Home » 3:20 pm
Entries posted on “August, 2013”
Hargaysa 14.Aug 2013 (SDN) Gudoomiyaha xallinta khilaafaadka Aadan xaaji cali oo ka mid ahaa dadkii soo qabanqaabiyey shirweynaha Lagu Naaqishayay Waxyaabaha ka soo Bixi kara Wada hadaladii u Socday Somaliland iyo Somalia ayaa halkaa ka sheegay in ujeedada ugu muhiimsan ee shirkan lagaga tashanayaa ay tahay sidii inagoo qaran ah oo aan xaqeena ka tanaasulayn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 14.Aug.2013 (SDN) Khasaare Maaliyadeed oo illaa hadda aan la cayimin ayaa ka dhashay dab xoogan oo saaka qabsaday dhismayaal shidaalka lagu iibiyo oo ku yaalla isgoyska Baar Ubax ee magaalada Muqdisho. Dabkan oo aysan jirin wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay ayaa dad goob joogayaal ah waxay sheegeen inuu bilowday markii qof maskaxda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Florida 14.Aug 2013 (SDN) Maxkamad ku taala dalka Mareykanka ayaa bilowday qaadista dacwad ka dhan ah Laba ruux oo ku eedeysan in ay dhaqaale uu soo dirayeen Argagixisada Shabaab. Kadib dabagallo dheeraad ah ooo ay sameeyeen hay’adaha sirdoonka e wadanka Mareykanka ayaa lagu ogaaday in labadani ruux ay wadeen qorshayaal ay ku taageerayaan kooxaha argagixsada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 14.Aug.2013 (SDN) Agaasimaha Guud Ee Wasaarada arimaha Gudaha iyo Maayirka Caasimada Hargeisa ayaa maanta Si wada Jir ah Xadhiga Uga jaraya Sariimada Degmada Maxmaed haybe. Munaasibadan Xadhig Ka Jarida Sariimada ayaa waxa Lagu qabta HoolkaSariimaha Wayne Ee Xaafada Maxamuud Haybe Waxana ka Soo Qayb galay qaarka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Deeganka Caasimada Hargeisa iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Salaan qiimo badan ka dib. Waa iska caadi in Africa iyo meelaha kale ee saboolka ahba lagu arko maamulka ka jira oo madaxdiisu mijihii isu badaleen. 22 Sano oo Somaliland jirtey waxey inoogu filan yihiin in dadku is bartaan in nin kasta oo magaciisu bulshada gaadhey, la fahmo geed la daaqdiisa, adkeysigiisa, damiirkiisa mabda`iisa, wax […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 14.Aug.2013 (SDN) Xili ay Qeybo badan oo kamid ah Magaalada Muqdisho ay Daadsan yihiin wadooyinka ugu Mihiimsan Magaalada Muqdisho oo ay u Xiran yihiin Ciidamada Dowladda iyo hay’addaha Ajaanibta eek u sugan Magaalada Muqdisho. Axmed Xasan Cadow Axmed Daaci oo ah Gudoomiyaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa wuxuu ugu Baaqay Xukuumada Somaaliya iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 14.Aug.2013 (SDN) Wasiirka wasaarada madaxtooyada Md xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay in ka qayb galka Somaliland ee shirarka lala yeelanayo dalka Somalia ay Somaliland ku heshay aqoonsi balaadhan oo ay ku barteen dalal iyo qowmiyado badan oo caalamka daafihiisa ku kala sugan. Wasiirka ayaa hadalkan ka Jeediyay -Shirweyne socon doona muddo lab maalmood […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, Aug 14, 2013 (SDN) — Medical charity Medecins Sans Frontieres (MSF) is closing all its programmes in Somalia after 22 years working in the war-torn country. It said in a statement that the decision had been taken because of “extreme attacks on its staff”. It said armed groups and civilian leaders increasingly “support, tolerate or […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saylac 14.Aug.2013 (SDN) Badhasaabka Gobolka Salal Mudane C/laahi Faarax Meydhane ayaa si wayn ugu mahad celiyay WasiirkaWasaarada Waxbarashada Somaaliland Marwo-Samsam Cabdi Aaden. Badhasaabka ayaa amaanta Wasiirka Waxbarashada u cuskaday Waxqabadka baaxada le ee ay ka samaysay Wasaarada Waxbarashadu Gobolka Salal ee dhinaca waxbarashada. Badhasaabka ayaa si gaara ugu xusay mahad naqa Wasiirka Waxbarashada gunaynta macalimiinta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:14-Aug-2013 (SDN)Dhaqaatiirtii ajnebiga ee hay’adda MSF Belguim ayaa ku dhawaaqay inay Gebi ahaanba shaqadii ay ka hayeen Magaalada Burco iyo Guud ahaanba Gobolka Togdhee, iyagoo shaqaalahoodii anaajibka ahaa u ambabixinaya magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Isku duwaha wasaaradda caafimaadka ee gobolka Togdheer, Dr. Cabdi Yaasiin Xaaji Saleebaan ayaa sheegay in dhammaan shaqaalihii ajnebiga ee […]
Posted in Sports | Read More »