Home » 3:33 am
Entries posted on “November, 2013”
Hargeysa:27-Nov-2013(SDN)-Waxa Magaalada Hargeysa Guud ahaan si weyn looga Dareemayaa Dhaqdhaqaaq xooggan oo ay samaynayaan Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah waddani iyo waliba Mataanahooda kale ee Ucid, kuwaas oo u diyaargaroobaya sidii ay usoo dhaweyn lahaayeen Guddoomiyaha Xisbiga waddani ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland. Dhaqdhaqaaqyadan ayaa waxa Xoojiyey Tallaabo ay xukuumaddu Hoggaanka Ucid ugu diidday inay Galaan Garoonka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:27-Nov-2013(SDN)-Suldaan Maxamed Cabdilaahi Xuseen(Galaal) oo Ka Mid Haldoorka Dhaqanka Somaliland ayaa Si Kulul u Dhaliilay Dhaqanno Cusub oo waayadan Dambe Lagu Arkay Xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo. Suldaan Galaal oo Maalintii shalay qaar ka mid ah warbaahinta ugu warramayey Huteel Hadhwanaag ee Magaalada Hargeysa, waxa uu Ugu Horrayn ka Hadlay Dhawaaqii dhawaan ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:27-Nov-2013(SDN)- Sida ay Noo Xaqiijiyeen Saraakiil Sare oo xisbiga waddani ka tirsani, waxa Xalay Fiidkii Saldhigga Dhexe ee Magaalada Hargeysa lagu Xidhay Afar xubnood ka tirsan Guddi uu Xisbigaasi u xilsaaray Soo Dhweynta Guddoomahooda. Afartan Nin ayaa sidoo kale lala xidhay Gaadhi ay wateen, kaas oo ay saarnayd Sameecad ay Taageerayaashooda iyo shacabka kale ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:27-Nov-2013(SDN)-Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi ayaa si kulul u weeraray Xukuumadda Madaxweyne siilaanyo iyo Waliba Hab-dhaqanka Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan. Maxamed Xaashi oo ka Hadlayey Madal ay shalay Madasha wada-tashiga oo uu Xubin ka yahay ku qabteen Shir jaraa’id, ayaa Dhaliilay Faro-gellinta ay xukuumaddu ku bilowday Golaha Baarlamaanka, waxana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington Nov 27,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa walaac ka muujisay xariga Muqdisho loogu geystay Gabar la kufsaday iyo suxufi wareystay iyo maamule iddacad kufsiga laga baahiyay oo xabsiga la dhigay. “Xarigani waxa uu sare u qaadayaa suaalaha ku xeeran ilaalinta dhibeneyaasha colaada ka dhanka ah Haweenka iyo xoriyada saxaafada”sidaa waxa yiri afhayeenka wasaarada arrimaha dibedda qeybteeda Africa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Nov 27,2013(SDN)-Maamulaha Iddaacada Shabeelle ee magaalada Muqdisho ayaa maalintii shanaad xabsiga ugu hoyday shababo la xiriira wareysi lala yeeshay gabar suxuufiyad ah oo sheegtay in wariye ka howl gala warbaahinta dawlada uu kufsaday. “waxaan xabsiga ugu jiraa wariye Shabeelle ka tirsan oo camerad iddaacadu leedahay ku wareystay gabadh la kufsaday”sidaa waxa yiri Cabdimalik Yusuf […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 27Nov13(SDN) Xoghayaha xisbiga Ucid ee Uk Mudane Cabdilaahi Cumar Shaqale ayaa si adag u canbaareyey dhacdadii foosha xumayd ee layska hor istagay Madaarka Hargaysa Murashaxa Madaxwaynaha xisbiga Ucid mudane jamaal cali xuseen iyo marti sharaf kale ee la socotay gudoomiyaha ayaa isaga oo u waramaya saxafada waxa uu shegay in xukumadu ay rabto in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London, 27 Nov 2013 (SDN) -The British Foreign and Commonwealth Office (FCO) have advised against all travel to Somalia, including Somaliland and called any British nationals in Somalia and Somaliland to leave. The FCO said in a statement issued today that there is a There is a high threat from terrorism, including kidnapping, throughout Somalia, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington, 27 Nov 2013 (SDN) -A federal jury Tuesday found a Somali man who acted as a negotiator for pirates aboard a hijacked ship not guilty of piracy, but had not yet reached a verdict on two lesser charges. Ali Mohamed Ali, 51, who would have faced a mandatory life sentence if convicted of piracy, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London, 26 Nov 2013 (SDN) -The government in Saudi Arabia has launched a brutal crackdown on migrant workers it sees as illegal. The Middle Eastern kingdom has a population of almost 30 million, with nine million migrants making up more than half of the workforce. The government is scapegoating migrants without papers, saying they are […]
Posted in Uncategorized | Read More »