Home » 4:42 am
Entries posted on “August, 2013”
Muqdisho:30-Aug-2013-(SDN)-Dagaal faraha la iskula Tegey oo Daqiiqado Soconayay, ayaa Habeenkii xalay waxa uu ka dhacay Degmada Heliwaa Ee Gobolka Banaadir. Dagaalkan oo la isku adeegsaday Hubka Noocyadiisa kal duwan, ayaa u dhexeeyey kooxo hubaysan oo loo malaynayo inay ka tirsanaayeen kooxda Al-shabaab iyo ciidamada Dawladda ku-meel-gaaadhka ah. Wararka Aanu ka helayno degmada hilwaa ayaa sheegaya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:30-AUG-2013-(SDN)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ee ka soo jeeda Deegaanka Bariga Sanaag, lagana soo doortay xisbiga Talada Haya ee Kulmiye, ayaa sheegay inaanay xukuumaddu xaq u lahayn inay ka hadasho imaatinka Madaxweyen-ku-xigeenka Puntland ee Deegaanka Taleex. Xildhibaan Bulqaas oo maalintii shalay si gaar ah ugu warramayey Shabakadda wararka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceerigaabo: 30-Aug-2013-(SDN)-Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi, ayaa diiday inuu jawaab cad ka bixiyo dhibaato laxaad leh oo shacabka Ku nool Gobolka Sanaag ay ku hayaan Lacago faalso ah oo lagu soo daabulay. Shacabka reer sanaag oo isticaala lacagtii shilli soomaaligii hore ee Gobollada kale ee Somaliland laga beddelay, islamarkaana dhibaato dheeri […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapolis Aug 30,2013(SDN)-Booliska Minnesota ayaa baaraya dil ka dhacay magaalada Shoreview ka dib kolkii meyd la dhigay wado ka mida wadooyinka magaaladaasi. Dilkan u danbeeyay ayaa la aaminsan yahay in uu ku lug leeyahay dhalinyaro gobolkan ku nool oo dilal soo noqnoqday isu geysanayay. Meydkan u danbeeyay ee la helay ayaan wax cadeyn ah oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaa ayaandaro ah xaalada dalkii maraayo oo maalinba maalinta ka danbeysa quus ku gelinaysa. Ruuxa caqliga fayoobina is waydiinaayo sababta xukuumadu u doorbidey inay qaado dhabihii horseedilahaa kala yaac ama qaran dumis. Waxaa kale oo iyana iswaydiin mudan oo qofkii in uun xasuusi ku hadhay uu is waydiinayaa waxay ku dhinteen kumanaankii qof iyo mujaahidiintii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Paris Aug 30,2013(SDN)-Dawlada Faransiiska ayaa si cad markii uga horeysay u cadeysay in ay tilaabo ciidan ka qaadeyso xukuumada Bashar Al Asad ee lagu eedeeyay in ay hubka sun ah u isticmaashay weeraro ay ku qaaday goobo ay dad rayid ahi ku nool yihiin. Madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaan shaacin uun xiliga weerarku dhacayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Aug 2013(SDN)-Baarlamaanka dalka UK ayaa diidmo qayaxan kala hor yimi weerar dalkani uu ku qaado dawlada Syria ee lagu eedeeyay in ay Chemical ku weerartay shacabkeeda. Raiisul Wasaare David Cameron oo wejigiisa caro laga dheehan karayo ayaa aqbalay in baarlamaanka Britain diiday in UK qeyb ka noqoto weerar reer galbeedku ku qaadaan Syria. Horaantii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Wafti Ay Horkacayso Sarakaalad Sare Oo Ka Tirsan Hay?adda ACTION AID, SAYNAB MOHAMED HASAAN Oo Ay Ka Mid Yihiin Xildhibaano Ka Tirsan Gollaha Wakiiladda + Urrurada Bulshada Rayidka Ah, Oo Kampala Kula Kulmay Baarlamka Dalalka Uganda Iyo Kenya (KampalaSDN)Wafti ay hogaaminayso Marwo Saynab Maxamed Xasan oo ah Masuul sare oo ka tirsan Hay?adda Samafalka ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa Aug 29,2013(SDN)-Heshiiskaan oo qodobo kala duwan ka koobnaa ayaa waxaa sixiixey madaxa maamulka Jubaland iyo Wasiirka Madaxtooyada Villa Somalia. Qodobada ka muuqda heshiiskaan ayaa qaarkood waxaa ka muuqda hadii sida ay yihiin loo fuliyo iney horseedi karaan maamul goboleed rasmi ah oo ka dhasha gobolada Jubooyinka iyo Gedo. Akhri Heshiiskaan oo ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa galabta dib ugu soo laabtay caasimada hargaysa kadib socdaal qaatay mudo laba cisho ah oo ay ku joogeen magaalada Boorama. Weftiga uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo hor kacayay waxay magaalada boorama kaga qayb galeen Dufcadii 12aad ee ka qalin jebisa Jaamacada Camuud oo Tiradoodu dhamayd […]
Posted in Uncategorized | Read More »