Home » 2:00 pm Entries posted on “September, 2013”

Golaha Wasiirada oo kulan gaar ah ka yeeshay xaaladda gobolada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe

Muqdisho, September 28, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah, waxaana shir guddoominayay kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed, waxaana kulankan lagu casuumay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho kaasoo sharaxaad ka bixinayay xaaladda amniga gobolka, qorshaha deriseynta, kaalinta gobolka ee amniga caasimadda iyo weliba mashaariicda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Warbixintii Wasiirka Arrimaha Guduhu ka Jeediyay Golaha Guurtida {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Warbixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka Jeediyay Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida Somaliland . Wasiirka Arrimaha Guduhu wuxuu si faahfaahsan uga Waramay Hawlgalo dhinaca nabadgalyada iyo isu soo dhawaynta Bulshada Walaalaha ah oo ay ku tageen deegaanka Gawsa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somalia oo Kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo wixii ay ka wada hadleen

New York 28.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo ku kulmay magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa kawada hadlay xoojinta dagaalka lagula jiro Al-Shabaab iyo dib u dhiska dalka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka codsaday xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxay Mucaaridnimaddii noqotay Xaasidnimo, Yaan Waddooyin la samayn oo yaan Madaarro la Samayn” Wasiirka Madaxtooyada

Berbera 28.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii u horeysay jawaab ka bixiyay dhaliilaha iyo naqdigii ay siyaasiyiinta mucaaridku ka faafinayeen maalmihii la soo dhaafay xeerka takaaliifta horumarinta waddooyinka. Wasiir Xirsi waxa uu sheegay in mucaaridku markii ay waayeen wax ay ku mucaaridaan ay isu bedeleen inay ka ba’aan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland Proving More Attractive –(Video)

Hargeisa, Sep 28, 2013 (SDN) -Improved security in Somaliland has enhanced investor confidence, including those seeking contracts in reconstruction in a country where infrastructure has been reduced to a bare minimum by over 20 years of war. With resources like oil, minerals and a long coastline, Somaliland is proving more attractive than even South Sudan, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Warbixin ka siiyay Golaha Guurtida hawlaha nabadaynta ee Wasaaradiisu ku hawlan tahay

Hargaysa 28.Sep 2013 (SDN)- Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland  ayaa  fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad  ee galaha guurtida md siciid jaamac cali ayaa waribxin ka dhagaysatay  Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha j s l md Cali Maxamed Warancadde . Wasiiirka Arimaha Gudaha  waxa ku wehelinayay halkaasi taliyeyaasha ciidamada booliiska iyo ilaalada xeebaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiy ku Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada oo ka hadlay Xeerka Takaaliifta Wadooyinka

Hargaysa 28.Sep 2013 (SDN)- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiiladda j sl  md cali yuusuf axmed  ayaa maanta ka hadlay arimo badan oo ay ka mid atahay xeerkii dhawaanta la ansixiyay ee takaaliifta horumarinta wadooyinka . Guddoomiye ku xiogeenka  ayaa faah faahin ka bixiyay  ahmiyada xeerka takaaliifta  wadooyinku u leeyay bulshada , waxaana uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Laba Doonyood oo Kalluumaysato ah oo laga qabtay Xeebaha Maamul Goboleedka Punt land

Boosaaso 28.Sep 2013 (SDN)-Ciidamada Ilaalada dekedda Boosaaso ayaa soo qabtay doon iyo laba saxiimadood oo si sharcidarro ah uga kalluumaysanayey xeebta gobolka Bari Ciidamada ayaa kalluumasatadaas 26 kalluumaysato ah oo la socday doonta ka soo qabtay meel 5 mayl u jirta dekadda, waxayna dhammaantood oo muwaadiniin Yemen u dhashay ah ay ku ku howlanaayeen gurashada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawladaha Uganda iyo Maraykanka oo ka Wada Xaajoonaya la dagaalanka Kooxda Al Shabaab

Kampala 28.Sep 2013 (SDN)- Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Chuck Hagel iyo madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa shalay ka wadahadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Kulanka oo ka dhacay xarunta waaxda gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon ee gobolka Virginia ayuu Mareykanku ku amaanay Uganda dowrka ay ka qaadatay dagaalka looga soo horjeedo Al-Shabaab oo xiriir la leh Al-Qaacidda. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ingiriiska oo digay Khatarta Kooxda Al shabaab Weerarkii West-gate kadib

London 28.Sep 2013 (SDN)- Weerarkii dhimashada badnaa ee ka dhacay Westgate Mall ee Magaalada Nairobi ayaa siyaabooyin kala duwan waxaa kaga hadlay Beesha caalamka Qaarkoodna Weerarkaasi ka dib waxay galeen taxadar dhanka amaanka ah, iyagoo ka baqay in talaabada xigta iyaga ay noqdaan. Dalka Britain marka loo eego Yurub waa Wadanka ugu badan ee Soomaalida ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »