Home » 1:00 pm
Entries posted on “August, 2013”
Muqdisho 13.Aug (SDN) Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta dawladda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdishakuur Cali mire oo warbaahinta la hadlay ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadallo dhawaan ka soo yeerayey kooxo uu ku Sheegay qas-wadayaal ah kuwaasi oo ka soo horjeeda dawlada federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiirku waxaa uu shaaciyey in kooxahaasi ay yihiin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gebilay 13.Aug (SDN) Maayarka Magaalada Gebilay Shucayb Maxamed Muuse ayaa ku tilmaamay Been aan Sal iyo Raad toona lahayn Warar Maanta lagu baahiyay Wargaysyada ka soo baxa Caasimada Hargaysa kuwaas oo Sheegayay in Maayarka Gebilay uu ka Xidhay Hoolkii Shirarka ee Dawlada Hoose ee Gebilay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maal gashiga Dr Maxamed C.laahi Cumar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxa la yidhi qabyaaladi kululaa Qoraaga boobe ducaale oo intii wasiirnimada laga qaaday cadho qalinka dhigi waayey ayaa ku leh . waa ayaan darro inaad kornayl taani iyo NIMANKII kale ee reer gabiley ciidanka qaranka eexda iyo qabiilka kala buuxay inaad noo amaanto waa tan boobe oo wajigiisa dhabta ah lasoo baxay; Haa….Immika ayaad mooddaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kampala 13.Aug (SDN) Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga magaalada Kambala ayaa lagu wadaa in uu maanta la kulmo dhiggiisa dalkaasi. Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay gaaray magaalada Kambala ee dalka Ugandha ayaa kulamo kala duwan la qaadandoona mas’uuliyiinta dalkaasi iyadoo kulanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood 13.Aug (SDN) Kulan lagu daraasadaynayey xog ogaal u noqoshada hay’adaha dawladda ee gobolka Sool ee u baahan hagaajinta iyo xog ogaal u noqoshada ayaa maanta ku qabsoomay xarunta gobolkaasi ee magaalada Laascaanood. Kulankan oo ka dhacay xarunta Gobolka ayaa waxaa ka qayb qaatay weftigii wasiirada ahaa ee ku sugnaa gobolka Sool iyo isuduwayaasha heer […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa-13-Aug-2013(SDN)Madaxyooyadda Somaliland oo dhawaan ballan ku qaaday xallinta tabashooyin beesha Ciise Muuse ka qabtay Digreeto Madaxweyne Siilaanyo ku laalay dhulka u dhaw Dekedda iyo kuwo hore oo Is biirsaday oo loo balansanaa Ramadaan kadib ayaa u muuqda in ay ka hor timid caqabad aanay filanayn. Sida ay sheegeen qaar ka mid ah Odayadii ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington:13-Aug-2013(SDN)Ururka Al-shabaab ee dalka Soomaaliya kula dagaalamaya ciidamada sida wadajirka ah isku gacansiinaya ee AMISOM iyo dowlada Soomaaliya ayaa sii horumarineysa xifaaltanka dhanka Internetka ee ay kula jirto dowladaha reer galbeedka. Sida lagu qoray wakaalada wararka ee AP,muuqaalka shabaab ay ku baahiyeen Barta Interneka ayaa muujinayay sida dhalinyarada ka imaaneysa dalka Mareykanka ugu bar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa: 13-2013(SDN)-Wasiirkii Hore ee qorshaynta iyo xidhiidhka hay’adaha caalamiga ah ee xukuumadii UDUB Md. Cali Ibrahim Maxamed (Cali-sanyare), ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay musuq oodaha goostay, eex, tabashooyin is biirsada oon waxba laga qaban, kala qaybinta qurbe joogta iyo madmadow galay madaxbanaanida Somaliland. Md. Cali-Sanyare, oo isagoo jooga dalka Switzerland xalay u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa: 13Aug-2013 (SDN)Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa markale ka hadlay Mawqifka Xukuumaddiisa eek u Aaddan shirka New Deal ee Brussels uga Furmaya Soomaalida 16 Bisha September ee Soo socota. Madaxwayne Silaanyo, ayaa sheegay inay Xukuumaddiisa ka Go’an tahay inaanay ka qaybgelin shirkaas uu Midowga Yurub dabada ka riixayo. Madaxweynaha ayaa sidaas ku caddeeyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargesya:13-Aug-2013 (SDN)Guddidii Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo U magacaabay Ka hortagga Tahriibka iyo shaqo-abuurka, ayaa habeenkii xalay Kulana yeeshay xarunta wasaaradda Arrimaha Gudaha Ardayada Dugsiyada Sarre ee Somaliland. Kulankan ayaa waxa Goob-joog ka ahaa Guddidii wasiirada ahaa ee kala ahaa wasiiradda wasaaradaha, Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada., Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska, Arrimaha Gudaha, Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, […]
Posted in Uncategorized | Read More »