Home » 11:19 am Entries posted on “August, 2013”

Ergeyga cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya oo xilka la wareegay

Nairobi 14.Aug.2013 (SDN)-Ergeyga cusub ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, James P. McAnulty ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka, sida lagu sheegay war-saxaaafadeed ka soo baxay dowladda Mareykanka. Ergeyga cusub ayaa beddelay ergeygii hore, James Swan oo ka shaqeeyay Soomaaliya tan iyo August 2011. James P. McAnulty waa dibloomaasi Mareykan ah oo ka howlgalay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargaysa oo uu Ka Furmay Shirweyne lagaga hadlayo Mustaqbalka Wada hadalada Somaliland iyo Somalia

Hargeysa Aug 14,2013(SDN)- Shirweyne Socon doona muddo labo cisho ah oo ku saabsan sidii ay Somaliland isugu tashan lahayd isuguna taxallujin lahayd gaadhitaanka himiladeeda aqoonsi caalami ah oo ay hesho ayaa maanta ka furmay magaalada Caasimadda ah ee Hargaysa. Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha wakiilada Somaliland Md baashe Maxamed faarax ayaa shirweynahasi oo uu ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Ma Jiro Wax Maamul Ah Oo Ka Jiraa Gobollada Jubooyinka” Xildhibaan Jeesow

Muqdisho 14.Aug (SDN) Guddiga Arrimha aminiga iyo Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka digay qorsheyaay leeskaga horkeenayo Beelaha dega Gobolada Jubbooyinka ee Dalka Soomaaliya. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow Gudoomiye Ku xigeenka Guddiga Arrimha aminiga iyo Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Siyaasiyin iyo Qaar kamid ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidammada Masar oo weeraray fagaarayaasha Ikhwaanka ku sugan yihiin iyo Rabshado xoogan oo Haatan Socda

Cairo:14-Aug-2013 (SDN)Ciidamada  Militariga Masar ayaa bilaabay subaxnimadii hore ee saaka oo Arbaca ah  inay galaan qaar kamid ah goobaha ay banaanbaxa ku dhigayeen taageerayaasha ikhwaan muslimiinka.   Ciidamada ayaa saaka cagta mariyey fagaaraha Nahda ee deegaanka Giza oo halkaasi oo ay isku urursadeen taageerayaasha ikhwaan muslimiinka ee kasoo horjeeda afgembiga militari ee xilka looga tuuray […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa oo Baadhitaanno Aan Hore loo Arag ku Waabariisatay Saaka iyo Sababta Keentay

Hargeysa: 14Aug-2013 (SDN)Caasimadd Somaliland ee Hargeysa,ayaa saaka laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo waaweyn oo ciidamada Amaanku ka wadaan waddooyinka waaweyn. Ciidamada ayaa gebi ahaan baadhitaanno waaweyn oo aan hore loo arag ku haya Gaadiidka kala duwan ee maraya jidadka waaweyn ee Caasimadda, iyadoo dadka shicibka ah ee Lugaynayana baadhitaanku saameeyey. Baadhitaankan ayaa ka culus kuwii hore loo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddiga Badbaadinta Saxaafadda ee CPJ Oo War war Ka Muujisay Xaaladda Dalka Masar

Hargeysa:14-Aug-2013(SDN) Gudiga Badbaadinta Saxafadda Dunida ee CPJ ayaa ka warwarsan cabudhin ay sheegeen in Lagu hayo saxaafadda Madaxa Bannaan eek a Hawlgasha Waddanka Masar. Muda 22 sano kadib ayuu gudigu sheegay in ay soo wajahday Saxafadda Dalka Masar cabudhin iyo caga juglayn uga imanaysa Hogaamiyaasha is diidan ee dalka Masar. Guddiga Bad baadinta Saxafadda ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waxa I xanuunaya Mindhicirrada, waayo waxan liqay Saddex Memori Oo Laba Ka Mid ahi…………” Muwaadin ka warramay Walxo Khasab lagu liqsiiyey.

Ceel-buur: 14-Aug-2013 (SDN)Muwaadin Soomaaliyeed oo  dhawaan Gaadhay degmada Ceel buur ee Gobolka G/gaduud ayaa waxa uu sheegayaa in Al shabaabka ku sugan halkaasi ay dhibaato xoogan ku hayaan dadka ku dhaqan Ceel buur, islamarkaana ay isaga dhibaato weyni ka soo gaadhay dhacdo ay SHabaabku kula kaceen. Muwaadinkan oo magaciisa qariyey oo u warrama qaar ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhismaha Dunida ugu Khatarsan:Nin Maal Qabeen ah oo Daar China ku taal Buur ka Dul Sameeyay

Beijing Aug 14,2013(SDN)- Nin Maal qabeena oo ku nool caasimada dalka China ayaa daar dusheeda waxa uu ka sameeyay Buur weyn oo khatar ku ah dadka daarta ku nool. Ninkan ayaa buurtan in uu dul dhigo Daartan waxa ay ku qaadatay mudo lix sanadood ah waxaaney ku muteysatay naaneysta Dhismaha duniida ugu khatarsan. Dawlada dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dad Faro badan oo lagu laayay Maasaajid ku yaal Nigeria iyo Cida dilalakaa loo aaneyay

Maiduguri Aug 14,2013(SDN)-Dad faro oo ku salaad ku tukanayay masjid ku yaal dalka Nigeri ayaa lagu laayay magaalada Maiduguri iyada oo dad kale oo tiradooda lagu sheegay 12 ruux iyagana lagu laayay goob kale isla wakhtigaasi. Ciidamada amaanka ee dalka Nigeria ayaa saxaafada u sheegay in ay dilalakan foosha xun ay geysteen kooxda xag jirka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Isarel oo Soo Riday Gantaal Masar lagaga soo riday

Jerusalem Aug 14,2013(SDN)-Ciidamada dalka Israel ayaa sheegay in ay soo rideen gantaal kaga soo dhacay dhanka dalka Masar,ciidamadu wax faahfaahin ah oo dheeri ahna kama aaney bixin gantaalkan. Waa markii u horeysay ee gantaalada difaaca ee dalka Israel ay ku guuleystaan in ay soo ridaan gantaal dalkaasi lagu soo tuuray. Koox Islamiyiina oo magacooda la […]

Posted in Uncategorized | Read More »