Home » 6:27 pm
Entries posted on “September, 2013”
Nairobi, Sep 27, 2013 (SDN) -Kenya’s interior minister said on Friday the country would not bow to Shabaab demands to pull troops out of Somalia following a devastating mall attack in Nairobi by the Al-Qaeda-linked insurgents. “We went to Somalia because Al-Shabaab was a threat to national security… We will continue to take action on […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 27.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha ee Kenya Joseph Ole Lenku ayaa sheegay in dowladdiisa ay sii wadayso dagaalka ka dhanka ah al-Shabaab iyo howlgalka ammaan ee ciidamada Kenya ay ka wadaan Soomaaliya. Maleeshiyada al-Shabaab oo weerar dad badan ay ku dhinteen ku qaadday dhisme ganacsi oo Nariobi ku yaalla toddobaad kahor ayaa ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ankara 27.Sep 2013 (SDN)- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa maanta magaalada Ankara kula kulmay dhiggiisa dalkaas Recep Tayyip Erdogan. Labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay taageerada dowladda Turkiga ay u fidiso Soomaaliya iyo mashaariicda horumarineed ee dowlada Ankara ay ka waddo gudaha Soomaalia. Erdogan ayaa sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New York 27.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamud oo khudbadiisii ugu horeysay tan iyo intii Madaxweynaha ka noqday Somalia ka jeediyay shirka loo dhanyahay ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee ka socday Magaalada New York ayaa ka codsay xubaha xubnaha Qaramada Midoobay inay garab istaagaan guusha siyaasadeed iyo midda nabadeed ee ka soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sallaxley 27.Sep 2013 (SDN)- Ururka Horumarinta Dhalinyarada Degmada Sallaxley Oo Ay Weheliyaan Maamulka Waxbarashada Ee Degmada ayaa Kulan La Yeeshay Masuuliyiin Kala Duwan Oo ay Kamid Yihiin Xubno katirsan Wasaaraadaha Waxbarashada,Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Wasaarada Madaxtooyada, Ururka Samafalka Gaaroodi Iyo Gudida Horumarinta Deegaanka Sallaxley. Kulankan Oo ay Soo Qaban qaabiyeen Ururka Horumarinta Dhalinyarada Sallaxley oo ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhuusa Mareeb 27.Sep 2013 (SDN)- Maamulka Ahlu Sunna ee gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu maanta soo qabtay 12 qof oo lagu eedeeyay inay dhac u geysanayeen dad ku nool deegaanka Carro-tuurka oo hoos taga degmada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Guddoomiyaha golaha fulinta ee maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobollada dhexe Sheekh […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Wakhtigii xisbigan xukunka maanta hayii uu mucaaridka ku ahaa xisbigii udub ee talada hayay, ayaa waxaa kulmiye ku caan ahaa dhaqdhaqaaq xoogan oo uu shacbiga dibada ugu soo saaro iyadoo xisbigii kulmiye lahaa ididiilo cad oo ay ku rabeen in aay isbedel siyaasadeed dhaliyaan. waxaa kaloo jirtay inaay aad u dhiiranaayeen oo wax waloo qalad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, Sep 27, 2013 (SDN) -Faced with a long afternoon trapped in the house with her five children last Saturday, Katherine Walton decided on a quick excursion – a trip to Nairobi’s popular Westgate Mall. On arriving together, her two teenage boys briefly went ahead with Mrs Walton following with her three daughters including four-year-old […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 27.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Gobolka Banadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa si kulul uga hadlay hadallada ka soo yeeraya Hogaanka Argagixisadda Godane & Afhayeenka Alshabaab ayaa sheegay inay been dadka ku jihaad galinayaan,waxaana uu sheegay inay Janadda hadii lagu galayo in dad la dilo ay iyagu qaraxa ka bilaabaan caruurtooda isla markaasna iyagu isku xejiyaan. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Xasan Daahir Dhinbiil isaga oo ka tacsiyadaynayaa madaxweynuhu geerida ku timid Aabbihii Daahir Dhinbiil Fariid oo ku geeriyooday Magaalada Boorama laguna aasay 26/09/2013. Madaxweynuhu sidoo kale waxa uu tacsi taasi la mid ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »