Home » 4:34 am Entries posted on “September, 2013”

Kenyan military caused massive mall collapse, official says

Kenya’s military caused the massive collapse of three floors of Nairobi’s Westgate mall during the siege of al-Shabab, in which at least 67 civilians and security personnel were killed, a top-ranking government official said. When asked Friday if military action against the hostage takers caused the collapse, the official answered, “Yes.” The official also confirmed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cali Warancade:Iga walaan ina Muuse Abees iyo cid kale toona Wadooyinka Hargeysa idin Marin Kareyn Hadaad Faysal Cali Waraabe iyo Maxamed Xaashi taabataan

Hargeysa Sept 28,2013(SDN)-Shirkii Gollaha wasiirada Somaliland ee Khamiistii ina dhaafay ayaa waxa la iskula soo qaaday qodob xasaasi ah oo xubno ka tirsan golluhu ay u soo bandhigeen madaxweyne Axmed Siilaanyo. Wasiirada Madaxtooyada iyo Duulista iyo Hawada ee Xirsi xaaji iyo wasiiru dawlaha Madaxtooyada Maxamed Muuse Abees ayaa soo jeediyay in xabsiga la dhigo masuuliyiin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jaalle Madaxweyne Damaca Marwadaada iyo Sharciga Dalka Waa Iyama?

Berbera Sept 28,2013(SDN)-Duqii Degmeda Berbera C/shakuur Maxamed Xasan oo ka mid ahaa xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa shaaciyay inuu haatan ku biiray xisbiga Kulmiye ka dib kolkii jeebka ay u buuxiyeen xubno ay ka mid tahay marwada madaxweyne Axmed Siilaanyo. Masuulkan oo shaqsiyan ay u furan tahay in uu ku biiro ka baxo xisbiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gollaha Amaanka ee QM oo isku raacay in Syria ay hubkeeda Chemical-ka burburiso

New York Sept 28,2013(SDN)Gollaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa fadhi uu xalay yeeshay waxa uu iskula qaatay in dalka Syria ay hubkeeda Chemical-ka ku baabiso si degdega. Golllaha Amaanka 15kiisa xubnood ayaa gebiahaanba u codeeyay in ay Syria ee dardar geliso baabi’inta hubka. Syria ayaa bishan sexeexday heshiiska heshiiska caalemiga ah mamnuucaya sameynta iyo isticmaalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kooxda Al Shabaab oo tacadiyo fool xun u geystay dadkii ay ku laayeen Westgate(Warbixin naxdin leh)

Nairobi Sept 28,2013(SDN)-Warar horu dhaca oo ka soo baxaya baaritaano lagu sameeyay dadkii ay laayeen kooxdii weerar ku qaaday Westgate Mall ayaa muujinaya sawiro naxdin leh oo ku saabsan tacadiyo loogeystay intii aan la leyn dadkaasi. Laheysteyaasha ayaa la deldelay oo indhahana laga saaray,qaar kalena la dhufaanay,qaarna cunaha iyo faraha laga jaray,halka qaar kalena xubnaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyneyaasha Mareykanka iyo Iran oo wada hadlay mudo 30 sanadood ka diba

Washington Sept 28,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Xuseen Obaama ayaa sheegay in uu khadka Telephone-ka kula hadlay dhigiisa dalka Iran qadar daqiiqado ah. Madaxweynaha dalka Iran Xasan Rooxaani ayaa dhankiisa sheegay in uu madaxweyne Obaama la soo hadlay xili uu dalka Mareykanka oo uu todobaadkan ku sugnaa uu ka sii dhoofayay. Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Analysis: White House grapples with how to answer al-Qaida-linked Somali rebel group

WASHINGTON — The White House is under pressure to ramp up counterterrorism action against al-Shabab in Somalia following the al-Qaida-linked group’s deadly attack on an upscale Kenyan shopping mall that has killed and injured dozens, including Americans. Republican lawmakers Sunday said the attack showed al-Qaida is growing in size and strength, belying the Obama administration’s […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fanka Somalidu wuxu ku dhashay, kuna koray magalada Hargeysa , una sii gudbay magalada Muqdisho waxanu ku dhintay Qurbaha

Waxan marka hore halkan ka salaamaya dhamaan akhristyasha maqaaladayda aan ku qoro dhamaan warbaahinta Geeska Afrika.  Inta kadib aan idin xasuusiyee maqaalkani wuxu daba socda mid hore oo aan hore u qoray kaasoo haldhiguusu ahaa “ Hooyadii fankaay Hargeysaay ma sidaasa kuu danbaysay”. Maqaalkaasoo oo aad uga hadlaay dibu dhaca ku dhacay Fankii Hargeysa ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya aan ka fulinayno waxaa ay kaalin mug leh ka qaateen dib-u-soo celinta rajjada Soomaaliyeed” Recep Tayyip Erdogan

Ankara 27.Sep 2013 (SDN) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax shirdoon”Saacid” iyo Ra’iisul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ,waxaa ay kulan ku wada qaateen magaalada Ankara ee dalka Turkiga iyadoo ay wehelinayeen xubno muhiim ah oo ka kala socday Xukuumadaha labada dal ee walaalaha ah, Waxaa sidoo kale kulanka ka qaybgalay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Buhodle Traditional Leaders Warn Puntland’s Intervention

Buhodle, Sep 28, 2013 (SDN) – Traditional leaders of Bohodle region have sent their support to the government of Somaliland, whereas they warned to Somalia’s puntland region for their aggressive intervention in the Sool and Buhodle regions. Chiefs and cultural leaders of Buhodle community issued several articles which they have clearly confirmed their stance on […]

Posted in Uncategorized | Read More »