Home » 10:00 am Entries posted on “November, 2013”

Gudoomiyihii Hore ee Golaha Wakiilada oo Maanta Geeriyooday iyo Gudi Heer Qaran oo aaskiisa loo Xilsaaray

Hargaysa 26.Nov 2013 (SDN)-Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Golahayaasha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM, AXMED MAXAMED AADAN (QAYBE), oo ku geeriyooday saaka Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku sifeeyey oday qaran oo inaga baxay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Milicsiga Taariikhda:Madaxda Kulmiye maxey ka yiraahdeen kolkii UDUB iska hortaagtay madaarka Hargeysa

Hargeysa Nov 26,2013(SDN)-Xukuumada Axmed Siilaanyo ayaa haatan buuxisay dhamaan astaamaha munaafaqnimo ee siyasaadoodu ku dhisan tahay ka dib kolkii ay fuliyeen qodob walba oo ay ku caayi jireen xukuumadii ka horeysay ee UDUB. Waa daabacaadii wargeyska Haatuf ee Hargeysa ka soo baxa iyo cadadiisii July 3,2009 akhri oo dhuux catawga Madaxda Kulmiye ee la iska […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada iyo Mucaaridka Syria oo markii u horeysay ogolaaday in ay yeeshaan wadahadalo fool ka fool ah

Dimishiq Nov 26,2013(SDN)-Qaramada Midoobey ayaa shaacisay in bilo faro badan ka dib ay dhinacyada siyaasada ee dalka Syria ay haatan diyaar u yihiin in ay yeeshaan wadahadalo fool ka fool ah. Wadahadalada ayaa lagu wadaa in ay ka dhacaan magaalada Geneva ee dalkaSwitzerland horaanta sanadka ina soo haya. Wadahadalada ayaa lagu wadaa in ay ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gabadh reer Norway ah oo Dood midab-takoorka ah dalkaa ka bilowday

Oslo Nov 26,2013(SDN)-Gabadh Soomaaliyeed oo barata culuunta caafimaadka oo ku nool dalka Norway ayaa biloowday dood la xiriirta midab takoor ka jira dalkaasi. Gabadhan oo la yidhaahdo Warsan Ismaciil oo 23 jir ah ayaa boga Internetka ee Twitter ku baahisay dhacdooyin soo maray iyada Qoyska ay ka dhalatay mudadii ay dalkaasi ku noolaayeen. Dooda gabadhani […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaad ka taqaan Magaalada Soomaalida nolosha ugu wanaagsani ku nooshahay ee Yurub ku taal?

Helsinki Nov 26,2013(SDN)- Warxin ay daabacday Open Society Foundation ayaa lagu shaaciyay baaritaan lagu sameeyay nolosha Soomaalida ku nool dhawr magaalo oo Yurub ku yaal iyo sida ay noloshooda ugu qanacsan yihiin. Soomaalidan oo noloshooda lagu soo bandhigay hab farshaxana ayaa waxa lagu eegay sida ay noloshooda magaalooyinkaasi u saameeyeen. Somalida ku nool magaalada Helsinki […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Thanks to City of Helsinki, Somalis in Helsinki Happy, says Report

(FINNBAY) – Helsinki, 25 November 2013. According to the latest report published by the Open Society Foundations, Somalis in Helsinki enjoy a good life in Helsinki due to numerous policy initiations from the Helsinki City. Somalis in Helsinki is part of a seven city research series, Somalis in European Cities, which examines the realities of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shir Sanadle ah oo uu xisbiga Wadani ku qabsaday Sweden ayaa lagu doortay hogaan cusub

Stockholm Nov 26,2013(SDN)-Waxa dalka Sweden lagu qabtay shirkii sanadlaha ahaa ee Xisbiga wadani ee dalkaasi. War saxaafada loogu talo galay oo naga soo gaaray xisbiga wadani laantiisa Sweden ayaa sidan u dhignaa. “Shirkii -Sanadlaha ahaa Ee Xisbiga Waddani Laantiisa Sweden, oo xalay qabsoomay ayaa waxa ka soo qayb-galay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka SLND,waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada DJibouti Ee Ku Sugan Beledweyne Oo Hanjabaad Cusub Ka Helay Kooxda Al-shabaab

Beledweyne:26-Nov-2013(SDN)-Ciidamada Waddanka Jibouti ee Haatan ku sugan Gobolka Hiiraan, ayaa Hanjabaado Cusub ka Helay kooxda Al-shabaab oo dhawaan halkaas ka fulisay qarax xoog badan. Sheekh C/casiis Abuu Muscab, ayaa wuxuu markale uu hanjabaado u jeediyay Ciidamada Dowladda Jabuuti, ee ka tirsanka hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom.   Afhayeenka hawlgalada Ururka Al Shabaab, ayaa wuxuu sheegay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The history of Hargeisa as per documentary from Tube taken Hagi Abdi Hussen (Abdi Waraabe) commented by Dr. Mohamed Rashid sheik Hassan (An Ex-BBC Somali broadcaster))‏

A city is a relatively large and permanent settlement although there is no agreement on how a city is distinguished from a town, however, many cities have a particular administrative and legal status and treated as head quarter of state legislative body and that is what distinguishes a city government from a town.Cities generally have […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Norskrasisme: Tweets By Somali Student Triggers Discussions About Racism In Norway

Tweets written by a Somali medical student about some of her unpleasant experiences in Norway have inspired an online discussion about racism in the Scandinavian nation that witnessed the horrific massacre of 77 people by a far-right extremist just two years ago. Over the weekend, Warsan Ismail, a 23-year-old Norwegian of Somali descent, released various […]

Posted in Uncategorized | Read More »