Home » 5:49 pm
Entries posted on “November, 2013”
Baahda shabakada qurbojeeg waxay hambalyo u dirayaan Dr: Nimco Daahir Ismacil oo manta ka qalin jabisay jaamacad ku tala wadankan Uk London Nimco ayaa waxa dhalay wariiyaha caanka Daahir Ismaaciil ee ka hawl gala Tvga qaranka Somailand Hambalyo Hambalyo Hamblayo
Posted in Uncategorized | Read More »
Laas Caanood 27.Nov 2013 (SDN)- Gelinkii hore ee maanta ayaa waxa dagaallo ka bilawdeen Tukaraq Iyo Godqaboobe oo katirsan gobolka Sool,Dagaalkan oo sida la sheegay u dhexeeya malleeshiyooyin kazoo wada jeeda gobolka Sool haseyeeshee kala taageersan siyaasadaha Khaatumo iyo Puntland ayaa wuxu ka dhashay ismaan-dhaaf ku salaysan shir siyaasiyiinta degaankan ee kala taageersan siyaasadaha kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hordhac Ereyga Wahaabi laftiisa ayaa iiga baahan faah-faahin intaanan gelin dulucda qoraalkayga. Waayo, cidda aan doorkeeda ka hadlayo waa inaan sheegaa waxay tahay. Dadka badankiisu waxay isticmaalaan xagjir, Islaamiyiin iyo asal raac. Anigu se waxan aalaa door bidaa Wahaabiyiin. Waa koox diimeedyo laga soo afuufo Sucuudi Careebiya oo inta badan dunida Islaamka khalkhal iyo fadqalalo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN)- Waxaa maanta magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland aas Qaran loogu sameeyay Rabi naxariistiisii Janno ha ugu deeqee Marxuun Axmed Maxamed Aadan Qaybe oo ahaa Gudoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Somaliland oo Shalay Subax ku Geeriyooday Hargaysa . Aaska Marxuunka Waxa ka Qayb galay Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo,Hogaanada Golayaasha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa si aan hore loo arag maanta loogu soo dhaweeyay dib ugu soo laabashada dalka oo uu in Mudo ah ka Maqnaa. Arrimaha soo Jiidashada leh ee soo dhawaynta Gudoomiye Ciro laga arkayay waxa uu ahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(1930kii – 2013ka) “Si aanay taariikhdu u lumin qof kasta oo qalin iyo warqad isu qaata oo damca taariikhdii uu soo maray in uu wax ka qoro, isaga ayaa ka mas?uul ah wixii dhalliilo qoraalkiisa ku soo baxa. Sidaa daraaddeed, waa in uu qofka wax qorayaa iska ilaaliyaa, inta ay xusuustiisu gaadhsiiso, wixii dib ugu soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN) Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Axmed Muumin Seed ayaa daboolka ka qaaday in dawlada madaxweyne Siilaanyo ay awood u adeegsatay Taageerayaasha Xisbigooda ee u heelanaa inay soo dhaweeyaan Gudoomiyaha Xisbiga Waddani C.raxmaan Cirro isla markaana sheegay in Ciidamada amaanku ay Taageerayaashooda ka dejiyeen una diideen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN)- SULDAAN MAXAMED CABILAAHI Xuseen Galaal, ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii dhawaan ka soo yeedhay wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ee uu ku Sheegay in rag Somaliland u dhashay oo dalka ku sugani ay laaluush ku soo qaateen burburinta somaliland. sidoo kale waxa uu dibadda soo dhigay mashaariic qarsoor iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, 27 Nov 2013 (SDN) -Politicians, dignitaries, and hundreds of ordinary people gathered today for the state funeral of Somaliland’s former speaker of the House of Representatives, Ambassador Ahmed Mohamed Adan (Qaybe), who died on Tuesday at the age of 84. To read full article click here
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa saaka dadweynihii ka dhoofayay garoonka diyaarada Magaalada Hargeysa ee Cigaal international ka horjoogsatay inay gaadiidkooda ku dhaafaan barta kantaroolka ee u dhaw hotelka Abassador ka dib markii ay boqolaal ciidanka sida gaarka ah u tababar ee loo yaqaano RRU-da iyo ciidanka Booliska soo dhoobtay jidka isku xidhan hotel […]
Posted in Uncategorized | Read More »