Home » 11:44 am Entries posted on “September, 2013”

Dufcadii 10aad ee Ka Qallin Jebisa Jaamacada Hargaysa iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ka qayb galay {DAAWO SAWIRO}

Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha jsl  Mudane Axmed  Maxamed Maxamuud  siilaanyo ayaa maanta ka qeyb galay xaflad loo sameeyay dufcadii tobnaad ee ka qalin jabisa jaamacadda hargaysa. Munaasibadan oo lagu qabtay xarunta jaamacadda hargaysa ayaa waxa ka soo qeyb galay xubno ka mida golaha wasiirada ,xildhibaano  ka kala tirsan golyaasha qaranka waxgarad, waaldiinta ardayda jaamacadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hanjabaad loo Gaystay Wasiiro iyo Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Kenya lana Xidhiidha Weerarkii Westgate

Nairobi 29.Sep 2013 (SDN) – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wasiirka macdanta dalka Kenya Najiib Balala ayaa la sheegayaa in ururka Al-shabaab ugu hanjabeen in ay khaarajin doonaan sida lagu sida laga soo xigtay laamaha sirdoonka dalka Kenya, Waaxda sirddonka dalka ayaa sidoo kale shegaysa in nin lagu magacaabo Shacbaan oo horey ugu lug lahaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kana waramay safarkiisa

Muqdisho 29.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shegay in balaayiin doollar lagu taageeri doono maashaariicda horumarinta iyo dib u soo celinta amniga guud ee dalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta Muqdisho dib ugu laabtay ayaa sheegay in dowladda ay dajisay qorshayaashii loo isticmaali lahaa lacagta loogu yaboohay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dad Hubaysan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho iyo Hawlgalo ay Wadaan Ciidamada amaanku

Muqdisho 29.Sep 2013 (SDN)- Siddeed qof oo saddex ka mid ah la tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin kooxda al-Shabaab ayaa lagu qabqabtay howlgallo ay ciidamada dowladda xalay ilaa saaka ka sameeyeen degmooyinka Hodan, Howl-wadaag iyo Shibis ee gobolka Banaadir. Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska ayaa sheegay in saddexda qof ee looga shakiyay inay xiriir […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargaysa oo lagu soo Gabo gabeeyay Kulan Guud oo ay Yeesheen Gudida Wanaag farista iyo Xumaan ka reebista

Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Magaalada Hargeysa ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay kulan labo maalmood uga socday guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista oo ah guddi ka jira gobollada Somaliland oo isku xil qaamay inuu wax ka qabto waxyaabaha ka hor imaanaya anshaxa diinta iyo akhlaaqda wanaagsan. Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta ee maamulka Somaliland Sheekh […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Go’aamo Xal looga dhigayo Muranka ka dhasha isku qabsiga Dhulka oo Baydhaba lagaga dhawaaqay

Baydhaba 29.Sep 2013 (SDN)- Guddiga nabadgalyada gobolka Baay ayaa soo saaray go’aan lagu xakamaynayo muranka iyo is-qab-qabsiga ku saabsan lahaanshaha dhulka oo mararka qaarkood khal-khal galiya ammaanka. Taliyaha ciidanka booliska gobolka Baay, Kornayl Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo warbaahinta u akhriyey go’aanka uu soo saaray guddigu ayaa sheegay in iyadoo la tixgalinayo nabadgalyada iyo xasilloonida gobolka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wefti ka Socda dawlada Federaalka oo Gaadhay Magaalada Beledweyne iyo Sababta Ujeedada Socdaalkooda

Baladweyne 29.Sep 2013 (SDN)- Mas’uuliyiin ka socda wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka iyo xubno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha, Cali Abtidoon Xalane ayaa maanta gaaray magaalada BaladWeyn  ee xarunta gobolka Hiiraan. Cali Abtidoon oo warbaahinta kula hadlay Beledweyne ayaa sheegay in safarkooda uu la xiriiro […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baraamijka daryeelka cafimaadka iyo Star Tv iyo waxana ay ka hadlaysaa Kadihaysta daawasho wacan

London 29Sep13(SDN) Baraamijka daryeelka cafimaadka iyo Star Tv iyo waxana ay ka hadlaysaa Kadihaysta waxa iska kashaday baraamijkan qurberjoog.com iyo StarTv daawasho wacan.

Posted in Uncategorized | Read More »

The ‘Shabaab’ of Gaza and Somalia

First of all, I would like to explain that I do not mean the youth of Gaza today. I am referring to my own generation in the title, and will explain why later. Last Monday evening, Frank Gardner, the BBC security affairs correspondent, translated the word Shabaab for his viewers to the English term “lads.” […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia President Says Mall Attack Group Threatens World

Somali President Hassan Sheikh Mohamoud said the al-Qaeda linked group al-Shabaab that besieged a Nairobi shopping mall is embracing guerrilla attacks as part of an “international jihadist agenda” and poses a global threat. Somalia-based al-Shabaab, whose Sept. 21 mall attack in neighboring Kenya killed at least 67 people, is changing tactics after losing territory they […]

Posted in Uncategorized | Read More »