Home » 4:00 pm Entries posted on “August, 2013”

Kerry oo ka hadlay dhismayaasha cusub ee Israel ay ka Wado Daanta Galbeed iyo Bari ee Quddus

Quddus 13.Aug (SDN) Xohayaha arrimaha dibedda dalka Maraykanka, John Kerry ayaa sheegay in uusan u haysan in wadahadalada nabadda bariga dhexe ee qorshaysan todobaadkan ay saamayn doonto ku dhawaaqidda deegaanada cusub ee Daanta galbeed iyo bariga Quddus. Mr Kerry wuxuu sheegay in dhawaqa Israel uu ahaa mid ilaa xad la sii filayay. Wuxuu ku adkaystay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shir lagaga arrinsanayo Xaaladda Ammaanka ee Gobolka Baay oo ka dhacay Baydhaba

Baydhaba 13.Aug (SDN) Kulan looga hadlayey amniga Gobolka Bay ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydbaba, waxaana ka soo qayb galay maamulka gobolka iyo odayaasha dhaqanka. Kulankan ayaa dadka kaa soo qayb galay waxay sheegeen in Gobolkaasi meelo badan oo ka mid ah ay weli ka taliso xarakada Al-Shabab. Maamulka gobolka ayaa sheegay in gobolka Baay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xiddiga Reer Spain Rafael Nadal Ayaa Ku Guuleystey Rogers Cup. By Jaahuur.

Montreal-Aug-13-2013-qurbejoog.com-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta jaleeceynaa koobkii Rogers Cup oo lagu kala caraabey. Xiddiga  reer Spain Rafael Nadal ayaa ku guuleystey Rogers Cup makii uu kaga badiyey 62-62 xiddiga yar ee u soo hana qaadey Canada Milos Raonic. Robert Bedard oo ka soo jeeda Canada ayaa ku guuleystey koobkan 1955-kii wakhtigaana loo yaqaaney Canadian Open. Haddaba […]

Posted in Sports | Read More »

Dawlada Federaalka oo Warbixin Hordhac ah ka soo Saartay Sababta ka danbaysay Burburkii Diyaaradii Ethiopia

Muqdisho 13.Aug (SDN) Guddigii loo xil saaray inay soo baaraan xog rasmi ahna ka keenaan qaabkii ay ku burburtay diyaarad ka soo degeysay garoonka diyaaraddaha ee Aadan Cabdulle International, waxaana gudigan oo uu madax u ahaa Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Cabdishakuur Cali Mire ay soo saareen warbixin horudhac Guddigii loo xil saaray inay soo baaraan xog […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Nidar ku Maray inuu Hirgaliyo Wareegtadiisii Dib u Habaynta Bilicda Magaalooyinka

Hargaysa 13.Aug (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Sheegay inuu si rasmi ah u dhaqan geli doono Ololaha dib u habaynta Bilicda Magaalooyinka kaas oo hirgali doona 1 bisha September ee inagu soo foolka leh. Mudane Cali Maxamed Warancade oo maanta ugu waramayay Warbaahinta Xafiiskiisa kadib kulan uu la yeeshay Maayarada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Iska Hor Imaad ka Dhacay Dhuuso Marreeb oo Qof ku dhintay

Dhuuso Marreeb 13.Aug (SDN) Hal qof ayaa geeriyooday, mid kalena waa uu dhaawacmay kaddib howlgal lagula dagaallamayay jarista dhirta oo maanta ciidamada maamulka Ahlu Sunna ay ka sameeyeen deegaanno hoos yimaada degmada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Deegaannada ay ciidanka howlgallada ka sameeyeen waxa ay kala yihiin Xananbuure, Miiracad iyo Olol, oo ay ku dhuumalaysanayeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo Maanta Qaabilay Wefti ka socda Qaadhaan bixiyeyaasha

Hargaysa 13.Aug (SDN) Gudoomiyaha Golaha wakiilada ee JSL ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Md Cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi (Cirro) oo ay wehelinayeen mas’uuliyiin kala duwan oo xisbiga ka tirsan ayaa maanta xafiiskiisa Xisbiga wadani ku leeyahay Magaalada caasimadda ah ku qaabilay mas’uul ka socday deeq bixiyayaasha caalamiga ah ee taageera doorashooyinka Somaliland. Gudoomiyaha Xisbigu waxa uu sheegay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

6 Qof oo ku dhimatay, iyo 20 ku dhaawacantay dagaal Maanta ka dhacay duleedka Xuddur

Xuddur 13.Aug (SDN) Lix qof ayaa ku geeriyootay, 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay deegaanka Garasweyne oo 50 km waqooyi galbeed ka xiga degmada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool. Dagaalka ayaa dhex maray ciidamada dowladda federaalka iyo maleeshiyo ka tirsan al-Shabaab oo ku sugneyd deegaanka, waxaana dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Garbihii Arradnaa Inkastoo, Badankood Asturmeen, Haddana Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

Qawad iyo saluug waa iska jiraa. Ciidammada Qaranka iyo asluubta sidaa carrabka looguma hayo. Waa Bilayska meesha afka laga dhigi la´ yahay. Kolka horeba ciidammadu ma sinnayn. Ciidanka Qaranku wuu ka horreeyay kuwa kale oo waa kii gartay in uu leyli sarkaal ciidammada ugu diro dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya. Haa,Immika ayaad mooddaa in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo ku Celiyay inaanay ka qayb galayn Shirka Brussels

Hargaysa 13.Aug (SDN) Maamulka gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa sheeca ka qaaday inaysan ka qaybgaleen shirka Brussels ee dhaqaalaha loogu aruurinayo Somalia. Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa BBC-da u sheegay inaysan ka qaybgaleen shirka Belgium ee 16 Sep, 2013 dhacaya. Waxa uu raaciyay inay u gudbiyeen saraakiisha EU rabitaanka inay uga […]

Posted in Uncategorized | Read More »