Home » 2:58 am
Entries posted on “August, 2013”
Hargeysa:14-Aug-2013(SDN) Xildhibaan Ismaaciil Jaamac Xirsi (Cagayare) oo ah Guddoomiyaha Guddida Nabadgelyadda Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa, ayaa maalintii shalay Maayarka Caasimadda xafiiskiisa dhexdiisa Feedh iyo Laad ku Hirgisay Guddoomiyaha Degmadda Gacan Libaax Subeer Salaan Maxamed. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay qof ka shaqeeya guddida Nabadgelyada Degmadda Gacan Libaax taasoo uu doonay in uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Aug-14-2013 (SDN)Guddigii loo xil saaray inay soo baadhaan xog rasmi ahna ka keenaan qaabkii ay ku burburtay diyaarad ka soo degeysay garoonka diyaaraddaha ee Aadan Cabdulle International, ayaa soo saaray warbixin qabyo ah oo aan dhamaystirnayn. Guddigan oo uu Madax u ahaa wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta, ayaa warbixinta ay soo saareen u qornayd sidatan: Dayuuradda oo ahayd […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London:14-2013-(SDN) Hogaanka sare ee Xisbiga Hiil-Qaran ayaa caddeeyay in xisbiga uu iskaga baxay Musharaxoodii xisbiga ugu tartamay Doorashadii Madaxweyne-nimo ee dalka Soomaaliya ka qabsoontay sannadii 2012-kii Prof. Axmed Ismaaciil Samatar. War-murtiyeed kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta u qaabilsan Xisbiga Hiil-Qaran, isla markaana uu ku saxeexnaa Guddoomiyaha Guud ee Xisbiga, Dr. Ibrahim Macallim Mursal ayaa lagu cadeeyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London14Aug13(SDN) Maalintii shalay ahayd ee ay taariikhdu ahayd 12kii August 2013 ayaa waxa uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalamiga ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee UCID, Mudane Yusuf Budle uu la kulmay qaar ka mid ah xubnaha ugu awooda badan ee baarlamaanka Maraykanka. Xubnahan oo ka koobnaa afar xildhibaan waxa horkacayay haweenayda caanka ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, Aug 13, 2013 (SDN) — Somaliland’s foreign minister Mohamed Bihi Yonis has today confirmed that the Government of Somaliland will not be participating in the upcoming New Deal Somalia Conference in Brussels on 16th Sep, co-chaired by the European Union (EU) and the Government of Somalia. The country’s top diplomat reaffirmed his government’s commitment to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 13.Aug (SDN) Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa sheegtay in sharciga maalgashiga Ganacsiga uu yahay mid u furan dhammaan Ganacsatada Soomaaliyeed, iyadoo Wasaaraddu ay faah faahin ka bixisay qorshaha maalgashiga shisheeyaha ee Dalka. La taliyaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Axmed Maxamed Isaaq oo maanta u waramayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay Wasaaradda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London, Aug 13, 2013 (SDN) — Barclays bank says it doesn’t want to enable money laundering, but critics say it is cutting vital flows of money into the country. Somalis are bracing for the impact of the British bank Barclay’s decision to sever ties with most money transfer companies in Somalia. About 250 remittance agencies lost […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, Aug 13, 2013 (SDN) — Somali women have taken to carrying weapons to the beach to ward off sexual harassment, it’s reported. They’re plagued by men at the Lido resort, in the capital Mogadishu, according to the Garoweonline website. Describing the beach’s “buzzing and pulsating atmosphere”, the report says many women come with families, while […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Geneva 13, August 2013 (SDN)- Wasiirkii qorshaynta iyo xidhiidhka hay’adaha caalamiga ah ee xukuumadii UDUB Md. Cali Ibrahim Maxamed (Cali-sanyare), ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay musuq oodaha goostay, eex, tabashooyin is biirsadya oon waxba laga qaban, kala-qaybinta qurbejoogta iyo madmadow galay madaxbanaanida Somaliland. Md. Cali-Sanyare, oo isagoo jooga dalka Switzerland xalay u waramay Wargeyska […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkacayo 13.Aug (SDN) Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda koofurta magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta cambaareeyay dil habeen ka hor loo geystay dad reer guuraa ah oo ku sugnaa inta u dhaxaysa deegaannada Qarqoora iyo Godad ee gobolka Mudug. Kaddib kulan ay isugu yimaadeen odayaashan ayay ku sheegeen in wax laga xumaado ay tahay dilka qof […]
Posted in Uncategorized | Read More »