Home » 6:26 am Entries posted on “August, 2013”

Wasiir Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka Xidhiidh furtay Geeddigii Xukuumadda Siilaanyo, Duufaanno Siyaasadeed oo Lagu Kiciyey, Iyo Talo uu Halleeyey oo Uu Haatan Daba-Guclaynayo

Hargeysa:13-Aug-2013 (SDN)Wasiirka wasaaradda Ganacsida iyo Maal-gashiga caalamiga ah Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa haatan u muuqda mid cidla dhexe heehaabaya oo  ka hadhay hayaanka xukuumadda axmed siilaanyo, iyadoo uu kali socod noqday  tan iyb markii lagu xayuubiyey xilkii uu isa siiyey ee wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland. Wasiir Maxamed oo  maalintii shalay booasho ku tegey  Magaalada uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxtooyadda Somaliland ciidanka RRU ku wareejisay Guryaha Ilma Xashiish ee Dhinaca Bari kaga dhegsan Madaxtooyada

Hargeysa: Aug-13-2013(SDN)  Ciidan  Sida Gaarka u tababaran ee loogu talo galay Argagixisada ee RRU-da iyo SPU-da,  ayaa maalmahanba gaadh ka haya guryaha Ilma xashiish ee u dhaxeeya Madaxtooyadda iyo Aqalka Masaarida ee dhinaca bari kaga dhegsan.   Ilaa iyo Haatan ma jiraan cid si rasmi ah u og waxa ay ciidankani baadhayaan, Balse warar xog-ogaal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nin Rayid ah oo Xalay Lagu Toogtay Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellada Hoose

Marka : August 13, 2013 –(SDN)Kooxo Hubaysan  oo aan Haybtooda la Aqoonsan,ayaa Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellada Hoose Habeenkii xalay ku toogtay Nin rayid, iyadoo Magaaladaasina Bandoo Iskeed ah Gashay kadib markii Dadkii joogay Aqaladoodka ku wada yaaceen. Ninkan xalay lagu dilay Magaalada Marka ayaa waxa ay wararku sheegayaan in uu si hoose waayahan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

G/ku-xigeenka Xisbiga Wadani ee Dalka Norway Oo Tilmaamay Qodobo Khatar Ku Ah Amniga Somaliland

Oslo  13.Aug (SDN) G/ku-xigeenka Xisbiga Wadani ee Dalka Norway Mr. Naasir Cali Muxumed (N. Cali Talyaani) ayaa ka hadlay qodobo muhiima oo amniga Somaliland  waxyeeli kara . G/Kuxigeenku isagoo arimahaa ka hadlaaya waxa uu yidhi:-“ Asc waxaan ugu horayn halkan ka salamayaa dhamaan  bahdda Saxaafada xorta ah, Hadii aan u soo noqdo,arinta igu kaliftey in aan  maanta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Faah faahin ku saabsan Ra’iisul Wasaaraha oo caawa kulan la qaatay wasiiro iyo saraakiisha amniga

Muqdisho, August 13, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa caawa kulan la qaatay Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed, Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Cabdullaahi Ebyan Nuur, Wasiirka Ganacsiga Maxamuud Axmad Xasan, Wasiir kuxigeeno, Taliyeyaasha Ciidanka iyo maamulka gobolka Banaadir, waxaana kulankan oo soconayay muddo ku dhow 5 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waa xukuumad uu marinkii iyo miisaankiiba ka lumey oo aan laheyn dhexroor iyo dhextaal midna

Waa Qormooyinkeenii Qaylo-dhaanta ahaa…Waa Qormooyinkeenii Qalaxaayey ee Qarxinaayey Qeybsigii Qusumka iyo Qoonta ahaa ee Quudkii,Qadhaabkii iyo Qadhiidhkii yaraa ee Wadanka lagu Qeybsadey. Waa Qormooyinkeenii Quwada lahaa ee Qaawinaayey ee Qar-qasiyaayey Qiimeyn iyo Qadarin la’aantii Sharcigii wadankeena ee Xukuumadeenu Qardo-jeexdey ee Qastey kadibna Qarankii iyo Qawmiyadiiba ay Qalbiga ka Qulbeen.Dhalaankeenii laf-dhabarta ahaana badaha isku Qarqiyeen.Waa Qormooyinkeenii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Magaciisaba ka garro : Beeshiisaa ayaa darajooyinkii laqa qadiyey hadanaa Silaanyo ayuu u mashxaradayaa

Waa Yaabka Yaabkiise. Maxaa nin noolow aragti yuu laaban. Markaan subaxii maanta furay Internetka ayaan la kulmey mashxarad uu Xildhibaan NacNac ku dhuftey isagoo Silanyo iyo Xukuumadiisa amaan kula dul kufay. NacNac ayaa sidoo kalena fariin Madaxtooyada looga soo dhibay oo la yidhi aflagaadee Golaha Toosinta halkii ka akhriyey. Gulwadeenta NacNac maxay kaa dhibtaa hadii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia deal raises concerns about oil risks

 Mogadishu, Aug 12, 2013 (SDN) — The signing of the new Somali government’s first oil contract with an untested company linked to a British peer raises concerns about whether the dash for oil wealth will destabilise the east African country. Last week, Michael Howard, a former leader of Britain’s ruling Conservative party and chairman of Soma […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Masar oo Dantu U Run Sheegtay (Qaybtii 8aad)

Colaadda Biyaha Niil-ka (Nile) iyo Saamaynta Geeska Afrika (Baadhitaan Saxaafadeed) Xog-Ururin, Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Inkastoo Niil-ku uu yaahay halbowlaha nolashooda, run ahaantii waayaha siyaasadeed iyo dhaqan-dhaqaale ee Masar waxaa uu meesha ka saaray duullaankii ku wajahnaa Ethiopia. Duruufaha ka oogan Masar ayaa muujinaya in ay ka baaqdeen loollankii ay ugu jireen dirirta soo cusboonaatay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Bankiyada reer galbeedku haddii ay joojiyaan wada-shaqeynta xawaaladaha, waa cunaqabateyn hor leh oo la saarayo Soomaaliya,” M.weyne Faroole

Garoowe 12.Aug (SDN) Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa ka codsaday bangiga Barclays inuu ka laabto go’aankii uu ku joojiyay wada-shaqeynta kala dhaxeysay shirkadaha xawaaladaha ee Soomaaliya. “Bankiyada reer galbeedku haddii ay joojiyaan wada-shaqeynta xawaaladaha, waa cunaqabateyn hor leh oo la saarayo Soomaaliya,” ayuu yiri madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ka hadlayay shir maanta ka dhacay […]

Posted in Uncategorized | Read More »