Home » 5:34 am
Entries posted on “September, 2013”
Hargeya:27-Sep-2013(SDN)- Maanta waxa aynu halkii ka sii Amba qaadi donna qormadeenii Taxanaha ahayd eek u saabsanayd Xildhibaanadii ku Guuldarraystay inay Is Waafajiyaan Garaadkooda iyo calooshooda, kuwaas codkooda siiyey wax aanay aragti ahaan taageerasanayn si ay calooshooda u buuxsadaan. Maanta waxa aanu Halkan idiinku haynaa Lab aka mid ah xildhibaanaddii sida weyn uga horyimi markii Hore […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qormadii: 2aad Hargeysa:27-Sep-2013(SDN)-1960kii markii la is-raacay, woqooyi iyo koonfur, waxa loo yaqaannay ‘Dibitaatiyaasha’ iyo ‘Anuun baa nool.’ Magac iska baxay ma ahayn, bal se wuxu ahaa mid loo xiddigiyay. Lixadannadii waxay wadan jireen nimankaasi baabuur yar yar oo u badnayd Fiat, 1,100 (millecente D ama R) ah. Waxa baabuurtaa yar yar ugu oolli jiray lambar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:27-Sep-2013(SDN)-Mataxtooyada Somaliland, ayaa Markii Ugu Horraysay ka hadashay waxa uu daarran yahay shirka Golaha wasiirrada oo Maalin kasta oo Khamiis ah ku shira Madaxtooyada Balse aan hore loo ogaan jirin waxa ay ka hadlaan. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, ayaa isagu markii ugu horraysay faahfaahiyey wixii lagaga hadlay shirkaas, waxana uu shir jaraa’id oo uu ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Sept 27,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee Xisbiga UCID Mujj.Cali Yusuf Cali Gurey ayaa qoraal uu dhigay boga Facebook ayaa uu uga waramay sababha uu isleehay Madaxweyne Axmed Siilaanyo waa uu ugu biiray Jabhadii SNM. Md Cali Gurey oo ka mid ahaa sarakiishii sar sare ee Jabhadii SNM ayaa waxa uu qoraalkiisan diirada ku saaray habka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Statement by H.E. Hassan Sheikh Mohamud President of the Federal Republic of Somalia 68th Session of the United Nations General Assembly 26 September 2013 Mr. President, Secretary General of the United Nations, Heads of State and Government, Excellences, Ladies and Gentlemen, It is an honor for me to be here with you today. As it […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa Sept 27,2013(SDN)-Barnaamijka Dhacdo iyo Cibiro ee todobaadkan ayaa waxa uu ku saabsan yahay talooyin wax ku ool ah oo ku wejahan Waalidiinta Qurbaha ku korsada Ubadka. Barnaamijka oo sida caadada ahba uu inoo soo diyaariyo isla markaana uu soo guddbiyo Sheekh Saciid Cali Axmed. Barnaamijkan Dhacdo iyo Cibiro oo la socod badan iyo muhiimad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq Sept 27,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Syria Bashar Al Asad ayaa shegay in dawlada Mareykanku weli ku hawlan tahay qorshe ay dalkiisa ku weerareyso. Madaxweynaha dalka Syria ayaa sidaa ku xusay wareysi uu dhawaan siiyay TVga qaranka ee dalka Venezuela oo la yidhaahdo Telesur network. Madaxweynaha ayaa ka waramay sida dalkiisu uu ugu hawlan yahay sidii hubka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New York Sept 27,2013(SDN)-Dawladaha Mareykanka iyo Iran ayaa qaaday tilaabo isku soo dhaweyn kareysa labada dal oo mudo sodon sanadood ah aaney madaxdoodu kulamo yeelan. Xoghayaha Arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka John Kerry iyo wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Iran Mohammad Javad Zarif oo ayaa kolkii u horeysay si fool ka fool ah u kulamay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Sept 27,2013(SDN)-Qoys Soomaali ah oo haatan ku nool dalka Kiinya balse heysta dhalashada dalkan Canada ayaa laba gabdhood oo qoyskaasi ka mid ahi waxa ay ku dhaawacmeen weerarkii Westgate dhawaanta lagu qaaday. Labada hablood ee Dheeman iyo Fardowsa Cabdi ayaa ka mid ahaa dadkii waxyeeladu ka soo gaartay weerarkii Shabaabku sheegteen ee Westgate. Dheeman […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sept 27,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qudbad ka jeediyay kulanka madaxda aduunku ku leeyihiin xarunta Qaramada midoobey ee New York. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa ku soo qaatay waxqabadkii dawladiisa mudadii sanadkii aheyd ee ay jirtay. Waxaanu Madaxweyne Xasan Sheekh aya sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in gacan la siiyo oo aduun loogu […]
Posted in Uncategorized | Read More »