Home » 4:34 am
Entries posted on “September, 2013”
Waxaa jira xeerar iyo shuruuc aynu samaysanay qaran ahaana aynu ku dabaqno qaabka adeegsiga sharci ee markaas jira iyo sida loo raacayo, oo ay qaranka cidi masuul uga tahay, Hadaba Waxaa La Gudboon Gudida Diwaan galinta iyo ansixinta Asxaabta Somaliland Inay Ka Hadlaan oo Go’aanka ugu haboon ee sharci ay ka qaadan xubnaha Golaha Deeganka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Sept 29,2013(SDN)-Dawlada dalka Kenya ayaa caro uga jawaabtay digniin Mareykanku ka soo saaray booqashada dalkan dhaqaalihiisu ku tiirsan yahay safarada damaashaadka ee reer Galbeedku halkaa ku tagaan. Dawlada Mareykanka ayaa ku celisay digniin ay booqashada dalkaasi ka soo saartay bishii June ee ina dhaaftay. Qoraalkan cusub ee muwaadiniinta Mareykanka looga digayo in ay booqdaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New york:29-Sep-2013(SDN)-Ra’iisul wasaaraha dalka India Manmohan Singh ayaa ka sheegay kulanka Qaramada Midoobay ee magaalada New York ee dalka Mareykanka in dalka ay deriska ay yihiin ee Pakistan ay ka jirto waxa uu ugu yeedhay argixiso halis ah. Ra’iisul wasaarayaasha India iyo Pakistan ayaa lagu wadaa in maanta ku kulmaan iyaga oo ku sugan dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq Sept 29,2013(SDN)-Dawlada dalka Syriaa ayaa maalin uun ka dib shaacisay in ay aqbashay gooan uu soo saaray Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo qeexayay in dalkaasi gebi ahaanba uu burburiyo hubkiisa Chemicals-ka. Raiisul wasaaraha dalka Syria Wael al-Halqi ayaa saxaafada u sheegay goaanka dawlada Syria ee ku wejahan qaraarka QM ee burburinta hubka Chemical-ka. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:29-Sep-2013(SDN)-Weerarkii dhawaan kooxda abaabulini ku qaadeen xaruntii ganacsiga ee Westgate, ayaa waxa isa soo taraya in la magacaabo magacyada iyo dhalashada dadkii ku waxyeelloobay. Haatan waxa si rasmi ah loo magacaabay Laba gabdhood oo walaalo ah Somali -Canadian ah, waxana la sheegay inuu dhaawac ka soo gaadhay weerarkaas. Gabdhahan walaalaha ah oo lagu kala magacaabo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:29-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Golaha Aqoonyahanka Somaliland Xasan Jaamac Bacad, ayaa ka hadlay arrimo badan oo haatan ka taagan Somaliland, waxana uu Dhaliilo badan dusha ka saaray Xisbiyada qaranka ee Haatan ka jira Somaliland. Aqoonyahan Xasan Bacad oo Maalintii shalay u Warramayey Qaar ka mid ah warbaahinta Somaliland, ayaa sidoo kale ka hadlay xaaladan cusub ee dalku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:29-Sep-2013(SDN)-Madaxtooyada Somaliland, ayaa wadda Qorshe meesha lagaga saarayo Taliyaha Ciidanka Qaranka Sarreeye Gaas Ismaaciil shaqalle, islamarkaana lagu magacaabayo Taliye kale Oo Cusub. Sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno shakhsiyaad si aad ugu dhaw aqalka madaxtooyada Somaliland, waxa qorshahan xilka lagaga xayuubinayo la waday muddo Gaabban oo aan sidaas u sii badnayn, waxana la diyaariyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tehran Sept 29,2013(SDN)-Madaxweynaha Dalka Iran Xasan Rooxaani ayaa dib ugu noqday magaalada Tehraan ka dib safar uu ku tegay xarunta QM ee magaalada New York. Madaxweynaha Iran ayaa intii uu ku guddo jiray safarkiisa Qaramada Midoobey waxa uu guulo ka gaaray sidii la isugu soo dhaweyn lahaa dalalka reer Galbeedka iyo Iran. Waxaana uu khadka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The conflict in Somalia is one of the most important international crises affecting this country because of the number of British citizens who have travelled to the region as ‘jihadists’ to join Al Shabaab. The ‘White Widow’, Samantha Lewthwaite, may be the most notorious, but between 50 and 100 young British Muslims are believed to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
We were hearing last few days discussions about road bill purposed by the government on the subject of a tax increase of certain services in Somali-land, which is overwhelming passed by the House of Representatives in an effort of generating extra revenue to finance the expected upgrading our medical care, social programs, continuity of vital […]
Posted in Uncategorized | Read More »