Home » 2:26 pm
Entries posted on “September, 2013”
Hargeisa, Sep 29, 2013 (SDN) -Somaliland President Ahmed Mohamed Mahmoud Silanyo was the guest of honor at a graduation ceremony held for 744 students, the tenth batch to graduate from the various faculties of University of Hargeisa which was held today at the University campus in Hargeisa. President Silanyo speaking during the Graduation ceremony congratulated […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saving the future through education today… Dr. Mohamed Ahmed Jimale Rector of the Somali National University Rebuilding the Somali National University: From the ashes of a bullet riddled nation to producing bright minds for a brighter future Sunday, September 29 3:00-5:00pm […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Khartoum 29.Sep 2013 (SDN)- Magaalada Khartoum ee xarunta dalka Sudan ayaa maalinkii lixaad waxa ka socda dibadbaxyo xoogan oo looga soo horjeedo nidaamka talada dalka haya ee madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir. Ciidanka Amaanka ayaa lagu soo waramaya inay awood u adeegsadeen sidii ay u kala cayrin lahaayeen dadka dhigaya banaanbaxyada, waxana sidoo kale lagu dhawaaqay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
As claims of a Maine connection to last weekend’s terrorist attack on a Kenyan shopping mall have become more dubious, voices within the state’s Somali refugee community have grown louder and angrier. They want to know why newspapers, TV stations and politicians so quickly repeated allegations from an obscure Twitter account that Somali-Americans from Maine […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boosaaso 29.Sep 2013 (SDN)-Saraakiisha ciidanka daraawiishta Puntland ee ku sugan buuralleyda Golis ee galbeedka magaalada Boosaaso ayaa sheegay in xalay ay howgallo ka sameeyeen deegaanno ka tisan tuulada Galgala kuwaas oo ku dhaawacay sida ay sheegeen saddex nin oo ka tirsanaa maleeshiyada al-Shabaab. Taliyaha ciidamada daraawiishta ee aagga buuralleyda Galgala Jaamac Siciid Warsame ayaa sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, Sep 29, 2013 (SDN) –The militants who led the attack on a Kenyan mall hired a shop there in the weeks leading up to the siege, senior security sources have told the BBC. This gave them access to service lifts at Westgate enabling them to stockpile weapons and ammunition. Having pre-positioned weapons they were […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa maanta fadhigii Golaha Wakiilada waxa uu Warbixin ka siiyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee Sannadka Soo Socda ee 2014ka . Wasiirka Wasaarada Maaliyaddu Waxa uu sheegay in ay miiisaniayad sanadeedka 2014 ee xukuumada dhexe ay tahay boqol […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, Sep 29, 2013 (SDN) –Kenyan authorities had intelligence pointing to an attack in Nairobi a day before the Westgate mall attack. According to counter-terrorism documents, the government and military were warned that al-Shabaab was planning an attack on the capital where it would storm a building and hold hostages. There are also reports that […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 29.Sep 2013 (SDN)- Sirdoonka dalka Biriten MI5 ayaa sheegay in gudaha waddankasi ay ka baadi gobayaan ku dhawad 60-qof oo Soomaali ah kuwasi oo xiriir dhow la leh kooxda Al-shabab.Kuwaaso oo sirdoonka dalka Britain shaaciyeen inay xiriiro dhaw la leeyihiin kooxda Alqaacidada soomaaliya ee Alshabaab isla markaasna xasuuqa iyo dhibaatada ka wada gudaha iyo dibedda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha wakiiladda j s l oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golaha wakiiladda j s l mudane cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi corro ayaa waxay warbixin ku saabsan odaraka miisaaaniyadda 2014 ka ka dhagaysteen wasiirka wasaaradda maaliyadda j sl cabdicasiis maxamed samaale . waxa wasiirka maaliyadda ku welinayaywasiiru dawlaha wasaarada maaliyada […]
Posted in Uncategorized | Read More »