti ganacsade Jaamaca Oomaar Seed oo xarigiisa loo aaneynayo in uu xiriir la lahaa Ganacsade Cabdiraxmaan Boore. Sirdoonka Jabuuti ayaa in muda ahba laga warhayay basaasida isgaarsiinta kala duwan ee Somaliland ka dib kolkii shirkadaha isgaarsiintu dalkaas ka dhigteen Xarumo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:25-Nov-2013(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa amar ku bixiyey inaan Madaarka loo Sii daynin HOggaanka Sare ee Xisbiga Ucid oo Doonayey inay Soo Dhaweeyaan Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo halkaas ka soo Degayey. Amarkan wasiirka ayaa waxa si Toos ah u fuliyey Ciidanka Ilaalada Madaarka oo Goor Horeba Bilaabay inay Garoonka Ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
If you live in America, you take many of the details of everyday life for granted. Education is one of those privileges. As a girl, Edna Adan, former foreign minister of Somaliland, was unable to receive an education. However it did not stop her from learning. She took time to teach herself how to read […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 24 Nov 2013 (SDN) -Somaliland expects to sign an agreement with a fourth international energy company this week to begin exploring for oil in the semi-autonomous region, Energy Minister Hussein Abdi Dualeh said. An accord with the Middle East-based company, which Dualeh declined to identify, has been completed, he said in a phone […]
Posted in Uncategorized | Read More »