Home » 3:49 am
Entries posted on “August, 2013”
Hargeysa Aug 15,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa ka dib kolkii ay dhawaan shaacisay in aaney qeyb ka aheyn mashruuca reer Yurub doonayaan in ay ku maalgeliyaan Soomaaliya ayaa waxa soo baxday in wasiirka arrimaha Dibedda Somaliland uu Nairobi u joogo kulamo uu reer Yurub mashruucan kala yeelanayo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliland Md Maxamed Biixi Yonis ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Aug 15,2013(SDN)-Maanso yahanada Naciima Aar ayaa soo bandhigtay maanso ay suaalo ku weydiineyso Xukuumada Kulmiye ee uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Maansadani waxay la hadlaysaa Mr Xirsi Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Waa dadkii Reer Somaliland oo hadlaya, ka doodaya aayahooda, isweydiinayana: Ka ay darajo iyo xilba u oggolyihiin?ee aan lahayn iin sumcadxumo amma mid karti […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, Aug 14, 2013 (SDN) —The country’s top diplomat Mohamed Bihi yonis embarked on today a working visit to Kenya following an official invitation extended to him by the European Union’s Special Envoy to Somaliland and Somalia Ambassador Michele Cervone d’Urso to continue discussions over a possible partnership between Somaliland and donor countries based on […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cairo, Aug 14, 2013 (SDN) —Mohamed ElBaradei, the No. 2 man in Egypt’s embattled interim government, abruptly resigned Wednesday in an apparent split with the nation’s leader, as fighting intensified between security forces and supporters of the Muslim Brotherhood. In a resignation letter sent to Interim President Adly Mansour as the day’s death toll from […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 14.Aug 2013 (SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa dhinac isaga riixay inuu qayb ka ahaa dhacdadii Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashigu Dr Maxamed C.laahi Cumar uu Weji Gabaxa kala kulmay Magaalada Gebilay Maalintii doraad oo loo diiday Hoolka Shirarka ee Dawlada Hoose ee Gebilay oo uu Shir kula lahaa Madax dhaqameed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qaahira 14.Aug 2013 (SDN) Maamulka Ku Meel Gaadhka ah ee wadanka Masar ayaa Xaalada Degdeg ku Soo rogay Wadankaasi taasoo Socon doonta mudo Bil ah,Sidoo kale Madaxweyne Ku Xigeenkii Masar Maxamed Al Baraadici ayaa ku dhawaaqay Goor dhawayd inuu iska casilay Xilkaas. Ciidamada amanka ee wadanka Masar ayaa ku dhaqaaqay Maanta hawlgalo ay ku ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe 14.Aug 2013 (SDN) Tuulada Hasbahale ee hoostagta degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa lagu qabtay nin ka tirsan kooxda Al-shabaab ka dib markii uu gaaray tuulada oo ay dadka deegaanku soo sooceen. Gudoomiye ku xigeenka Degmada Eyl Faysal Khaliif Wacays ayaa Radio Garowe u ninkan lagu qabtay tuulada Xasbahale oo 80-km u jira degmada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 14.Aug 2013 (SDN) Dadweynaha ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya amaan darro ay gaystaan ciidanka DF Somalia oo boolis iyo militeriba ka hawlgalaan magaalada. Koox wariyaal ayaa tagay maanta degmada Wardhiiglay ee Muqdisho, waxana ay wareysi kala yeesheen dadka ku dhaqan halkaasi oo cabasho ka muujiyay tacadiyo ay sheegen in lagula kacay oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brooklyn Park, Aug 14, 2013 (SDN) — Professor Ahmed Samatar has been a leading advocate for a united Somalia and a strong critic of the country’s clan-based political system that continues to divide Somalis. Demonstrating his views through academic writings, interviews and speeches, Samatar once described the current Somali politics as “sewage.” In a recent speech, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kuwait City, Aug 14, 2013 (SDN) — Kuwait Red Crescent Society has dispatched an equipped ambulance and six tons of dates by air to Somalia to help those in need for aid following wide-scale drought in the African nation. The society said in a statement on Wednesday it dug water wells, last month, in Somalia to […]
Posted in Uncategorized | Read More »