Home » 2:13 pm
Entries posted on “August, 2013”
Muqdisho Aug 30,2013(SDN)-Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawziya Yuusuf Xaaji Aadam oo maanta Caasimadda Muqdisho dib ugu soo laabatay kadib safar shaqo oo qaatay muddo ka badan hal todobaad oo ay ku joogtay wadanka China iyada iyo wafdi ay hogaamineysay oo ay ka mid ahaayeen Wasiiru dowlaha Arrimaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Melbourne, Australia 30.Aug 2013 (SDN) – Waxa weli si habsami leh u socda shirweynihi caalamiga ahaa ee loo yaqaaney AfricaDownUnder Conference, ee ka socda magaalada Perth ee galbeedka dalweynaha Australia. Hadaba waxa maanta shirkaas qudbad dheer oo dhaxal gal ah isla markaasna taariikhi ah ka jeediyey wasiirka macdanta iyo khayraadka ee Jamhuuriyada Somaliland. mudane Xuseen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 30.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sheegay inay dowladdu ku howlan tahay tayeynta waxbarashada dalka iyo inay dib u soo celiso nidaamkii waxbarashada lacag la’aanta ah ee uu dalku lahaan jiray. Madaxweynaha oo ka qeyb galay mid ka mid ah barnaamijyada ka baxa idaacadda dowladda ee Radio Muqdisho ayaa sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Aug 2013 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland , ayaa ka hadlay kulamadii qarsoodiga ahaa ee ay maalmahanaba xildhibaanadu albaabada iskusoo xidheen, waxa kale oo uu ka hadlay aragtidiisa ku wajahan sababta keentay fadhiidnimada Golahooda oo uu nisbeeyey dhinaca xukuumadda. waxa kale oo uu xildhibaanku ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 30.Aug 2013 (SDN)-R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay kadib booqasho qaadatay hal todobaad oo ay ku tagtay dalka Shiinaha. Wafdi ay hogaaminayso R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyadoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baraawe 30.Aug 2013 (SDN)- Wararka naga soo gaaraya degmada Barawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in dagaal uu ku dhexmaray halkaasi ciidamo kawada tirsan Al shabaab. Dagaalka waxa uu ka dambeeyey ama ku lug leeyahay khilaaf bilihii dambe udhaxeeyey mas’uuliyiinta sare ee Al shabaab taasi oo kala shaki yimid kadib rasaas la isweydaarsaday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco:Aug-2013-(SDN)-Waftigii ballaadhnaa ee uu hogaaminayey wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa haatan ku sugan Magaalada Burco ee Gobolka Taogdheer. Waftiga oo muddo badan ku manqaa daminta iyo xal u helidda shaqaaqooyin kala dambeeyey oo ka taagnaa Deegaanada Bariga Somaliland, ayaa u jeedooyinkoodii guul ka soo gaadhay, waxana ay hadda ku talo jiraan inay u baxaan dhinaca […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:30-Aug-2013- (SDN)-Hay’adda u doodda xuquuqda Aadamaha ee Amnesty International, ayaa jimcahan maanta ah warbixin ay soo saartay, waxa lagu sheegay warbixin ay soo saartay Jimcaha maanta ah, waxaa lagu sheegay in xeryaha ay degen yihiin Dadka Barakacayaasha ah gaar ahaan Magaalada Muqdisho ay wajahaan tacadiyo dhinaca galmada ah iyo dhiibaatayn kale oo loo gaysto. Warbixinta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Haa waxa la gaadhay xiligii caalamka laga yaabin lahaa sidii,looga yaabiyay 1960 iyo xiligii Dabaysha Soomali wayn ee ay Qawmiyadu sida wayn isugu heelanayd ,maantana waxay gaadhay waqtigii mar labaad Dunida iyo Qawmiyaadka kale laga yaabin lahaa ,lana tusi lahaa in ay Soomaali waligeed soomaali tahay,siwalbana ay isku mid tahay. Haa inagoo sideena u kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Aug 30,2013(SDN)-Barnaamijka Xulashad aTodobaadka ee Todobaadkan ayaa ku saabsan dood ka hadleysa Heshiiskii shalay dhexmaray Maamulka Jubaland iyo dawlada dhexe ee Soomaaliya. Barnaamijkan ayaa ka baxa TVga Somali Chanel waana taxane todobaadle ah ee daawadeyaal halka hoose ka DAAWADA.
Posted in Uncategorized | Read More »