Home » 11:19 am
Entries posted on “September, 2013”
Istanbul 30.Sep 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulamo kula qaatay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Turkiga, jaaliyadda Soomaalida, gudoomiyaha gobolka Istanbul Mudane Huseyin Avni Mulu iyo ganacsato u dhashay dalka Turkiga. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay kulan dheer la qaatay ardayda Soomaaliyeed ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Sept 30,2013(SDN)-Guddoomiye kuxigeenka sadexaad ee Xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeeray wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji. Wasiirka ayaa sheegay in mucaaridku ay kolkii ay waayeen qodob ay ku dhaliilaan xukuumada ay haatan dhaliilaan horumarka. Md Cali Gurey oo qoraal uu dhigan barta internetka ee Facebook […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:30-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa eedo Culus Dusha ka saaray Hab-dhaqanka Xukuumadda uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo, waxana uu jawaab ka bixiyey Qaabkii loogala dhaqmay Munaasibaddii qalinjabinta jaamacadda Hargeysa ee Shalay. Eng. Faysal Cali waraabe oo Habeenkii xalay waraysi gaar ah siinayey Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, ayaa dhacdadii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:30-Sep-2013(SDN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid ayaa maalintii shalay Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland U gudbiyey Beddelka labadii xubnood ee Golaha Deegaanka Berbera ee dhawaan sheegay inay ku biireen xisbiga Kulmiye. Sida uu noo xaqiijiyey Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali waraabe, waxa ay xisbigu codsigooda Hore ka gudbiyeen Maalintii shalay si ay u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Voluntary protesters asked the ministry of interior a permit to exercise their basic right: to peacefully demonstrate against what they recognize to be inappropriate bill but unfortunately, their right was denied for no apparent reason. The “propaganda” minister, in my view—because democracies don’t have information ministers but spokesperson for president or premier— jumped in to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:30-Sep-2013(SDN)-Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa soo saartay amar dad badani u riyaaqeen oo wax lagag qabanayo Dadka ku mamay dhulka aanay waxba ka beerayn ee ay iska sheegtaan. Dawladda Hoose oo uu Hormood u yahay Duqa Caasimadda ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco, ayaa amar ku bixiyey inaan cidna laga aqbali doonin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:30-Sep-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa qaadday tallaabooyin dhiig Bax ah oo ay madaxda Axsaabta qaranka kaga hor istaagayso inay ka hadlaan Goobaha la iskugu yimaaddo ee munaasibadaha ah. Xukuumaddan haatan talada dalka haysa oo caan ku ah inay ka damqato, kana cararto dhaliilaha mucaaradkeedu u soo jeediyaan, ayaa intii muddo ahaydba ku hawllanayd sidii ay iska ilaalin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Sept 30,2013(SDN)-Dawlada dalka Kiinya ayaa sheegtay baaritaan ay mudaba waday in ay qabqabteen dad badan oo lala xiriirinayo weerarkii ay koox hubeysani ku qaadeen xarun ganacsi oo Nairobi ku taal. Dawlada Kiinya ayaa sheegatay in ay ilaa iyo haatan gacanta ku dhigeen ilaa 12 ruux oo ay ku tuhmeen in ay ku lug lahaayeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:30-Sep-2013 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa Habeenkii Xalay mar kale xabsiga u taxaabtay Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle oo Hoggaamiye u ah Urur-diimeedka Xisbullah, kaas oo dhawr jeer oo hore xabsiga la dhigay. Sheekhan oo saaxiib la ah jeelka, ayaa xadhiggiisa waxa xaqiijiyey Afhayeenka Xisbullah Cali Cumar Maxamuud, isagoo sheegay in aanu garanayn sababta keentay xidhiga sheekha. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceerigaabo:30-Sep-2013(SDN)- Askari Boolis ah ayaa Duhurnimadii shalay ku Geeriyooday Degaanka Ximan-gareen oo qiyaastii 20-km jahada bari ka xigta magaalada Ceerigaabo kaddib markii sida la sheegay uu meel u galay nin booliisku doonayeen in ay soo qabtaan oo laga soo dacwoodey. Boliiska ayaa gacan ku dhiiglihii “Ninka boliisku doonayeen inay soo qabtaan ayaa dhexda u […]
Posted in Uncategorized | Read More »