Home » 10:23 pm
Entries posted on “September, 2013”
London 1Oct13(SDN) Budget of Somali-land in a graphical format from 2010 and until 2014: As presented to the House of Representatives by the finance minister, the budget of Somaliland in graphical format. Prepared by Ismail Lugweyne
Posted in Uncategorized | Read More »
Swden 30Sep13(SDN)Murashaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa si kulul u naqdiyay ku-biiritaanka KULMIYE ee Maayarka Berbera C/Shakuur Maxamed Xasan (Cidin) iyo Xildhibaan C/Rashiid Maxamed Xaaji Yuusuf oo labadooduba ka soo baxay UCID, balse dhawaan u diga-rogtay Xisbiga Talada haya. Sidoo kale-na waxa uu si weyn u duray hannaanka loo maray xero-gelinta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, Oct 1, 2013 (SDN) -The leader of Hezbollah-the Party of God, Sheikh Mahmud Abdilahi Gelle is once again a guest of the state. The leader of the unregistered Hezbollah Sheikh Gelle who is a regular visitor to prison was reportedly arrested last night by police in the capital city Hargeisa who are still holding […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Sep 2013 (SDN)- Waxaa Maalinta beri ah lagu wadaa inay dalka ka ambo baxaan Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo kuwaas oo u sii jeeda wadanka Turkiga . Warar lagu Kalsoon yahay oo Shabakada Somalidiasporanews.Com ka heshay Qasriga Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweynaha ay booqashadan ku wehelin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Sep 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka Md:Cismaan xuseen wasame ayaa shir howled soconaayey muddo labo cisho ah oo ku saabsanaa waxqabadkii sadexdii bilood ee laga soo gudbay waxyaahihii laga qabtay caafimaadinta taranka ,waxa uu maanta ku soo gabogabeeyey Huteel maansoor ee Magaalda Hargaysa. Shirkaasi wax aka soo qaybgalay Agaasimaha Guud ee wasaaradda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Britons must increasingly employ ‘caution’ and ‘permanent vigilance’ with regards to terrorism, David Cameron has said. The prime minister’s comments come in the wake of the mass murder at the Westgate shopping mall in Kenya, which is thought to have been perpetrated by Somali terrorist fraction Al-Shabaab. Speaking on the Andrew Marr Show on Sunday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Parliament members in Kenya are demanding an investigation into reports senior officials of the administration took no action after being warned of planned terror attacks in Nairobi and Mombasa in September, says legislator Gladys Wanga. Wanga says there is need for a thorough inquiry to determine whether there was a security lapse that enabled terrorists […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 30.Sep 2013 (SDN)- Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen wax ka bedelka xeer hoosaadka Golaha Shacabka. Ajandaha fadhiga Baarlamaanka maanta ayaa ku koobnaa wax ka bedelka xeer hoosaadka Golaha Shacabka, waxaana shir gudoominayey kulanka Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarrada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta Warbixin dhinacyo badan taabanaysa ka Jeediyay fadhigii Golaha Guurtida ee Somaliland. Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibadu Wuxuu Mudanayaasha warbixin ka siiyay wasaaradiisa iyo waxyaabaha ay qaranka u qabato waxaanu intaa raaciyay in wasaarada arimaha dibadu in ay tahay muraayadda dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baydhaba 30.Sep 2013 (SDN)- Qabanqaabada shirka maamul u sameynta gobollada koonfur-galbeed Soomaaliya ayaa si xoog leh uga socota magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyadoo qabanqaabada ay wadaan odayaasha, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Baydhabo. Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiiino oo ka mid ah malaaqyada wada qabanqaabada ayaa sheegay in qaar ka mid ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »