Home » 6:01 pm Entries posted on “August, 2013”

The EU must intervene to help journalists in Somalia

Mogadishu, 29 Aug, 2013 (SDN) -Somali journalists are under assault. Not only is the country one of the deadliest places for media workers, the year-old government is weighing a restrictive media law. The European Union, one of the African’s country’s most important supporters, needs to be more forceful in ensuring a free media environment in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Gunaanadka Shirkii Oog ee Xal ka Gaadhista Shaqaaqadii ka dhacday Deegaanka God Heeli

Oog 29.Aug 2013 (SDN)- Magaalada Oog ee Gobolka Saraar maanta waxaa lagu qabtay kulan balaadhan oo lagu soo afjarayey shaqaaqadii ka dhacday deegaanka god-heeli ee Gobolka Sanaag. kulankaasi oo ay ka soo qayb galeen dhinacyadii ay dhibaatadu ka dhex dhacday iyo ergooyinkii dhexdhexaadinta ka dhex waday ayaa waxaa hadal ka soo jeediyey labo oday oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda oo soo dhoweysay heshiiskii Addis Ababa ee Dawlada Federaalka iyo Juba land

Muqdisho 29.Aug 2013 (SDN)- Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay, isla markaana ansixisay heshiiskii shalay ay dawladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka kumeel-gaarka ah ee Jubba ku kala saxiixdeen magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia. Golaha Wasiirrada ayaa heshiiska ku tilmaamay tallaabo horumar leh oo soo afjaraysa is faham-la’aan u dhaxeysay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo ka hadlay Kulamo uu Madaxweyne Siilaanyo kula Yeeshay Boorama duqayda Gobolkaas {DHAGAYSO}

Boorama 29.Aug 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka hadlay kullamo Madaxweyne Axmed Siilaanyo maanta Boorame kula yeeshay Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka Gobolka Awdal. Afhayeenku waxa uu sheegay inuu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Kulan la Yeeshay Waxgaradka,Odayaasha iyo Waayeelka Gobolka Awdal isla markaana ay ka wada hadleen horumarka iyo hanaqaadka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shir Kismaayo ka dhacay, iyo Ujeedooyinka uu daaranaa

Kismaayo 29.Aug 2013 (SDN)- Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka dhacay shir looga hadlaayo mustaqbalka Jubbooyinka iyo shirkii Addis Ababa ay ku yeesheen dowladda Soomaaliya iyo maamulka Axmed Madoobe. Shirkan oo ka dhacay xarunta Jaamacadda, oo ah halkii lagu doortay Axmed Madoobe waxaa looga hadlay sida laga yeelayo soo xulida labada golle ee fullinta iyo sharciyeenta, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo dib ugu soo laabtay Caasimada iyo Mashaariic uu Boorama xadhiga kaga jaray

Boorama 29.Aug 2013 (SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ee Booqashada Shaqo ku Joogay Magaalada Boorama ayaa Galabta ka soo ambo baxay magaaladaas Isla markaana soo gaadhay Caasimada Hargaysa Waxaanu  Madaxweynuhu maanta xadhiga ka jaray Kuliyada Caafimaadka ee Jaamacada Camuud iyo mashaariic dhawr ah oo dhinaca horumarinta ah oo ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista oo Shaaciyay Bilowga Duulimaadyada Shirkada Itoobiya iyo Hawlaha Madaarka Burco

Burco 29.Aug 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland Mudane Axmed Dalal Faarax ayaa  shaaca ka qaaday in Shirkada diyaaradaha ee Itoobiya Airline ay si toos ah uga bilaabi doonto madaarka Cigaal International duulimaadyadii ay ku iman jirtay Caasimada hargaysa 1 bisha September ee inagu soo foolka leh. Agaasimaha Guud ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Deeq lacageed oo la soo Gaadhsiiyay Gudida Dhisaysa Jidka Dawga Cad

Hargaysa 29.Aug 2013 (SDN)-Gudida dib u dhiska jidka dawga cad ee Waqooyiga Hargaysa ayaa ka gudoomay jaaliyadda Somaliland ee dalka finland deeq lacageed oo dhan 3680 doollar, dhaqaalahaas oo ay kaga qayb qaadanayaan dhamaystirka wadada dawga cad. Xaflad kooban oo lagula kala wareegayey deeqdaasi oo lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargaysa ayaa hadal uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo maanta kormeeray bixinta mushaaraadka shaqaalaha rayidka oo ka bilaabtay Bankiga dhexe

Muqdisho, August 29, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa saaka kormeer ku tegay xarunta Bankiga dhexe ee Soomaaliya, halkaasoo ay ka soconeyso bixinta mushaaraadka shaqaalaha rayidka ee hay’addaha dawladda, sida Wasaaraddaha, iyo hay’addaha. Mashruucan mushaarbixinta oo ay iska kaashanayaan dawladda Soomaaliya iyo dawladda Norway ayaa waxaa fulinaya Wasaaradda Maaliyadda waxaana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamo Qaramada Midoobay ka Socda oo la Saadaalinayo inay Yimaadaan Somalia

Muqdisho 29.Aug 2013 (SDN)- War laga soo saaray kulan ay magaalada Muqdisho kuwad qaateen wakiilo ka socda QM iyo Midowga afrika ayaa waxa loga dooday sidi lo sahmin lahaa ciidamo QM ka socda oo dalka la keeno. Walid Musse oo u hadlay guddiga labada dhinac ah ayaa warbixin siiyey Madaxweynaha oo sheegey in guddigu ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »