Home » 12:37 pm
Entries posted on “September, 2013”
Kismaayo 26.Sep 2013 (SDN)- Saddex qof ayaa xalay oo Arbaco ahayd lagu dilay meelo kala duwan oo ka tirsan degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Mid ka mid ah saddexda qof ee la dilay oo ka tirsanaa ciidamada maamulka KMG ah ee Jubba ayaa maydkiisa laga helay meel u dhow xeebta xaafadda Calanley. Labada qof […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)-Kulan lagaga hadlayay dar dargalinta hawlaha shaqo ee wasaarddaha dawlada eek u shaqada leh arimaha caruurta oo socday mudo laba maalmood ah ayaa lagu soo gabagabeeyay huteel ka guuleed ee magaaldda hargaysa. Kulankaas oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka kala socday wasaardaha shaqada iyo arimaha bulshada , cadaaladda , waxbarshada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Newyork:26-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maraykanka oo uu haatan ku sugan yahay kula kulmay madax sare oo Adduunka ka socotay. Madaxweynaha oo magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay madaxweynaha Turkiga Abdallah Gul, Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamim Bin Xammaad iyo xog-hayihii hore ee arrimaha dibadda ee Mareykanka Hillary […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)-Xog hayaha gobolka maroodi jeex md xamse ciise cabdi iyo saraakiil ka socota wasaardda caafimaadka qeybta nafaqo darada caruurta ayaa maanta deeq raashin ah kala wareegay hayadda wadaniga ah ee gar gaar foundation. Deeqadan oo isagu jirta boorash daqiiq iyo saliid ayaa loo qeybiyay sedsex iyo sodan qoys oo ka diiwaan gashan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaarisa:26-Sep-2013(SDN)- Isku shaandhayn ballaadhan oo la sameeyey ayaa keentay in la beddelo Taliyahii ciidanka Policeka ee gobolka waqooyi, Waxana la keenay Taliye cusub oo Police. Taliyaha cusub ee Booliiska gobolka wuqooyi bari ayaa waxaa noqon doona Henry Barmao isaga oo badali doona taliyihii hore ee Policeka gobolka waqooyi bari . Taliyaha cusub ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)-Kulan caalami ah oo lagu soo bandhigayay in madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport uu dib u habayntii lagu sameeyay waafaqsanayd heerarka caalamiga ah ee madaarrada, ayaa xalay lagu qabtay xarunta Ha’yadda shaqaalaha dawladda ee Magaaladda Hargeysa. Xafladaas waxa ka soo qeyb galay Wasiirro, Xildhibaano ka tirsan Guurtida iyo Wakiiladda, Wakiillo iyo khubaro […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormadii: 1aad Hargeysa:26-Sep-2013(SDN-)Ma maqli jirteen: “Is-ma dhaantiyo dhasheed.” Alleylehe waa tan oo kale. Waxa ka sii daran kuwa ay codkooda iyo gacantoodaba ku yimaaddeen ee maantana looga fadhiyo taa shalay dhacday ee aan la mahadin teedii. Odeygii doobta weynaa ee Timacadde ayaa laga hayaa: “Irsiqiinnii waa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:26-Sep-2013(SDN)-Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, ayaa waxa ay Dabagal dheer ku samaysay Xildhibaanadii markii hore ka soo horjeeday Xeerka duuduubka lagu meel mariyey ee Horumarinta waddooyinka, waxana ay ku guulaysatay inay mid walba Hesho dooddiisii oo qoran. Haddaba waxa ay shabakaddu u ballan qaadaysaa Akhristayaaasheeda inay maali kasta U soo Gudbin doonta mid ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Ku abtirsada Xisbul Xaakiimka Kulmiye ayaa ku dooday in Xeerka Takaaliifta Horumarinta Wadooyinka ee ay doraad ansixiyeen mid la xidhiidha xaga horumarka. Xildhibaanka ayaa isku xidhiidhiyay in Korodhka Mushaharka Ciidamada ee Derajada qaatay uu saamayn ku yeelanayo Habka dhaqaale Ururinta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)- Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Md Cabdirashiid Jibriil Yuusuf ayaa magaalada hargaysa ka furay aqoon is weydaarsi ku saabsan kor u qaadista aqoonta suxufiyiinta kaasoo ay ka qayb qaadanayaan war fidiyeeno ka kala socda dalalka Soaliland iyo Somalia. Aqoon isweydaarsigan oo ay soo qaban qaabisay Radio Ergo Journalist […]
Posted in Uncategorized | Read More »