Home » 3:31 am
Entries posted on “September, 2013”
Washington Sept 30,2013(SDN)-Dawlada dalka Marekanka golleyaasha kala duwan ayaa todobaadyadii u danbeysay ka doodayay miisaaniyada dalkaasi oo ay hareeyeen suaalo is dul saaran oo qaarkood yihiin kuwo siyaasadeysan. Odoroska miisaaniyada ayaa intiisa badan khuseeya laba qodob oo labada xisbul xaakim ee dalkaasi aad ugu kal fog yihiin. Qodobka hore waa kor u qaadka saqafka ama […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Toronto Sept 30,2013(SDN)-Laba gabdhood oo da’yar ah oo ku dhaawacmay weerarkii dhawaanta lagu qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate Mall ayaa loo soo qaaday dalkan Canada. Fardoowsa iyo Dheeman Cabdi ayaa kolkii ay ka soo degee magaalada Toronto waxa si toos ah loo geeyay cusbitaalka SunnyBrook Hospital. Dheeman cabdi oo iyadu qabta dhaawac culus oo lugaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
TORONTO – The Toronto-born teen seriously hurt in last week’s mall attack in Nairobi arrived in Canada Sunday afternoon for medical treatment that may save her injured leg. Fardowsa Abdi survived the assault, carried out by members of the Somalia-based militant group al-Shabab, but her leg was so badly injured doctors in Kenya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 30sep13 Baraamijka Doorka Haweenka oo marti ku yihiin Dhagoolayasha Safiya Xaji ,iyo Hodan Shariif oo bulshada u soo bandhigeen Jacaylkodii Dawasho wacan
Posted in Uncategorized | Read More »
London 30.Sep 2013 (SDN)Waa Barnaamij Taxane Ah Oo Ay Ay Idiin Daadihinayaan Labada Agab Ee Qalin Iyo Buug Waa Maad Iyo Madadaalo Siran Oo Hadana Sirgacan Idinkaa Kala Saariye, Waxaanay Had Iyo goorba Ka Faaloon Doonaan Hadba Waxa Indhaha Iyo Dhagaha Dadka Somaliyeed Soo Jiita+Gabay. W/Q: Abwaan Maxamed Xasharo. Had iyo horaan waxaaan salaamayaa dhamaanba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, Sep 30, 2013 (SDN) -Somaliland’s minister of interior Ali Mohamed Waran’ade has announced on Sunday that the use of old Somali currency dubbed as Gimbar as a legal tender is prohibited in Sanag region. The minister also declared that the dusk to dawn curfew imposed in Erigavo, the capital of Sanag region ten days […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Sep 29, 2013 (SDN) -In a small dark room in Mogadishu’s Banaadir Hospital, a group of patients sits quietly on wooden chairs waiting to collect their monthly medication ration. They’re all HIV positive. The medicine they are given is anti-retroviral (ARV) drugs. The female patients wear a face veil while the men cover their […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa maanta ka jawaab celiyay Warar Sheegaya inuu Wasiirku uu iclaamiyay in Wakhti danbe loo qaban doono Sidii Lacagta Giinbaarta ah looga bedeli lahaa Gobolka Sanaag,Waxaanu Wasiirku ku dooday in lacagta keliya ee Gobolkaas ka shaqaynaysa ay tahay Shilling Somaliland . Mudane […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 29.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali ayaa Kormeer hawleed ku tagay Magaalada Berbera isagoo u Kuurgalaya hanaanka uu u socdo dhoofka xoolaha maadaama la guda galay Moosinkii Xajka . Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Somaliland ayaa Sheegay inuu ku bogaadinayo Hawl wadeenada Wasaarada Xoolaha Hawl qabadkooda ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa dadweynaha Gobolka Sanaag u jeediyay in lacagta keliya ee ka shaqayn karta Gobolkaasi ay tahay Shilling Somaliland . Wasiirka waxa uu Sheegay in Lacagta Shilling Somaliland oo dhawaan Si rasmi ah looga dhaqan […]
Posted in Uncategorized | Read More »