Home » 8:56 pm Entries posted on “September, 2013”

Axmed Cabdi Ibraahin Oo Loo Doortay Guddoomiyha Guud ee Isku Xidhiidhka Jaalliyadaha Somaliland Ee Bariga Afrika. Kampala

(KampalaSDN)  Fadhi wadajir ah oo ay yeesheen xubnaha joogtada ah ee Jaalliyadaha Somaliland ee bariga Afrika ayaa si rasmi ah loogu soo doortay rule 333/28/9/2013 AA Ahmed Abdi Ibraahim in uu noqdo laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 28/9/2013, Guddoomiyaha cusub mana khilaafsana doorashadii tan ka horeysey ee warbaahinta kusoo baxdey laakiin waa toosin aanu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Berbera Mayor Switches Allegiance to Ruling Party –(Video)

Berbera, Sep 29, 2013 (SDN) -The Mayor of Berbera city Abdishakur Mohamud Hassan (Cidin) and Berbera local council member Abdirashid Haji Mohamed Yusuf of the opposition Justice and Welfare party have amicably switched to the ruling party KULMIYE, which is the latest political earthquake to rattle UCID- the justice and welfare party.  The defectors, who met […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Community in U.S. Fears New Wave Of Stigma After Kenya Attack

Minneapolis, Sep 28, 2013 (SDN) -TAs American law enforcement agents pored over evidence collected from the deadly siege at a Nairobi shopping mall to learn, in part, whether those responsible had any ties to the United States, people of Somali descent here braced for what they fear could result in a new wave of stigmatization […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Khudbadihii kala duwanaa ee Soo dhawaynta Maayarka Berbera ee ku biiray Xisbiga Kulmiye oo dhamaystiran {DHAGAYSO}

Berbera 28.Sep 2013 (SDN)- Waxa maanta berbera lagu qabtay xaflad balaadhan oo loo sameeyey laba xubnood oo miisaan culus ku leh gobolka saaxil oo taageeradoodii ku wareejiyey Xisbi xaakimka talada haye ee Kulmiye taas oo si weyn loo soo agaasimay kana soo qayb galeen masuuliyiin tiro badan. Munaasibadan oo Kulmisay Madaxda Sare ee Xukuumada Somaliland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Human Rights Watch oo Ugu Baaqday dawlada Kenya inay ka Taxadirto dhibaato loo gaysto Bulshada Somaliyeed iyadoo loo sibir saarayo Weerarkii West-gate

Nairobi 28.Sep 2013 (SDN)- Warbixin ay soo saartay hay’adda xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch  ayaa looga digay dowladda Kenya in ay dhibaato u gaysato Shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha dalka kenya gaar ahaan Shacabka ku nool xaafada Islii ee magaalada Nairobi. Iyadoo ka hadashay dhacadadii todobaad hore ee lagu weeraray suuqa loo Westgate […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Federaalka Somalia iyo Xukuumada Malta oo ka wada arrinsanaya soo Celinta Cilaaqaadkoodii

New York 28.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan iyo raysul wasaaraha dalka Malta Joseph Muscat ayaa kawada hadlay xiriirka labada dal iyo sida Malta ay gacan ugu geysan karto dadaallada ay waddo dowladda. Wargeyska Times of Malta ayaa qoray in Joseph Muscat uu ka dalbaday wasiirka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland oo Shaacisay in Falalka Kufsiga Haweenku ay ku soo Bateen Somaliland

Hargaysa 28.Sep 2013 (SDN)- Wasaarada arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa Daboolka ka qaaday  in deegaannada Somaliland uu ku soo badanayo kufsiga loo gaysanayo haweenka. Wasiirka arrimaha gudaha ee Maamulka Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay Maanta Golaha Guurtida mar uu Warbixin   siinayay waxa uu Sheegay in Tusaale ahaan  shalay oo  kaliya ay heleen kiiska siddeed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga Kulmiye oo ay ku biireen Maayarkii Berbera ee Xisbiga Ucid iyo Xildhibaan isla Ucid ah {DAAWO}

Berbera 28.Sep 2013 (SDN)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka koowaad ee galoaha wakillada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax  oo ay Weheliyaan xubno ka tirsan Golaha wasiirada ayaa maanta xarunta Gobolka saaxil ee BerBera kaga qayb galay xaflad si weyn loo soo agaasimay  oo loo sameeyay xubno ka mid ah Golaha Degaanka Degmada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland Sees Impressive Budget Growth

Hargeisa, Sep 28, 2013 (SDN) -The Somaliland cabinet on Thursday approved a $212 million budget for 2014 which is an impressive 70% increase from last year’s $125m. This is more than double the budget by Somalia’s central government despite international recognition and support which the fledgling somaliland does have. Late last year, lawmakers in Mogadishu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Joint Stetement Between the Somali Prime Minister and Turkish Prime Minister

The Prime Ministers of Somalia and Turkey met in Ankara Turkey on Thursday, 26th September 2013.  Present at the meeting were senior cabinet members from both countries and His Excellency Bekir Bozbag, Deputy Prime Minister of Turkey. His Excellence Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon extended his Government’s sincere gratitude and appreciation in the brotherly […]

Posted in Uncategorized | Read More »