Home » 6:26 pm
Entries posted on “November, 2013”
Nairobi, 26 Nov 2013 (SDN) -The United Nations refugee agency (UNHCR) has identified three priority areas to which it will help Somali refugees return home from Kenya, a senior official said on Tuesday. The UNHCR signed an agreement with the governments of both countries on Nov. 10, and half a million Somali refugees living in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 26 Nov 2013 (SDN) -A mapping exercise to register businesses and infrastructure in Mogadishu, Somalia’s capital, aims to provide the government an opportunity to engage in urban planning, raise revenue to fund civic programmes and help settle land disputes, which are increasing as people return to their former homes after decades of conflict. The […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay wehelinayaan Wefti balaadhan iyo Engineer-ada faraha ku haya dhismaha wadada Hargeysa iyo Berbera u dhaxaysa oo maanta boqasho ku tegay wadadaasi oo ay ka socoto shaqo aad u culusi. Kormeerka Wasiirku ku tegay maanta wada ayaa la xidhiidhay inuu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha wada tashiga iyo toosinta Qaranka Somaliland ayaa maanta arimo dhawr ah ku dhaliilay Xukumadda Somaliland ee Madaxweyne Silaanyo gadhwadeenka ka yahay. Mujaahid Ibraahin Dhagaweyne, Mujaahid Xasan Ciise Jaamac iyo Mujaahid Maxamed Xaashi ayaa dhaliilo kala duwan u jeediyay Xukumadda, kuwaasi oo ku wajahan diido Xukumaddu kala hor […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Nov 2013 (SDN)- Kulan lagu gorfaynayay sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa dhalinayarada ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaarada qorshaynta iyo horumarinta qaranka. Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Hayada ILO waxa kasoo qeyb galay ururada bulshada , waiiro , agaasmiyaal guud iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay qiimayn lagu sameeyay heerka shaqo la aanta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 26 Nov 2013 (SDN) -The former speaker of Somaliland’s House of Representatives, Ambassador Ahmed Mohamed Adan (Qaybe), has died in Hargeisa. Ambassador Qaybe, 84, died in Hargeisa’s main Hospital at about 6:30 am on Tuesday. A formidable politician, Ambassador Qaybe was the Speaker of Somaliland’s House of Representatives from 1997 to 2005. Also Ambassador […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Allah ha u naxariistee waxaa saaka 6:30 subaxnimo magaalada hargeysa ku geeriyooday Marxuum Ambassador Axmed Maxamed Aadan (Qaybe) oo ahaa gudoomiyihii hore ee Golaha wakiilada Somaliland si weyna looga yaqaanay deegaanada ay Soomaalidu degto iyo daafaha caalamkaba, waxaana maalinta burrito ee Arbacada lagu aasayaa magaalada hargeysa iyadoo Madaxweynaha Somaliland u aaskiisa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 26 Nov 2013 (SDN)The European Union, together with its implementing partners ICIPE and FAO, have launched a new milk sector project in Hargeisa that will support Somaliland’s food security and local industry. Somaliland is currently importing the majority of its milk as powdered milk, in order to meet this increasing demand. However, with an […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Mujaahid Ibraahin Dhagaweyne oo maanta ka hadlay shirjaraa’id oo ay qabteen siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka ayaa xukuumadda madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku eedeeyey inay siyaasiyiinta mucaaridka ah ka horjoogsato madaarka hargeysa. “magaalada Hargeysa oo dhami waa tii dhaqaaqday maalintii uu ina Riyaal yidhi kama soo dagayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
sawirka Maanta iyo Farshaxanka Daawasho wacan
Posted in Uncategorized | Read More »