Home » 12:11 pm Entries posted on “November, 2013”

Tide Could Turn In Somaliland

Hargeisa, 27 Nov 2013 (SDN) -Four years after Somaliland opened its doors to oil and gas exploration with its first licensing round, this self-proclaimed nation still works to overcome perception. But the tide appears to be changing. Investors, for the most part, have been steering clear of Somaliland, which split from Somalia but is still […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Jaamacada Camuud oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Boorama

Boorama 27.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha jaamacada camuud ahna gudoomiye ku xigeenka gudida tacliinta sare ee Somaliland  Prof Saleebaan Axmed Guuleed  ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxada gobolka Awdal ee Borama. Gudoomiyaha jamaacadda Camuud Prof Saleebaan Axmed Guuleed oo safar labo bilood qaatay ugu maqnaa cariga Markaykanka iyo qaar ka mida dalalka Carabtaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiye Cirro oo dalka ku soo laabtay kuna adkaystay,Qabashada Dooda Qaran,Isku shaandhayntii uu sameeyay golihiisa iyo fariin uu u diray Gudoomiyaha Kulmiye

Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro isla markaana ah Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa si xamaasadi ku jirto loogu soo dhaweeyay Gagida diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee Magaalada Hargaysa kadib markii uu soo dhamaystay safar uu mudaba ugu maqnaa wadamada Yurub. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada waxaa soo dhawayntiisa ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The history of Hargeisa as per documentary from U- Tube taken Hagi Abdi Hussen (Abdi Waraabe) commented by Dr. Mohamed Rashid sheik Hassan (An Ex-BBC Somali broadcaster))‏

As this historic document, last revision is made. A city is a relatively large and permanent settlement and although there is no agreement on how a city is distinguished from a town, however, many cities have a particular administrative and legal status and treated as head quarter of state legislative body and that is what […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Britain ayaa ku celisay in Muwaadiniintoodu aaney u socdaalin Soomaaliya iyo Somaliland

London Nov 27,2013(SDN)-Dawlada Britain ayaa k ucelisay digniiin ay u jeedisay muwaadiniintooda oo ay uga digtay in ay u socdaalaan dalka Soomaaliya oo Somalilandna ay ku jirto. Wasaarada arrimaha dibedda ee Britain ayaa qoraalkan ay soo saartay sidoo kale ugu baaqdayi n muwaadiniintooda ka hawlgala Somaliland ay deg deg uga baxaan ama u digtoonaadaan. “Waxaanu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

US concern after alleged Somali rape victim arrested

US officials on Monday voiced concern over the arrest of an alleged rape victim in Somalia and the journalists who reported on her story, calling for a “credible investigation” into her allegations. Washington was “deeply concerned” about the arrests of the woman, as well as Mohamed Bashir Hashi, the reporter who interviewed her, and Abdulmalik […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Letter From Doha Center for Media Freedom to Somali President

Doha — We received with sorrow the news that the Somali Government has expelled Shabelle network from the premises given to them by the former minister information and confiscated their transmitters and radio equipment. When they were finally returned to them, they were vandalized and were out function. The Radio transmitters have been damaged and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Translation key to helping immigrants understand MNsure

“Whatever the Imam says is highly respected,” she said. “He is the leader in the religion.” Setting up shop at the mall also was strategic. On Fridays, when few Somalis work, the shopping center attracts young, uninsured men — a demographic that’s critical to the economics of the exchange. Hassan Abdi of Minneapolis followed the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Shirwaynaha xisbiga oo keli ah ayaa awood u leh doorashada guddoomiyaha, ku-xigeenada, xoghayaha guud iyo golaha dhexe ee xisbiga, waa awood aanay cid kale farogelin karin” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye

Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN)- Xisbiga tallada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa dhigiisa dalka Itoobiya ee EPRDF, kala hadlay qoddobo badan oo la xidhiidha aqoonsiga Somaliland iyo sidii si sal-balaadhan labada qaran u yeelan lahaayeen wax-wada qabsi. Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo uu weheliyo Xoghayaha Guud ee xisbigaasi Md. Xasan Siciid Yuusuf, ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali radio director arrested over rape case

Somali government security forces have arrested the director of the popular privately owned radio station Shabelle for allowing a reporter to use the station’s camera to record an interview with an alleged rape victim, Al Jazeera has learned. Speaking from prison on Monday, Abdimalik Yusuf Mohamud said he was arrested because a camera belonging to […]

Posted in Uncategorized | Read More »